Wararka

DHAGEYSO: Xaaf oo ku baaqay in la soo celiyo Somali Airline

0 Visits: 347 | Friday December 29, 2017 - 18:47:52
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay Dowladda Federaalka in looga baahan yahay ka shaqeynta sidii dib loogu soo celin lahaa Diyaaradii uu dalka lahaan jiray ee lagu magacaabo Somali Airline.

Read More »

Nin hubeysan oo toogasho ku diley toban ruux kaniisad ku taal dalka Masar

0 Visits: 391 | Friday December 29, 2017 - 18:45:26
Ugu yaraan toban ruux ayaa lagu diley kaniisad ku taal meel ku dhow magaalada Qahir kadib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo howlgallo ka fuliyay degaanka Galaawar

0 Visits: 377 | Friday December 29, 2017 - 18:42:37
Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi ayaa howlgallo qorsheysan xalay ka fuliyay degaanka Gaalawar oo qiyaastii u jirta degmada Afgooye illaa 5-KM.

Read More »

Amiir Maxamed Bin Salman oo bilaabay inuu xabsiga ka sii daayo Amiirkii oggolaada isla xisaabtan

0 Visits: 475 | Friday December 29, 2017 - 18:28:46
Xeer ilaaliyaha Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa amray in la sii daayo labo wiil oo uu dhalay boqorkii hore ee Sacudi Carabiya Boqor Cabdalla kuwaasoo ka mid ahaa amiiro loo xirey musuqmaasuq.

Read More »

DHAGEYSO: Farmaajo oo baaq u diray dhalinyarada ka tirsan Shabaab

0 Visits: 317 | Friday December 29, 2017 - 18:26:43
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa sheegay in mar kale Dowladda ay cafis u fidineyso haddii ay isa soo dhiibaan dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab.

Read More »

DHAGEYSO: Wasiir Xoosh "Shaqo yari ayaa jirta"

0 Visits: 364 | Friday December 29, 2017 - 18:19:59
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxman Xoosh Jibriil ayaa sheegay in dhalinta Soomaaliyeed ay badankood heysato shaqo la'aan.

Read More »

Daawo:-Qaabka Loo Gubay Tuulada Gumburka

0 Visits: 489 | Friday December 29, 2017 - 18:16:36
Tuulada Gumburka oo ah goobtii ay isku fara saareen maleeshiyaad ka kala soo jeeda beelo walaala ah oo halkaa wada daga ayaa lagu soo waramayaa in la gubay guryihii ku yiilay tuulada Gumburka.

Read More »

War DEG DEG: Dil Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye

0 Visits: 333 | Friday December 29, 2017 - 17:50:23
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow bartamaha suuqa weyn ee Degmada Afgooye gaar ahaan Isgoyska qaadka waxaa ay ku dileen shaqsi magaciisa lagu sheegay Ibraahim Adeyle.

Read More »

Mareykanka "Waxaan Ka Hor Tagnay Gaari Qarax Ah oo Kusoo Wajahnaa Muqdisho"

0 Visits: 346 | Friday December 29, 2017 - 17:47:52
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay diyaaradahooda dagaalku dileen Afar ka tirsan Al-Shabaaba, isla maraakana ay burburiyeen Gaari miineysan oo la doonayay in weerar qarax ah loo adeegsado in lagu weeraro goobo ku yaal gudaha magaalada Muqdisho Duqeynta oo la sheegay inay…

Read More »

Wasiir Oomaar "Waxaan qorsheynaynaa dib u soo celinta adeegyadii Somali Airline"

0 Visits: 447 | Friday December 29, 2017 - 17:32:54
Maxamed C/laahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay Wasaaraddu wado, kuwaasi oo dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Saraakiil Loo Tababaray La Dagaalanka Al-shabaab Oo Lasoo Bandhigay "Sawirro"

0 Visits: 477 | Friday December 29, 2017 - 17:26:27
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod, ayaa tababar u soo xiray cutubyo katirsan kuwa XDS oo tababar ku qaatay dugsiga tababarka Ganaraal Dhaga-badan.

Read More »

Sacuudiga Oo Lagu Eedeeyay Xad Gudubyo Ka Dhan Ah Soomaalida Ku Nool Dalkaasi

0 Visits: 387 | Friday December 29, 2017 - 00:03:45
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee AP Dowladda Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in tacadiyo xoogan oo ay u geysatay dad Qaxooti ah oo ka soo kala jeeda Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kuwaasi oo si sharci daro ah ku galay Dalkaasi.

Read More »

Guddoomiye Jawaari Oo Maanta Soo Xiraya Shirka Golayaasha Sharci Dejinta Ee Ka Socda Baydhabo

0 Visits: 467 | Friday December 29, 2017 - 00:01:51
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta magalada Baydhabo ku soo xiraya Shirka Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Goboleedyadda.

Read More »

2017: Sanad ay soo baxeen tirooyin lama filaan ah

0 Visits: 398 | Thursday December 28, 2017 - 23:59:12
Mid ka mid ah siyaabaha lagu sharixi karo waxyaabihii dhacay illaa bishii janaayo ee sanadkan ayaa ah in aan soo bandhigno tirakoobyo laga yaabo in dadka oo dhan aysan ka warqabin. Sidaas darteed ayaa waxaan soo diyaarinay tirooyinkan layaabka leh.

Read More »

Sawirradii ugu cajiibsanaa ee duurjoogta laga qaaday sanadka 2017-ka

0 Visits: 1104 | Thursday December 28, 2017 - 23:32:42
Xayawaanka madax kutiga ee badda ku nool oo aad u faraxsan ayaa sawir lala heley, wuxuuna ka mid noqday sawirrada sanadkan ku guuleystay abaalmarinta sawirrada majaajilada ee loo yaqaano Comedy Wildlife Photography Awards. Sawirrada badankood ayaa waxa ay muujinayaan nooleyaal kala duwan oo samaynaya…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Garoowe

0 Visits: 296 | Thursday December 28, 2017 - 23:27:11
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo" ayaa maalmaha soo socda ku wajahan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Read More »

Dhageyso:-Soomaalida Ku Nool Dalka Koofur Afrika Oo Eedeyn U Jeediyey Madaxda Safaaradda Soomaalida Ee Dalkaasi

0 Visits: 327 | Thursday December 28, 2017 - 23:19:43
Maalmihii la soo dhaafay waxaa sii kordhay dilalka ay Burcad koonfur Afrikanka ah u geysanayaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Read More »

Nin Meyd Ah Oo Laga Helay Degmada Xamarweyne

0 Visits: 362 | Thursday December 28, 2017 - 23:15:43
Xoghayaha Maamulka Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Maxamed Qeys Xirsi oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay ruux Meyd ah oo laga dhex helay goob Ganacsi oo ku gudaha Degmadaasi.

Read More »

Faallo: Dawlada Maraykanka oo fashilinaysa Ururka Qaramadda Midooday (UN)

0 Visits: 763 | Thursday December 28, 2017 - 23:08:23
Dawlada Mareykanka ayaa ka jaraysa 285 milyan oo dollar, miisaaniyadda Qaramada Midoobay ee ay bixin jirtay ka dib markii cod loo qaaday jurusalaam in aaney ahay caasimad yahuuda

Read More »

Kenya oo laga mamnuucay Shiishada

0 Visits: 364 | Thursday December 28, 2017 - 23:01:52
Dowladda Kenya gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka mamnuucday gudaha wadanka Kenya in la soo geliyo lagana isticmaalo shiishada. Cleopa Maily oo ah Wasiirka Caafimaadka dalka Kenya ayaa sheegay in laga mamnuucay dalka Kenya in la soo geliyo, lagu xayeysiiyo, islamarkaana lagu iibiyo shiishada.

Read More »