DHAGEYSO: Ciidanka Jubbaland oo gacanta ku dhigay hub ay lahaayeen Shabaab

0
Monday October 01, 2018 - 19:25:51 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Ciidanka Jubbaland oo gacanta ku dhigay hub ay lahaayeen Shabaab

    -Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa weerar ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland ay shalay ku qaadeen degaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ciidamada ayaa u suuragashay inay la wareegaan degaanada Maana Muufo iyo Bangaani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa weerar ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland ay shalay ku qaadeen degaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ciidamada ayaa u suuragashay inay la wareegaan degaanada Maana Muufo iyo Bangaani. Taliye kuxigeenka hoggaanka ciidanka daraawiishta Jubbaland Saleemaan Axmed Bashiir oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa wuxuu sheegay inta uu hawlgalka socday inay ciidamada gacanta ku dhigeen hub iyo mootooyin ay lahaayeen Al Shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip