Kooxaha Serie A oo rikoor taariikhi ah asbuucan ka sameeyay Champions league

0
Thursday October 04, 2018 - 20:33:23 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha Serie A oo rikoor taariikhi ah asbuucan ka sameeyay Champions league

    Dhammaan afarta kooxood ee horyaalka talyaaniga ee Serei A uga qayb galaya Champions ayaa wada guulaystya afartii kulan ee ay ciyaaree. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa habeenkii talaadada 3-0 kumartay kooxda tabarta yar ee Young Boys markaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan afarta kooxood ee horyaalka talyaaniga ee Serei A uga qayb galaya Champions ayaa wada guulaystya afartii kulan ee ay ciyaaree. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa habeenkii talaadada 3-0 kumartay kooxda tabarta yar ee Young Boys markaa oo uu Paulo Dybala seddexleya shabaqa ku hubsaday, halka ay Roma ay 5-0 ku xasuuqday Victoria Plzen.

Dhankankale kooxda Napoli ayaa si layaab leh xalay kaga tallaabsatay wiilasha uu Klopp jogaamiyo ee Liverpool iayga oo goolka guusha uga mahadcelinaya Lorenzo Insigne, Halka Inter Milan 2-1 kaga tallaabsatay PSV Eindhoven.

Isku soo wadaduuboo 13-sano kadib waa markii ugu horryaysay oo ay wada guuleestaan afar koox Talyaani ah Champions League heerkiisa Guruub labo habeen isku xigto la cayaaro waxaana ugu dambeesay inay sidaan sameeyaan bishii November sannaddii 2005.

Dadka ciyaaraha faaqida ayaana saadaalinaya in kooxaha talyaanigu ay xilli ciyaareedkan wax muuqda kasameen karaan koobka horyaallada yurub.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip