Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ookulamo ka wada degmada Balanbale

0
Friday July 26, 2019 - 16:38:03 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ookulamo ka wada degmada Balanbale

    Gudigga qaban qaabada dib u heshiisiinta beellaha dega maamulka Galmudug ayaa kulamo waxaa ay ka wadaan degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud. Gudigaan ayaa beelaha iyo waxgaradka ay la kulmeen waxa ay ka codsadeen in ka qayb galaan shirka dib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudigga qaban qaabada dib u heshiisiinta beellaha dega maamulka Galmudug ayaa kulamo waxaa ay ka wadaan degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud. Gudigaan ayaa beelaha iyo waxgaradka ay la kulmeen waxa ay ka codsadeen in ka qayb galaan shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka dhici doona magaalada Dhuusamareeb 5ta bisha Agoosto 2019. Guddiga qabanqaabada shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo shalay Guriceel ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, ayaa ka codsaday Ugaaska In uu isugu yeero Beelaha Galmudug. Dhawaan ayaa la filayaa in shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega Galmudug uu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip