Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya

0
Monday June 24, 2019 - 10:39:05 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya

    Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas'uuliyi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas'uuliyiinti lagu dilay isku daygii fal dambiyeedkii afgambiga ahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip