Abiy Ahmed oo laga dalbaday inuu xaliyo Khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Soomaaliland. FacebookTwitterGoogle+Share

0
Sunday September 30, 2018 - 23:27:35 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Ahmed oo laga dalbaday inuu xaliyo Khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Soomaaliland. FacebookTwitterGoogle+Share

    R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay soomaaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay soomaaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Axmed Xasan Cigaal, oo la hadlay wakaaladda wararka Itoobiya ee Walta, ayaa sheegay in

Somaliland aad u soo dhawaynayso isbedelada uu Raysalwasaare Abiy Axmed ka hirgeliyay gobalka Geeska Afrika.

Sidoo kale Axmed ayaa wuxuu sheegay in isbedelada uu sameeyay raysalwasaaraha Itoobiya ay burburiyeen buuro kala dhex yaalay dalalka Itoobiya iyo Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo dib u heshiisiinta uu ka dhex dhaliyay madaxda dalka Koonfurta Suudaan.

Hadalkan ka soo yeeray Soomaaliland ayaan la ogeyn sida uu ugu falcelin doona R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip