Ciidamo badan oo la dhigay wadooyinka Garoowe.

0
Friday July 26, 2019 - 16:45:01 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo badan oo la dhigay wadooyinka Garoowe.

    Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland la dhigay Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaaladaas. Ciidamadan oo u badan Boolis ayaa la sheegay inay sugayaan Amniga munaasab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland la dhigay Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaaladaas. Ciidamadan oo u badan Boolis ayaa la sheegay inay sugayaan Amniga munaasabad loogu dabaal-degayo sanad-guurdii 21aad oo ku beegan markii la Aas-aasay maamulka Puntland 4-tii Bisha Agoosto Sanadkaan 2019 taas oo la filayo in lagu qabto Magalada Garoowe. Amniga Guud ee magalada Groowe ayaa aad loo adkeeyay,waxaana ciidamada lagu daadiyay wadooyinka ay wadaan dhaq dhaqaaq ku aadan sugida Amniga,waxana Magalada Garoowe ay ka mid tahay magaalooyinka ugu Amniga wanaagsan deegaannada Puntland
 0



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip