Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Friday October 05, 2018 - 16:02:49 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

    Wararka aan ka heleyno agagaarka warshadii hore ee Baastada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay wax yar kahor markii ay halkaasi mareen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno agagaarka warshadii hore ee Baastada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay wax yar kahor markii ay halkaasi mareen kolonyo ka tirsan AMISOM.

Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen inay maqleen jug xoogan, intaasi kadibna ay arkeen uuro cirka isku shareertay

Waxaa la sheegay qaraxan inay waxyeeloobeen laba qof oo shacab ah, inkastoo khasaaraha rasmiga ah aanan la ogeyn.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa waxa ay gaareen goobta uu qaraxa ka dhacay, halkaasi oo ay ka wadaan sidii looga daba tagi lahaa raggii weerarkan ka dambeeyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip