Wararka

Guddoomiyaha D/Xamarweyne"Waxaan Kusoo Baraarugay Anagoo Dhulka Wada Jiifno"

0 Visits: 255 | Saturday July 27, 2019 - 19:50:22
Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa waxaa uu ka hadlay qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Hoolka Shirarka Xarunta maamulka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah ahaa dadkii fadhiyay Hoolka uu shirka ka…

Read More »

Akhriso:-Jubbaland Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigtay Ciidankooda

0 Visits: 254 | Saturday July 27, 2019 - 19:48:38
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland. Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland ay ka…

Read More »

Qaxooti Ay Soomaali Ku Jirto Oo Daaweyn Indhaha Loo Sameeyay

0 Visits: 250 | Saturday July 27, 2019 - 19:44:30
Dhakhaatiir Turkish ah oo ka socotay Hay'adda Iskaashiga iyo Xiriirinta Turkiga ee TIKA waxay Hawlgal Daaweynta iyo Fiiqista Indhaha ka fuliyeen Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab iyo qeybo ka tirsan W/bari ee dalka Kenya. Hawlgalkaasi oo ahaa mid Lacag La'aan ah waxaa lagu maamusayey Munsaabadii…

Read More »

Ciidamo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 267 | Saturday July 27, 2019 - 19:42:26
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Garoonka diyaaradaha Magaaladaas. Ciidamada la Wareegay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay inay yihiin Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna…

Read More »

Sawirro:-Mid Kamid Ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Oo Kormeer Sameeyay

0 Visits: 248 | Saturday July 27, 2019 - 19:38:02
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saddiiq Xersi Warfaa, ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Guddiga shaqaalaha Rayidka, isagoo u kuurgalay sida ay howluhu ku socdaan. Kormeerka Wasiirka ayaa sidoo kale salka ku hayay dhiirri gelin ku aaddan qorshayaal…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Tacsi U Diray Dowladda Tunisia & Shacabkeeda

0 Visits: 241 | Saturday July 27, 2019 - 19:35:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis ayaa uga tacsiyeeyay geerida ku timi Madaxweynihii dalkaas Mudane Muxammad Al-Baaji Qaa'id as-Sibsi. "Waxa na soo gaaray warka naxdinta…

Read More »

Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Madaxweynihii Tunisia Iyo Madax Ka Qeyb Gashay

0 Visits: 316 | Saturday July 27, 2019 - 19:33:08
Madax ka kala socota dalalka Carbeed iyo kuwa Europe ayaa waxay maanta ka qeyb galeen Munaasabadda Aaska Qaran ee Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia, Bayji Qaa'id Esebsi oo 92-jir ahaa, kaasi oo maanta lagu aasay caasimadda dalkaasi ee Tunis. Hoggaamiyayaaasha ka qeyb galay Aaska Marxuumkaasi waxaa…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Qaabiley Safiirka Qatar Ee Somalia

0 Visits: 236 | Saturday July 27, 2019 - 19:31:06
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Jowhar ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya oo maanta halkaasi gaaray, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira fulinta mashaariicyo horumarineed Qadar ay ka fulineyso…

Read More »

Thaabit Cabdi oo ku baaqay inaan la marin habaabin kiiska Qaraxii Xarunta G/Banaadir

0 Visits: 258 | Saturday July 27, 2019 - 19:17:02
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal kasoo saaray qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa Shacabka ugu baaqay inay is dajiyaan isla markaasna aan la marin habaabin Kiiskaan. Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraal uu soo dhigay bartiisa…

Read More »

Wasiir Beyle oo jaaliyadda Soomaalida Mareykanka kala hadlay dib u dhiska dalka

0 Visits: 243 | Saturday July 27, 2019 - 19:14:20
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Waashintoon ee dalka Mareykanka kulan kula yeeshay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi. Wasiir Beyle oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, sidoo…

Read More »

Sucuudiga oo dal ku galkii u diiday xujeyda Koongo

0 Visits: 236 | Saturday July 27, 2019 - 19:12:29
Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go'aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal ku galkii ay Sacuudiga ku imaan lahaayeen. Wasaaraddu waxay sheegtay in go'aankan lagu saleeyey go'aankii hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 261 | Saturday July 27, 2019 - 10:24:53
Taliye cusub oo loo Magacaabay Ciidanka Mareykanka ee Afrika Jeneral Thomas David Waldhauser ayaa ka degay xilka taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika oo uu hoggaaminayay Muddo Saddex Sanno ah sidda ay shaacisay Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka. Jeneralka oo 66-jir ah waxa uu Hawlaha Ciiddamadda…

Read More »

XFS Oo Dalbatay In Rayidku Xoojiyo Ka Shaqeynta Amniga

0 Visits: 287 | Friday July 26, 2019 - 19:25:01
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka codsatay shacabka in ay laba jibaaraan la shaqeynta hay'addaha ammaanka. Cabdinaasir Saciid Muuse, wasiir ku xigeenka amniga ayaa sheegay in dowladda ay ka go'an tahay ciribtirka Al-Shabaab. Mr Muuse ayaa wuxuu ku nuux-nuux saday in weerarada kooxdaasi…

Read More »

Howlihii Gobolka Banaadir Oo "Si Caadi Ah Ku Socda"

0 Visits: 274 | Friday July 26, 2019 - 19:20:53
Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in adeegyadii uu maamulku bixin jiray ay si caadi ah ku socdaan. Ibraahim Cumar Mahad-alle ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka ay ku howlan yihiin baaritaanka qaabkii u dhacay weerarkii Arbacadii. Ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir…

Read More »

Madaxweyne ku meel gaadh ah oo loo dhaariyey Tunisia

0 Visits: 228 | Friday July 26, 2019 - 19:18:10
Gudida sare ee doorashooyinka Tunisia ayaa ku dhawaaqday in dalka laga qaban doono doorasho madaxtooyooyo 15 Sebtember ee sannadkan. Waxa sidoo kale xilka madaxtinimada dalka si ku meel gaadh ah loogu dhaariyey gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Al-Naasir, geeridii Madaxweyne Baaji Qaa'id Al-Sibsi…

Read More »

Muuqaal laga helay shaqaale hay'adeed oo la afduubtay

0 Visits: 218 | Friday July 26, 2019 - 19:15:29
Hay'adda ayaa sheegeysa in Lixda shaqaale lagu afduubtay dalka Nigeria toddobaadkii la soo dhaafay ay ka soo muuqdeen muuqaal. Hay'adda Action ayaa sheegtay in Lixda qof ay isugu jiraan darawallo iyo dhaqaatiir maxalli ah oo ay hay'addu shaqaaleysiisay, ayna haatan xaaladdoodu wanaagsantahay.…

Read More »

Wiil dhalinyaro ah oo jacayl awgii sun uu cabay ugu dhintey deegaanka ka tirsan Sh/dhexe

0 Visits: 264 | Friday July 26, 2019 - 18:50:53
Wararka ka imanaya deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu u dhintey wiil dhalinyaro sun uu jacayl awgii u cabay. Wiilkan oo la oran jirey Maxamed Cali Maxamuud ahaana 20 sano jir ayaa geeriyooday gelinkii hore ee shalay kadib markii uu fiidnimadii habeen hore uu cabay…

Read More »

Yurub oo wajahaysa mowjado kuleyl ah

0 Visits: 228 | Friday July 26, 2019 - 18:39:26
Diiwaanada heerkulka ee Yurub ayaa taariikh cusub sameynaya ayada oo mowjado kuleyl ah ay ku dhufteen qaaradda. Hawada kulul ee ka baxeysa saxaraha Afrika ayaa la rumeysan yahay inay sabab u tahay in heerka kuleylka uu sare u kaco. Magaalada Paris ayaa khamiistii heerkulku gaaray 42.7 Celsius, taasi…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 256 | Friday July 26, 2019 - 18:36:15
Magalada Muqdisho waxaa soo gaaray Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay,kuwas oo u dhashay dalka Uganda,waxaana Munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Munaasada waxaa ka qeyb galay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James…

Read More »

Howlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo

0 Visits: 225 | Friday July 26, 2019 - 18:34:41
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay waxaa ay howlgal lagu xaqiijinayay amniga ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamo u badan kuwa Booliska Jubbaland ayaa howlgalka waxaa ay ka sameeyeen Xaafadaha, Guulwade ,Via Afmadow iyo Dalxiiska,waxaana…

Read More »