War DEG DEG: Dil Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye

0
Friday December 29, 2017 - 17:50:23 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War DEG DEG: Dil Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye

    Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow bartamaha suuqa weyn ee Degmada Afgooye gaar ahaan Isgoyska qaadka waxaa ay ku dileen shaqsi magaciisa lagu sheegay Ibraahim Adeyle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow bartamaha suuqa weyn ee Degmada Afgooye gaar ahaan Isgoyska qaadka waxaa ay ku dileen shaqsi magaciisa lagu sheegay Ibraahim Adeyle.
Qofka la diley ayaa na loo xaqiijiyey in uu ka tirsanaa Ciidanka Asluubta Soomaaliya sida ay noo Sheegeen xubno qoyskiisa uu ka tirsan.

Heybta kooxda dilka geysatey ayaana la garaneyn, balse hadal heynta ayaa ah inay ka tirsan yihiin Al shabaab.

Dhanka Saraakiisha Amniga oo aanu la Xiriirnay waxaa ay Sheegeen inay Baaritaan ku Jiraan oo aysan wax faah-faahin ah hada ka bixin karin Dilkaasi ka dhacay Suuqa Dagmada Afgooye.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip