DFS oo shaacisay waqtiga iyo halka lagu qabanayo doorashada Galmudug

0
Monday June 24, 2019 - 10:51:19 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DFS oo shaacisay waqtiga iyo halka lagu qabanayo doorashada Galmudug

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay dhamaatay waqtiga xilheynta ee Madaxda Galmudug,isla markaana dhawaan la qabanayo doorashada Galmudug. War-Saxaafadeedka ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay dhamaatay waqtiga xilheynta ee Madaxda Galmudug,isla markaana dhawaan la qabanayo doorashada Galmudug. War-Saxaafadeedka ayaa lgu sheegay in doorashada Galmudug la qabanayo 4-da Bisha soo socota ee July ee sanadkaan 2019 iyo in doorashadaas lagu qabanayo Magalada Madaxda Maamulka Galmudug ee Magalada Dhuusamareeb. Warqada kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaaliya ee lagu sheegay in doorashada lagu qabanayo Magalada Dhuusamareeb iyo tan Madaxweyne Xaaf oo ah inay ka dhaceyso Magalada Cadaado ayaa waxaa ay weli u muuqataa in uu jiro khilaaf Siyaasadeed oo aan Isfahan laga gaarin. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip