Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo ka joojisay Mukhtaar Roobow Musharaxnimada Koofur Galbeed

0
Friday October 05, 2018 - 15:17:22 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo ka joojisay Mukhtaar Roobow Musharaxnimada Koofur Galbeed

    Wasaaradda Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay inay ka joojisay Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) inuu u tartamo Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay inay ka joojisay Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) inuu u tartamo Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Mukhtaar Roobow oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed doorashada dhici doonta bisha November ee soo socota.

War saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in weli Mukhtaar Roobow ay saaran tahay xayiraado caalami ah oo ay saareen Beesha Caalamka, sida xayiraada booliska Caalamka, xayiraada dhaq dhaqaaqiisa iyo Xayiraada Dhaqaalaha.



Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip