Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aaadan dhacdadaasi.

Muddooyinkii dambe ayaa waxa gudaha Caasimadda ku soo badanayay kooxo hubeysan oo xilliyada habeenkii ah dhac ka geysta xaafado ka tirsan M/ Muqdisho.