Wararka

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay deegaan loo diyaarinayo dalxiiska

0 Visits: 316 | Monday October 01, 2018 - 19:48:26
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dib u dhis lugu sameyn doono degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelaha dhexe,halkaas oo loo diyaarin doono deegaan dalxiis. Wafdigii ugu horreeyay ee dowladda ka socda ayaa deegaanka u tagay iney qiimeyn iyo baaris ku sameeyaan degmada iyo goobaha ay kaga habboon…

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegay degaanka Goofguduud Buureey

0 Visits: 395 | Monday October 01, 2018 - 19:40:58
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay qabsadeen tuulada Goofguduud Buureey oo qiyaastii 30 km magaalada Baydhabo uga beegan dhinaca wadada aada degmada Waajid. Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay Abaare 11:00 Habeenimo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Kolonyo Ciidamo Talyaani ah la socdeen oo lagu qarxiyay Muqdisho

0 Visits: 304 | Monday October 01, 2018 - 19:35:20
Ugu yaraan 4 ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday baabuur milatari oo ay leeyihiin ciidamo Talyaani ah ,xilli ay marayeen agagaarka xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile. Goobjoogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in baabuur uu waday qof ismiidaamiye…

Read More »

DHAGEYSO: Ciidanka Jubbaland oo gacanta ku dhigay hub ay lahaayeen Shabaab

0 Visits: 269 | Monday October 01, 2018 - 19:25:51
-Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa weerar ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland ay shalay ku qaadeen degaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ciidamada ayaa u suuragashay inay la wareegaan degaanada Maana Muufo iyo Bangaani. Taliye kuxigeenka hoggaanka ciidanka daraawiishta…

Read More »

Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Dawlad-wanaagga Iyo Doorashooyinka 2020

0 Visits: 306 | Monday October 01, 2018 - 19:11:45
-Ra'iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ay qeyb ka ahaayeen beesha caalamka.

Read More »

Gen. Indha Qarshe "Al Shabaab shacabka ayay dhibaateeyeen markii laga saaray Marko"

0 Visits: 346 | Monday October 01, 2018 - 19:04:46
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay Al Shabaab kala wareegeen degaano hoostagga degamada Marko ee gobolka Sh/Hoose. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in la furay wadada xiriirisa Muqdiisho iyo Marko ee ka kala…

Read More »

Dhageyso:-Gabar Ardayad Aheyd Oo Lagu Dilay Magalada Muqdisho

0 Visits: 303 | Monday October 01, 2018 - 08:36:58
Rag hubeysan oo watay Mooto ayaa duhurnimadii Maanta oo Axad ah waxa ay gabar Ardayad aheyd ku dileen Agagaarka hotelka Guuleed ee degmada Yaaqshiid gobolkan Banaadir. Gabadhaan oo Magaceeda lagu sheegay Caa'isho Cali Saneey ayaa waxa ay xilligaas ka timid Iskuul ay dhiganeysay oo ku yaalla agagaarka…

Read More »

Dowladda Kenya Oo Heegan Gelisay Ciidamadeeda

0 Visits: 337 | Monday October 01, 2018 - 08:29:11
Ammaanka guud ee dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyey xilli mararka qaar degmooyin ka tirsan gobolka Waqooyi bari dalkaas ay weeraro ka geystaan rag hubeysan oo taabacsan Al-Shabaab. Dhibaatada kale ee ku soo korortay amniga ayaa ah in magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ay ku soo bateen kooxaha gangestarada…

Read More »

Dhageyso:-Isbaarooyin Ku Soo Batay Shabeellaha Hoose & Maamulka Oo Ka Hadlay

0 Visits: 338 | Monday October 01, 2018 - 07:58:24
Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen isbaarooyin mararka qaarkood dadka ku nool Gobolkaasi lagu dhibaateeyo. Guddoomiye ku xigeenka dhanka Maaliyadda ee Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in isbaarooyinka dadka dhiganaya…

Read More »

Indonesia: in ka badan 800 oo qof oo ku dhimatay duufaanta Tsunami ee ku dhufatay jasiiradda Sulawesi

0 Visits: 422 | Monday October 01, 2018 - 07:53:43
Howlaha gurmadka lagu baadi goobaya dadka ku hoos jira dhismayaasha burburay ayaa ka socda jasiiradda Sulawesi oo ay jimcihi ku dhufteen Dhulgariir iyo Duufaan wada socda, oo ay ku dhinteen boqollaal qof.

Read More »

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

0 Visits: 344 | Monday October 01, 2018 - 07:50:13
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 511 | Monday October 01, 2018 - 07:27:11
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO MAGACAABIS SAMEEYAY Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow…

Read More »

DEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ah

0 Visits: 263 | Sunday September 30, 2018 - 23:59:53
DEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa…

Read More »

Dowladda "Waala gaaray waqtigii Farmaajo uu ka degi lahaa Hargeysa"

0 Visits: 331 | Sunday September 30, 2018 - 23:44:06
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in dardar iyo juhdiba la geliyo sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo istaagay. Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in qorshaha uu ahaa inay wada hadal…

Read More »

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland

0 Visits: 300 | Sunday September 30, 2018 - 23:39:16
Guddoomiyihii xisbiga talada haya ee Maamulka Somaliland Jaamac Ismaaciil Cige ayaa ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inuu yahay sharci darro. Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee Bbcda ayuu Jaamac Shabeel ku sheegay in xilka guddoomiye ku xigeenka labaad…

Read More »

Abiy Ahmed oo laga dalbaday inuu xaliyo Khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Soomaaliland. FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 305 | Sunday September 30, 2018 - 23:27:35
R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay soomaaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Addis Ababa…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Magacaabis Sameeyey (Wareegto)

0 Visits: 294 | Sunday September 30, 2018 - 23:24:00
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga…

Read More »

Madaxda Hirshabelle iyo Guddi ka socda Aqalka Sare oo Muqdisho ku kulmay

0 Visits: 347 | Sunday September 30, 2018 - 23:14:44
Madaxda Hirshabelle iyo Guddi ka socda Aqalka Sare oo MuGuddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan oo muddo saacado ah qaatay ayaa waxaa ka qeybgalay…

Read More »

Akhriso:-Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Ee Shirka Qaramada Midoobay

0 Visits: 318 | Sunday September 30, 2018 - 23:08:20
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad oo Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu…

Read More »

Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada.

0 Visits: 1326 | Sunday September 30, 2018 - 22:59:37
Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. udbiyana ma jirin .

Read More »