Duqa Muqdisho Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Mid Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Shaqeeya Bilicda Caasimadda

0
Thursday October 04, 2018 - 19:07:46 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Mid Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Shaqeeya Bilicda Caasimadda

    Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka joojiyay Shirkadda Bilicsan oo ah Shirkad Gobalka Banaadir u qaabilsaneyd hagaajinta bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadiifinta jidadka. Warqadda Shaqa joojinta ah ee ay hesha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka joojiyay Shirkadda Bilicsan oo ah Shirkad Gobalka Banaadir u qaabilsaneyd hagaajinta bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadiifinta jidadka. Warqadda Shaqa joojinta ah ee ay heshay Idaacada Dalsan ayaa u qorneyd sidaan,Gudoomiyaha Gobalka Banaadir waxa uu hakiyay howlaha Shirkadda Bilicsan ilaa amar dabe inta ay u hogaansameyso nidaanka iyo Xeerarka u degsan Gobalka Banaadir ayaa lagu yiri Warqadda Shaqada looga joojiyay. Shirkadda Bilicsan ayaa heysatay Ruqsadda Shaqo ee nadiifinta iyo ka Shaqeynta bilicda Caasimadda Muqdisho,Maamulka Gobalka Banaadirna ma,uusan cadeyn sababata Shaqada looga joojiyay Shirkaddaan,Dhinaca kalana Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa Shalay booqoasho ku tegay Xarunta Shirkaddda Bilicsan oo ka shaqeyneysay Muqdisho waqti kooban haatana isku diyaarineysay in Magaalada laga sameeyo Busteejooyin casri ah lamana sababta soo dedejisay Shaqa joojintaan.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip