Marwada Madaxweynaha Maraykanka Melania Trump oo gaartay magaalada Nairobi

0
Friday October 05, 2018 - 15:22:28 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwada Madaxweynaha Maraykanka Melania Trump oo gaartay magaalada Nairobi

    Marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka Melania Trump ayaa booqasho ugaga bilaabatay dalka Kenya iyadoo ay tahay maalintii saddexaad safarkeeda qaarada Afrika. Ms Trump ayaa diyaaradii ay saarneyd waxa ay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Jomo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka Melania Trump ayaa booqasho ugaga bilaabatay dalka Kenya iyadoo ay tahay maalintii saddexaad safarkeeda qaarada Afrika. Ms Trump ayaa diyaaradii ay saarneyd waxa ay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta International Airport sagaalkii fiidnimo ee Xalay xilliga Geeska Afrika.

Safarka Melania oo lagu sheegay inuu yahay mid sare loogu qaadayo waxbarashada iyo caafimaadka ayaa lagu wadaa in ay maalinta Jimcaha la ee maanta ah in ay la  kulanto Marwada Madaxweynaha dalka Kenya Margaret Kenyatta.

Ms Trump ayaa waxaa ay booqatay dalalka Malawi iyo Ghana iyadoo lagu wado in ay u gudubto dalka Masar. Booqashada Malania ee dalka Kenya ayaa qaadan doonto muddo labo maalmood ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip