Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Ismaamulka Amxaarada oo la toogtay

0
Monday June 24, 2019 - 19:09:55 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Ismaamulka Amxaarada oo la toogtay

    Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Janaraal Asamnew Tsige ayaa la sheegay inay toogasho ku d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in toogasho lagu dilay ninkii soo abaabulay ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Maalin ak hor ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Janaraal Asamnew Tsige ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya,waxaana afgembiga u hor boodayay lagu dilay madaxweynihii maamulka Amxaarada iyo madaxii ciidammada Itoobiya.

Janaraal Asaminew Tsige ayaa kamid ahaa saraakiishi militariga aheyd ee xabsiga laga sii daayay sannadkii lasoo dhaafay kaddib markii dowladdii hore ay cafis u fidisay maxaabiis arrimo siyaasadeed u xirnaa.

Sidoo kale Janaraal Asaminew Tsige ayaa muddo 9 sanno ah xirnaa xilliggaas lagu eedeeyay inuu qorsheynayay afgembi ka dhan ah dowladda,sida ay shaacisay Warbaahinta dalkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip