Indonesia: in ka badan 800 oo qof oo ku dhimatay duufaanta Tsunami ee ku dhufatay jasiiradda Sulawesi
Howlaha gurmadka lagu baadi goobaya dadka ku hoos jira dhismayaasha burburay ayaa ka socda jasiiradda Sulawesi oo ay jimcihi ku dhufteen Dhulgariir iyo Duufaan wada socda, oo ay ku dhinteen boqollaal qof.

Lahaanshaha sawirkaREUTERS Image captionSawir muujinaya haweeney meyd ah oo dhisma hoostii laga soo saaraya
Lahaanshaha sawirkaREUTERS Image captionUgu yaraan 832 qof ayaa ku dhimatay masiibada Sulawesi ku habsatayLahaanshaha sawirkaEPA Image captionTirada dhimashada ayaa laga cabsi qabaa iney aad u sii korodhoLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES Image captionQaar ka mid ah meydadka dadki ku dhintay masiibada duufaanta Tsunami ee Palu ku dhufatayLahaanshaha sawirkaEPA Image captionPalu - oo ah magaala ay ku noolaayeen 335,000 qof waxay hadda u ekaatay magaala uu dagaal ka dhacayLahaanshaha sawirkaREUTERS Image captionRaadka hirka ee ku dhuftay PaluLahaanshaha sawirkaAFP Image caption10 huteel oo ugu weyneyd magaalada oo laga cabsi qabo iney dad badan burburka dhismaha ku hoos jiraanLahaanshaha sawirkaEPA Image captionHowlaha gurmadka oo u socdaLahaanshaha sawirkaREUTERS Image captionDulgariirka oo dhacay xilli habeen ah oo masaajidda ay dadka ku jireen