Wararka

Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Ismaamulka Amxaarada oo la toogtay

0 Visits: 252 | Monday June 24, 2019 - 19:09:55
Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Janaraal Asamnew Tsige ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya,waxaana…

Read More »

Itoobiya oo u baroordiiqeysa saraakiishii laga dilay

0 Visits: 289 | Monday June 24, 2019 - 19:07:49
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Maalin baroordiiq ah loo sameynayo madaxdii Maalin ka hor lagu dilay isku daygii afgembi ee ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalkaasi Itoobiya. Madaxda Afgebiga dhicisoobay lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Ciidamada Federaalka Itoobiya Gen Seare Mekonnen &…

Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliland oo xil ka qaadis iyo Magacaabis Sameeyey

0 Visits: 249 | Monday June 24, 2019 - 19:05:27
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Maxamed…

Read More »

Mareykanka oo xulufo u sameysanaya dagaalka Iiraan

0 Visits: 232 | Monday June 24, 2019 - 19:00:51
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa maanta gaaray dalka Sacuudiga, halkaas oo uu ku yeelan doono wada-hadallo iskaashi oo ka dhan ah Iran. Pompeo ayaa la filayaa inuu magaalada Jeddah kula kulmo boqor Salman iyo dhaxal-suge Maxamed Bin Salmaan, ka hor inta uusan u duulin dalka Isu-tagga…

Read More »

SAWIRO:-NISA oo soo bandhigtay Rag hubeysan oo la soo qabtay

0 Visits: 284 | Monday June 24, 2019 - 18:56:53
Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,howlgalkaas oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay.

Read More »

Wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland oo dib u bilaabanaya

0 Visits: 247 | Monday June 24, 2019 - 18:53:22
Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa la filayaa in Maalinta berito ay ka furmaan shirar horudhac u ah bilaawga wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland oo dhowr sano aan qabsoomin. Kulamada ayaa waxaa soo qaban-qaabisay xarunta xallinta khilaafaadka ee Centre for Humanitarian Dialogue (HD),…

Read More »

Dagaal dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab

0 Visits: 255 | Monday June 24, 2019 - 18:48:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Ciidamo ka tirsan Jubaland & Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose kaas oo geystay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa…

Read More »

Waxgaradka M/ Cadaado oo go'aan ka qaatay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf

0 Visits: 269 | Monday June 24, 2019 - 18:45:12
Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Cadaado ayaa waxaa ay kaga hadleen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la helayo ay sheegayaan…

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan albaabada u xiran yihiin la yeeshay saraakiisha howlgalka AMISOM

0 Visits: 237 | Monday June 24, 2019 - 18:31:45
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaaladsa Beledweyne ayaa maanta albaabada u xiran yihiin la yeeshay saraakiisha howlgalka midowga Africa AMISOM.Kulanka oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan ayaa intiisa…

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga dhismaha guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa

0 Visits: 258 | Monday June 24, 2019 - 18:28:05
Xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay sharciga dhismaha guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo ka mid ah hawlaha horyaallay golaha.Kulanka waxaa yimid 151 mudane, waxaana sharciga ansixiyay 149 Xildhibaan . Hal mudane ayaa…

Read More »

Madxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay qalinjabinta dufcada 20-aad ee Jaamacadda Umadda

0 Visits: 314 | Monday June 24, 2019 - 18:18:22
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcada 20-aad ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa lagu martiqaaday goob joogna ka ahaa wasiirro, xildhibaanno, safiirro, khubaro wax ka dhigta jaamacadaha dunida, iyo…

Read More »

DFS oo shaacisay waqtiga iyo halka lagu qabanayo doorashada Galmudug

0 Visits: 253 | Monday June 24, 2019 - 10:51:19
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay dhamaatay waqtiga xilheynta ee Madaxda Galmudug,isla markaana dhawaan la qabanayo doorashada Galmudug. War-Saxaafadeedka ayaa lgu sheegay in doorashada Galmudug la qabanayo 4-da…

Read More »

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

0 Visits: 277 | Monday June 24, 2019 - 10:47:48
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 24/6/2019 waxaa ay Xaruntooda ku yeelanayaan Kulankoodii caadiga ahaa ee Kal-fadhiga Shanaad. Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay u codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha…

Read More »

RW Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb & Amniga oo la adkeeyay

0 Visits: 275 | Monday June 24, 2019 - 10:45:24
Maanta ayaa la filayaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ahna Xarunta Maamulka Galmudug inay gaaraan Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Dhuusamareeb gaarayu Wafdi horudhac u ah safarka…

Read More »

Wasiir Cawad oo wadahadallo laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa Shiinaha

0 Visits: 288 | Monday June 24, 2019 - 10:41:58
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Mudane Wang Yi , Caasimadda Beijing. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cawad, waxa uu ammaanay kaalinta China ee difaaca Arrimaha Afrika…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya

0 Visits: 238 | Monday June 24, 2019 - 10:39:05
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas'uuliyiinti lagu dilay isku daygii fal dambiyeedkii afgambiga…

Read More »

Xildhibaano iyo Senataro ku wajahan Cadaado

0 Visits: 228 | Monday June 24, 2019 - 10:36:55
Magaalada Cadaado waxaa maalinta Berri ah ku wajahan Senataro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sidda wax looga qabto xaaladda Cakiran ee ka taagan Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiggaan ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano doonaya in ay ka hortaggaan faragalin ay sheegeen qaarkood in dowladda…

Read More »

Dilal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0 Visits: 239 | Monday June 24, 2019 - 10:34:34
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in laba ruux oo la sheegay inay Shacab ahaayeen lagu dilay deegano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmahaan xiisado dagaal ay ka jireen. Maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in labada ruux oo ahaa xoolo Dhaqato inay…

Read More »

SAWIRO:-Wejiga Labaad ee dib-u-habaynta Ciidammada oo Billowday

0 Visits: 249 | Monday June 24, 2019 - 10:27:26
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo dhammaaday. Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda lagu…

Read More »

QURBA-JOOGTA SOOMAALI-AJNABIGA AH IYO SAAMAYNTOODA SIYAASADEED

0 Visits: 249 | Monday June 24, 2019 - 10:23:51
Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan oo ay ugu muhiimsan yihiin colaadaha iyo dhaqaala xumida ka jira qeybo badan oo dunida ka mid ah sida Afrika. Tusaale, waddankeena markii ay dawladda burburtay…

Read More »