Wararka

Beyle "Shuruudo badan ayaa nagula xiray soo daabicida lacagta cusub"

0 Visits: 240 | Friday October 05, 2018 - 16:30:13
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in shuruudo badan lagu xiray oo daabicida lacagta cusub ee Shiling Soomaaliga. Wasiir Beyle ayaa sheegay inay ka go'an tahay in lacag cusub ee Shilling Soomaali la soo daabaco, taasoo qeyb ka ah Qaranimada dalka. "In…

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 265 | Friday October 05, 2018 - 16:02:49
Wararka aan ka heleyno agagaarka warshadii hore ee Baastada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay wax yar kahor markii ay halkaasi mareen kolonyo ka tirsan AMISOM.

Read More »

Marwada Madaxweynaha Maraykanka Melania Trump oo gaartay magaalada Nairobi

0 Visits: 229 | Friday October 05, 2018 - 15:22:28
Marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka Melania Trump ayaa booqasho ugaga bilaabatay dalka Kenya iyadoo ay tahay maalintii saddexaad safarkeeda qaarada Afrika. Ms Trump ayaa diyaaradii ay saarneyd waxa ay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta International Airport sagaalkii fiidnimo…

Read More »

Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose

0 Visits: 265 | Friday October 05, 2018 - 15:20:02
Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo ka joojisay Mukhtaar Roobow Musharaxnimada Koofur Galbeed

0 Visits: 242 | Friday October 05, 2018 - 15:17:22
Wasaaradda Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay inay ka joojisay Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) inuu u tartamo Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Read More »

Kooxaha Serie A oo rikoor taariikhi ah asbuucan ka sameeyay Champions league

0 Visits: 288 | Thursday October 04, 2018 - 20:33:23
Dhammaan afarta kooxood ee horyaalka talyaaniga ee Serei A uga qayb galaya Champions ayaa wada guulaystya afartii kulan ee ay ciyaaree. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa habeenkii talaadada 3-0 kumartay kooxda tabarta yar ee Young Boys markaa oo uu Paulo Dybala seddexleya shabaqa ku hubsaday, halka…

Read More »

Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay Lataliyihiisa Saxaafada

0 Visits: 373 | Thursday October 04, 2018 - 20:01:28
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa qoraalka soo baxay xafiiskiisa waxa uu shaqada ugaga joojiyay lataliyihiisa arrimaha saxaafada Shadoor Xaaji Maxamuud.

Read More »

Rag Burcad Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho

0 Visits: 337 | Thursday October 04, 2018 - 19:56:23
Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ee DFS ayaa goor dhow Rag hubeysan oo burcad ah dil iyo dhaawac ugu geystay duleedka magaalada Muqdisho. Raggan oo gaarayay illaa iyo 3 Qof ayaa waxaa la sheegay in ay dhac u geysteen dad Rayid ahaa oo ku sugnaa Xaafadda Macaani oo ku taalla duleedka Muqdisho. Dhaca kadib…

Read More »

Askari sakhraansan oo labo Sarkaal Boolis ku dilay magaalada Addis Ababa

0 Visits: 412 | Thursday October 04, 2018 - 19:27:45
Askari ka tirsan Booliska Federaalka Itoobiya oo sakhraansanaa ayaa labo askari oo saaxibadiis ah ku dilay magaalada Addis Ababa, sida ay baahisay warbaahinta dalka Itoobiya.

Read More »

Wareysigii Universal TV – Guddoomiyaha European Somalia Association Maxamed Caalim

0 Visits: 256 | Thursday October 04, 2018 - 19:25:25
Guddoomiyaha European Somalia Association Maxamed Caalim oo wareysi siiyey universal TV; asagoo ka Xaflad Xaaladda musuqmaasuq ee ay soo saartay hay'adda uu gudoomiyaha u yahay oo la magac baxay

Read More »

War Cusub oo kusoo kordhay Duqeymo Shacab Khasaare Ka Soo Gaartay Oo Ka Dhacay Gobalka Gedo + Sawirro

0 Visits: 367 | Thursday October 04, 2018 - 19:22:42
Wali waxaaa la hadal hayaaa oo marba marka ka danbeysa ay warar kasoo baxayaan diyaarado Dagaal oo xalay xili danbe duqeymo Xoogan ka geystay Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabishan Arrimaha Soomaaliya

0 Visits: 254 | Thursday October 04, 2018 - 19:10:54
Ra'iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom oo shalay soo gaaray dalka.

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Mid Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Shaqeeya Bilicda Caasimadda

0 Visits: 279 | Thursday October 04, 2018 - 19:07:46
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka joojiyay Shirkadda Bilicsan oo ah Shirkad Gobalka Banaadir u qaabilsaneyd hagaajinta bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadiifinta jidadka. Warqadda Shaqa joojinta ah ee ay heshay Idaacada Dalsan ayaa u qorneyd sidaan,Gudoomiyaha…

Read More »

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Go'aan Ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay'adaha Caalamiga Ah

0 Visits: 287 | Thursday October 04, 2018 - 18:59:28
Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre, waxa ay ku ansixiyeen go'aan khuseeya hay'adaha caalamiga ah oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Read More »

DHAGEYSO: Muqtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax

0 Visits: 312 | Thursday October 04, 2018 - 18:56:56
Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa halkaasi wuxuu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Roobow ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay dadweyne…

Read More »

Maareeye: Waxaa socda qorshe lagu doonayo in dowladaha dariska la is dhaafsado ganacsiga

0 Visits: 288 | Thursday October 04, 2018 - 10:29:19
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Soomaaliya ay dibadda wax u dhoofin doonto,arrinta oo qayb ka ah dadaallada ay mar kale Soomaaliya ku dooneyso inay isku filnaato,sida u sheegay. "Horumar ballaaran oo dhinaca Ganacsiga Soomaaliya ayaa jira…

Read More »

Mustaqbalka Adrien Rabiot oo Mugdi weyn uu soo galay

0 Visits: 574 | Thursday October 04, 2018 - 10:25:11
Kubadd abuuraha kooxda kubadda cagta ee Paris saint germain Adrien Rabiot ayaa shaki weyn uusoo galay mustaqbalkiisa. Laacibkan ayaa doonaya inuu soo afjaro waqtigiisii kooxda paris waxaana laacibkan uu qorsheenayaa inuu gabi ahaanba ka dhaqaaqo caasimada France. Kooxo badan ayaa doonaya adeega laacibkan…

Read More »

Barcelona oo Tottenham dharbaaxday, Inter Milan oo guul kale gaartay iyo natiijooyinka kullamadii…

0 Visits: 352 | Thursday October 04, 2018 - 10:22:15
Group A Ateltic Madrid 3-1 Club Brugge – A.Griezmann(A), A.Groeneveld(C), A.Griezmann(A), Koke(A). Borussia Dortmund 3-0 Monaco Group B PSV Eindoven 1-2 Inter Milan Tottenham 2-4 Barcelona – Coutinho(B), Rakitic(B), Kane(T), Messi(B), Lamela(T), Messi(B).

Read More »

Soomaaliya Iyo UNHCR Oo Ka Wada Hadlay Soomaalida Ku Go'doonsan Liibiya

0 Visits: 297 | Thursday October 04, 2018 - 10:20:07
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva ee Switzerland Guddoomiyaha hey'adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey (UNHCR) Mudane Filippo Grandi, waxa uu kala hadlay barnaamijka…

Read More »

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)

0 Visits: 302 | Thursday October 04, 2018 - 10:16:30
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay Shirka Aasaaska Amniga Hawada Dawladaha Carabta (Regional Aviation Safety Oversight Organisation) kaasoo ay dowladaha xubnaha ka ah ay iska kaashanayaan…

Read More »