Xildhibaano iyo Senataro ku wajahan Cadaado

0
Monday June 24, 2019 - 10:36:55 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano iyo Senataro ku wajahan Cadaado

    Magaalada Cadaado waxaa maalinta Berri ah ku wajahan Senataro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sidda wax looga qabto xaaladda Cakiran ee ka taagan Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiggaan ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano doonaya in ay ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Cadaado waxaa maalinta Berri ah ku wajahan Senataro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sidda wax looga qabto xaaladda Cakiran ee ka taagan Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiggaan ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano doonaya in ay ka hortaggaan faragalin ay sheegeen qaarkood in dowladda dhexe ay ku heyso maamulka Galmudug.

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ayaa lagu waddaa in uu taggo Magaalada Cadaado, islamarkaana uu hoggaamiyo dadaallo lagu soo Afjarayo khilaafka Galmudug.

Waxaa sidoo kale xildhibaano ka tirsan Galmudug ay ku sugan yihiin Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in Ra’iisul Wasaare Kheyre uu tagaayo Magaalada Dhuusamareeb.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip