Jubbaland Oo Hakisay Xiriirkii Ay La Laheyd Dowladda Dhexe

0
Thursday July 25, 2019 - 19:45:22 in Wararka by
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland Oo Hakisay Xiriirkii Ay La Laheyd Dowladda Dhexe

    Waxaa magaalada Kismaayo kulankoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada ee maamulka Jubbaland waxaana kulankaas looga hadlay arrimaha amniga siyaasadda doorashooyinka iyo wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamulka Jubbaland. Ugu damb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Kismaayo kulankoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada ee maamulka Jubbaland waxaana kulankaas looga hadlay arrimaha amniga siyaasadda doorashooyinka iyo wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamulka Jubbaland. Ugu dambeyntii golaha wasiirada ee maamul-gobaleedka Jubbaland ayaa ugu baaqay shacabka deegaanada kala duwan ee maamulkaas in ay ka shaqeeyaan xaqiijinta amniga iyo in ay meel qura uga soo wada jeestaan cid kasta oo dhibaato ku ah howlaha Jubbaland.Golaha wasiirada ee maamulkaas ayaa isla gartay in ay jirto faragelin dowladda dhexe ay ku heyso arrimaha Jubbaland gaar ahaana doorashooyinkawaxaana ay go,aankaan ku gaareen in ay hakiyaan wada shaqeynta ay la lahaayeen dowladda inta sida ay yiraahdeen ay khl-khalgelinta ka deynayso doorashooyonka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip