Askari sakhraansan oo labo Sarkaal Boolis ku dilay magaalada Addis Ababa

0
Thursday October 04, 2018 - 19:27:45 in Wararka by
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari sakhraansan oo labo Sarkaal Boolis ku dilay magaalada Addis Ababa

    Askari ka tirsan Booliska Federaalka Itoobiya oo sakhraansanaa ayaa labo askari oo saaxibadiis ah ku dilay magaalada Addis Ababa, sida ay baahisay warbaahinta dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsan Booliska Federaalka Itoobiya oo sakhraansanaa ayaa labo askari oo saaxibadiis ah ku dilay magaalada Addis Ababa, sida ay baahisay warbaahinta dalka Itoobiya.

Askariga sakhraansan ayaa cabay khamri, sida uu sheegay Taliyaha Booliska Federaalka Itoobiya Zeynu Jemal oo la hadlay warbaahinta dowladda ee Fana.

Toogashadan ayaa ka dhacday degmada Boley ee bartamaha Addis Ababa, waxaana dilkaas uu sababay in ciidamada ay muddo xiraan wadada, inkastoo markii dambe xaalada caadi ku soo laabatay.

Taliska Booliska Federaalka Itoobiya Zeynu Jemal ma sheegin in suurta galnimada in falkan uu qeyb ka yahay iyo in kale Isku dhacyada qowmiyadaha Itoobiya oo muddooyinkii u dambeeyay sii xoogeysanayay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip