Wararka

Urur Goboleedka IGAD oo balan qaad u sameeyay Soomaaliya

0 Visits: 241 | Friday July 26, 2019 - 18:32:43
Siddeedda Waddan ee ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa si wada jir ah u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Arbacadii Todobaadkan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir, kaas oo sababay dhimashada Saraakiil ka tirsan Dowladda, Dad uu ku jira Duqa Muqdishana ay ku dhaawacmeen. War ay si wada…

Read More »

Ciidamo badan oo la dhigay wadooyinka Garoowe.

0 Visits: 215 | Friday July 26, 2019 - 16:45:01
Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland la dhigay Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaaladaas. Ciidamadan oo u badan Boolis ayaa la sheegay inay sugayaan Amniga munaasabad loogu dabaal-degayo sanad-guurdii 21aad oo ku beegan…

Read More »

Dowladda Sweden oo safiir cusub u magacaabatay Soomaaliya

0 Visits: 253 | Friday July 26, 2019 - 16:42:45
Dowladda Sweden ee qaaradda Yurub ayaa safiir cusub u magacaabatay dalka geeska Afrika ku yaalla ee Soomaaliya, sida laga soo xigtay safaaradda Sweden ee Muqdisho. Danjire Staffan Tillander, oo lagu sheegay inuu waayo-aragnimo badan u leeyahay Soomaaliya ayaa loo magacaabay safiirka cusub, isagoo beddeli…

Read More »

Hakad ku yimid kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada dalka Nigeria.

0 Visits: 292 | Friday July 26, 2019 - 16:40:50
Kalfadhi ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka gobolka Ondo ee dhaca Koonfur Galbeed dalka Nigeria ayaa la hakiyay kaddib markii saqafka dhismaha baarlamaanka uu kasoo dhacay Mas, sida ay ku warrameyso warbaahinta gudaha. Maska ayaa kusoo dhacay goobtii ay xildhibaanada ay fadhigga ku lahaayeen, waxaa…

Read More »

Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ookulamo ka wada degmada Balanbale

0 Visits: 249 | Friday July 26, 2019 - 16:38:03
Gudigga qaban qaabada dib u heshiisiinta beellaha dega maamulka Galmudug ayaa kulamo waxaa ay ka wadaan degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud. Gudigaan ayaa beelaha iyo waxgaradka ay la kulmeen waxa ay ka codsadeen in ka qayb galaan shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka dhici doona magaalada Dhuusamareeb…

Read More »

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo eedeymaha loo jeediyay dowladda Qatar

0 Visits: 200 | Friday July 26, 2019 - 16:32:57
Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah dowladda uga codsaday in baaritaanno dheeraad ah lagu sameeyo eedeymaha la xiriira dowladda Qatar inay wax ka ogtahay weeraro ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gudaha Soomaaliya. Markii ugu horreysay waxaa ay eedeymaha soo shaac baxeen,…

Read More »

Ardaygii S+A+C, qori waayay ee leh:K+UU+L+EE+Y ,C+A+L+I,B+A+N+J+A+R ayaan qorayaa,Xilkeed ku aamini leheeyd?=Nasashada Jimcaha.Q-158 aad.=

0 Visits: 1436 | Friday July 26, 2019 - 16:23:31
1-Nin Sheikh ah oo Dad wacdinayay ayaa yiri: Xallaalu ma dhunto. Hadda ka hor ayaa 3 Tuug waxa ey Nin Safar ah ka xadeen Dameer Dahab ugu rarnaa. Labo ka mid ah ayaa kii kale u heshiiyay, Dagaal dheer kadib waa dileen. Labadii soo hartay mid ayaa kii kale 4 jeer Caloosha Middi uga muday, waana dilay,…

Read More »

AMISOM Oo Cambaareysay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

0 Visits: 255 | Friday July 26, 2019 - 16:20:03
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa si weyn u dhalleeceeyay weerarkii dhowaan la beegsatay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Danjire; Madeira, ayaa yiri, "Ficilkan axmaqnimada iyo naxariis darrada ah , waxaa cad in loogu talo galay in lagu…

Read More »

Xajka Soomaaliya laga aado muxuu uga qaalisan yahay kan dalalka gobolka?

0 Visits: 227 | Friday July 26, 2019 - 16:17:19
Ayadoo gudashada waajibaadka Xajka ay bilaaban doonaan bisha dambe ee August ayaa Xujayda Soomaalida ee Soomaaliya xajka ka aada waxay ka cabanayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan safarka ay ku tagaan Xajka. Qaar kamid ah culumada Soomaalida ayaa walaac ka muujiyey qaab dhaqanka iyo lacagaha…

Read More »

Mareykanka oo ballan qaad cusub u sameeyey Soomaaliya kadib qaraxii G/Banaadir

0 Visits: 259 | Friday July 26, 2019 - 10:11:32
Dowladda Mareykanka ayaa ballan qaad cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab u sameysay dowladda Soomaaliya, kadib qaraxii Arbacadii ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar. Safiirka Mareykanka u fadhiya Muqdisho Donald Yamamoto oo ka hadlay weerarkaasi ayaa marka hore Tacsi u diray ehellada ay dadkoodu ku…

Read More »

Sawirro:- Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Gudiga Gurmadka Iyo Saraakiisha Hay'adaha Amniga

0 Visits: 288 | Friday July 26, 2019 - 09:50:42
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda amniga Caasimadda ayaa su'aalo ka waydiiyay qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay Taliska…

Read More »

Afghanistan : Saddex qarax oo ka dhacay Kabul

0 Visits: 303 | Thursday July 25, 2019 - 21:35:21
Saddex qarax ayaa ruxay caasimada Afghanistan ee Kabul, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof isla markaana ay ku dhaawacmeen tobanneeyo kale, sida ay sheegeen saraakiisha.Siddeed ka mid ah shaqaalaha wasaaradda macdanta iyo batroolka ayaa la dilay 27 kalena waa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday…

Read More »

Ra'iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska oo walaalkiis ku soo daray xukuumadda

0 Visits: 309 | Thursday July 25, 2019 - 21:24:56
Ra'iisul wasaaraha dalka Ingiriiska, Boris Johnson ayaa golihiisa wasiirrada ku soo daray nin ay walaalo yihiin, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Boris ayaa walaalkii oo lagu magacaabo Jo Johnson u magacaabay wasiir dowlaha wasaaradda ganacsiga, tamarta, warshadaha iyo waxbarashada…

Read More »

Jubbaland Oo Hakisay Xiriirkii Ay La Laheyd Dowladda Dhexe

0 Visits: 282 | Thursday July 25, 2019 - 19:45:22
Waxaa magaalada Kismaayo kulankoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada ee maamulka Jubbaland waxaana kulankaas looga hadlay arrimaha amniga siyaasadda doorashooyinka iyo wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamulka Jubbaland. Ugu dambeyntii golaha wasiirada ee maamul-gobaleedka Jubbaland…

Read More »

Yukrayn Oo Gacanta Ku Dhigtay Markab Booyadle Laga Lahaa Raashiya

0 Visits: 287 | Thursday July 25, 2019 - 19:43:42
Hay'adda Sirdoonka ee dalka Yukrayn waxay maanta sheegtay inay gacanta ku dhigeen Markabkaasi oo ku lug lahaa iska horimaad sannadkii hore ka dhacay GacankaKerch,oo ay Raashiya ku qabsatay 3 Markab oo ay Yukrayn leedahay. Hadalka maanta ka soo baxay Hay'adda Sirdoonka Yukrayn waxay ku sheegeen…

Read More »

Xal Laga Gaaray Colaad Muddo Ka Taagneyd Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sanaag

0 Visits: 290 | Thursday July 25, 2019 - 19:42:28
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada colaadeed ee muddo ka taagnayd deegaanka Ceel-Afweyn iyo guud ahaanba Gobolka Sanaag, waxana uu bulshada ugu bushaareeyey inay arrintaasi marayso marxalad farxad iyo yididiilo badan. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu sheegay…

Read More »

Sacuudi Carabiya oo Cambaareysay weerarkii gobolka Banaadir

0 Visits: 352 | Thursday July 25, 2019 - 19:40:21
War qoraal oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul loogu cambaareyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir. "Waxaannu si kulul u cambaareynaynaa weerarkii argagixso ee ka dhacay Muqdisho, waxaana xoojinaynaa…

Read More »

Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho

0 Visits: 344 | Thursday July 25, 2019 - 19:38:40
Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afika ee AMISOM waxaa qarax lagula eegtay qeybo kamid ah Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir. Qaraxaas ayaa waxaa ahaa Miino nooca dhulka lagu aasay,isla markaana waxaa Ciidamada lagula eegtay xili ay marayeen inta u dhexeeysa Xaafada Soos…

Read More »

Diyaarad Xamar ka qaaday dhaawaca Injineer Yariisow

0 Visits: 331 | Thursday July 25, 2019 - 19:21:30
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa goordhow ka duushay diyaarad sida dhaawaca Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) iyo xubno kale oo ku dhaawacmay qarixii Xarunta Gobolka ee shalay. Diyaarada oo ah mid milatari ayaa waxaa…

Read More »

Madaxweynihii Tuniisiya oo geeriyooday

0 Visits: 328 | Thursday July 25, 2019 - 19:14:13
Dowladda dalka Tuniisiya ayaa maanta ku dhawaaqday in uu geeriyooday madaxweynihii dalkaas Beji Caid Essebsi oo 92 jir ahaa. Essebsi ayaa la sheegay in shalay galinkii dambe loola cararay isbitaalka kaddib xanuun la soo gudboonaday. Madaxtooyada dalka Tunisia ayaa sheegtay in ay dib kaga dhawaaqi doonto…

Read More »