Al-Shabaab oo la wareegay degaanka Goofguduud Buureey

0
Monday October 01, 2018 - 19:40:58 in Wararka by
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo la wareegay degaanka Goofguduud Buureey

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay qabsadeen tuulada Goofguduud Buureey oo qiyaastii 30 km magaalada Baydhabo uga beegan dhinaca wadada aada degmada Waajid. Ciidamo hubeysan oo ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay qabsadeen tuulada Goofguduud Buureey oo qiyaastii 30 km magaalada Baydhabo uga beegan dhinaca wadada aada degmada Waajid. Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay Abaare 11:00 Habeenimo la wareegay gacan ku heynta degaankaasi oo bilihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed.



Wariyaha Risaala ee gobolka Baay ayaa kusoo waramaya in Saaka Barqadii ay dib uga baxeen Al-Shabaab degaankaasi ka dib Saacaddo ay gacanta ku haayeen .

Ciidamada Ammaanka dowladda iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa dib ugu laabtay degaankaasi oo muhiim u ah dhanka Ciidamada ka howlgallada gobolka Baay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip