Itoobiya oo u baroordiiqeysa saraakiishii laga dilay

0
Monday June 24, 2019 - 19:07:49 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo u baroordiiqeysa saraakiishii laga dilay

    Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Maalin baroordiiq ah loo sameynayo madaxdii Maalin ka hor lagu dilay isku daygii afgembi ee ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalkaasi Itoobiya. Madaxda Afgebiga dhicisoobay lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Maalin baroordiiq ah loo sameynayo madaxdii Maalin ka hor lagu dilay isku daygii afgembi ee ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalkaasi Itoobiya. Madaxda Afgebiga dhicisoobay lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Ciidamada Federaalka Itoobiya Gen Seare Mekonnen & Madaxweynihii Gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo saraakiil kale,kuwaas oo ay toogteen ilaaladooda xilli ay doonayeen inay ka hortagaan afgembiga.

Qaramada Midoobey waxay ugu baaqday shacabka Itoobiya inay nabadda ku dadaalaan isla markaasna ay ka hortaggaan qalalaase kasta oo dhici kara.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in taliyaha ciidamada ay soo weerareen qolo uu ku tilmaamay calooshood u shaqaysteyaal,isaga oo ugu baaqay Ciidamada Federaalka Itoobiya inay dalkooda ilaashadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip