Ra'iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabishan Arrimaha Soomaaliya

0
Thursday October 04, 2018 - 19:10:54 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabishan Arrimaha Soomaaliya

    Ra'iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom oo shalay soo gaaray da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom oo shalay soo gaaray dalka.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Nicholas Haysom ayaa ka wada hadlay wada-shaqaynta iyo dardar gelinta qorshayaasha qaranka.

"Waxa aan ku faraxsanahay in maanta aan xafiiskayga kusoo dhaweeyo ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom. Waxa aan rajaynayaa in aan wadajir uga shaqayno qorshayaasha qaran”, ayuu yiri ra’iisul wasaare Khayre.

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay, António Guterres, ayaa Nicholas Haysom usoo magacaabay wakiilkiisa Soomaaliya, waxa uuna bedelay ergaygii hore, Michael Keating oo dalka ka howl gelayay laga soo billaabo 2016.

a

khayre1
khayre
©2018 OPM | Mogadishu | Somalia





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip