Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose

0
Friday October 05, 2018 - 15:20:02 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose

    Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka Jubbada Hoose.

General Yuusuf Xasan Cusmaan Dhuumaal ayaa wuxuu sheegay in isbedel lagu sameyay saraakiisha ciidanka, islamarkaana uu qorshaha yahay sidii Shabaab looga saari lahaa degmada Jamaame oo ay kaabiga ku hayaan ciidanka dowladda iyo kua Jubbaland.

Jubbaland ayaa waxa ay sheegtay Korneel Macalin Nuur in si KMG ah uu uga hawgali doono degaanada gobolka Jubbada Hoose ee ay ku sugan yihiin ururka Al Shabaab ee qorshaha uu yahay in Shabaab laga saaro.

Dhinaca kale taliyaha cusub ee la magacaabayKorneel Macalin Nuur ayaa wuxuu sheegay inay laba jibaarayaan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab, wuxuuna shacabka ka dalbady inay la shaqeeyaan ciidamada.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip