Mareykanka "Waxaan Ka Hor Tagnay Gaari Qarax Ah oo Kusoo Wajahnaa Muqdisho"

0
Friday December 29, 2017 - 17:47:52 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka "Waxaan Ka Hor Tagnay Gaari Qarax Ah oo Kusoo Wajahnaa Muqdisho"

    Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay diyaaradahooda dagaalku dileen Afar ka tirsan Al-Shabaaba, isla maraakana ay burburiyeen Gaari miineysan oo la doonayay in weerar qarax ah loo adeegsado in lagu weeraro goobo ku yaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay diyaaradahooda dagaalku dileen Afar ka tirsan Al-Shabaaba, isla maraakana ay burburiyeen Gaari miineysan oo la doonayay in weerar qarax ah loo adeegsado in lagu weeraro goobo ku yaal gudaha magaalada Muqdisho Duqeynta oo la sheegay inay ka dhacday meel 25 Km qiyaastii dhanka Koofureed kaga beegan Muqdisho ayaa ahayd mid qorsheysan , taasoo ayanan taliska sheegin waxyeelada ka dhalatay xadigeeda.

Africom ayaa ugu dambayntii ballan qaadday inay sii wadi doonaan hawlgallada balaaran ee ay ku beegsanayaan goobaha iney madaxda shabaab halka ay ku sugan yihiiiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip