Wararka

Rakaab Badan Oo Ku Le'day Bas Ay Miino La Kacday

0 Visits: 209 | Wednesday July 31, 2019 - 18:20:05
Ugu yaraan 34 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa waxay saakayto ku geeriyoodeen Galbeedka dalkaasi, kadib, markii uu Baskii ay la socdeen uu dul maray Bam lagu aasay waddada dhinaceeda. Afhayeenka Taliyaha Boliska Gobalka Farax ee dalkaasi, Muxibullaahi Muxib ayaa sheegay inay 15 kale ku dhawaacmeen…

Read More »

Sawirro:-Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dowladda Federaalka Oo Ka Dhacay Kismaayo

0 Visits: 216 | Wednesday July 31, 2019 - 18:17:54
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaliya. Dadka banaanbaxa dhigay ayaa ka soo horjeeday faragelin ay sheegeen in dowladda Federaalka ay ku heyso arrimaha Jubbaland gaar ahaan doorashooyinka ee…

Read More »

Ganacsatadda Muslimiinta Ku Nool Caasimadda Shiinaha Oo Lagu Soo Rogay Amar Adag

0 Visits: 242 | Wednesday July 31, 2019 - 18:14:49
Maamulayaasha dalkaasi waxay ku amreen Gnaacsatadda Muslimiinta eel eh Baararka iyo goobaha lagu iibiyo cuntada Xalaasha inay Boorarka ku qoran Farta Carabiga iyo qoraalladda leh Astaamaha Muslimiinta ka wada fujiyaan goobahooda Ganacsiga. Shaqaalaha ilaa 11 Baar iyo Dukaamo lagu iibiyo Cuntada Xalaasha…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xariga Ka Jaray Dhismo Cusub

0 Visits: 297 | Wednesday July 31, 2019 - 18:09:36
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xariga ka jaray Dhismaha Cusub Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Dowlad Goboleedka KG, taasi oo Laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Xarig jarka Xarunta Cusub waxaa Madaxweynaha ku…

Read More »

Muhaajiriin Ethiopian Oo Macluul Ugu Geeriyootay Dooni Ku Sii Jeeday Yemen

0 Visits: 237 | Wednesday July 31, 2019 - 18:06:45
Ugu yaraan 15 Ethiopian ayaa ku geeriyootay dooni ay ku tahriibayeen o oku cilladowday Badda, taasi oo keentay inay muddo isbuuc ah helin biyo iyo baad ay cunaan. Hay'adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM waxay ka soo xigatay dadkii ka badbaaday doonifaasi inay sheegeen in qaar ka mid ah u geeriyooday…

Read More »

Al-Shabaab Oo Weeraray Saldhig Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Gobolka Gedo

0 Visits: 241 | Wednesday July 31, 2019 - 18:04:16
Wararka aan ka heleyno Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada ku lahaayeen duleedka Degmada Ceel-waaq ee Gobolkaas. Weerarka ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday Madaafiic culus,waxaana qaar kamid ah Madaafiicda…

Read More »

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo La Kulmay Safiirka Kenya Ee Soomaaliya

0 Visits: 224 | Wednesday July 31, 2019 - 18:00:33
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay maanta Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal (Howlgab) Lucas Tumbo. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi…

Read More »

Sacuudiga Oo Boqolaal Malaayiin Oo Dollar Siiyey Suudaan

0 Visits: 204 | Wednesday July 31, 2019 - 17:57:55
Dowladda Sacuudiga waxay ku dhawaaqday inay lacag kaalmo ah oo dhan 250 million oo Dollar dhigtay Bandhiga Dhexe ee dalka Suudaan, si wax looga qabto Qalalaasaha ka taagan dalkaasi. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda ee Suudaan ayaa lagu sheegay in Ballanqaadkaasi Dhaqaale qeyb ka yahay…

Read More »

Wasiiro Muslimiin Oo Horey Isku Casilay Oo Dib U Soo Laabtay

0 Visits: 202 | Wednesday July 31, 2019 - 17:54:58
Afar Wasiir Muslimiin ah oo xilka iska casilay dhowr bilood ka hor ayaa la sheegay inay dib ugu soo laabteen Xilalkii ay ka hayeen Dowladda Sri Lanka. Wasiiradaasi waxaa horey loogu tuhunsanaa inay ku lug lahaayeen weerarkii lagu dilay in ka badan 250-qof oo ku sugnaa Kaniisado ku yaalla caasimadda…

Read More »

Wasiir Oomaar oo ka hadlay sababta uu u tagi waayay magaalada Kismaayo

0 Visits: 226 | Wednesday July 31, 2019 - 17:20:25
Wasiirka Duulista Hawadda Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad [Oomaar] ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta uu uga baaqday safar uu qorshuhu ahaa in uu ku tago magaalada Kismaayo toddobaadkan. Wuxuu sheegay in uu uga baaqday sababo dhinaca Amaanka, isaga oo ka baqayay sida uu hadalka…

Read More »

Muwaadiniinta Reer Galbeedka Oo Looga Digay Inay U Socdaalaan Dhulka Soomaalida Ee Ethiopia.

0 Visits: 207 | Wednesday July 31, 2019 - 10:27:42
Dowladaha Maraykanka, Britain Iyo Canada Waxay Shalay Oo Ay Bishan July Ahayd 29-Ka Soo Saareen Digniino Dhaanka Sfaarka Oo Ay Muwaadiniintooda Uga Digeen Inay Socdaal Ku Tagaan Dalka Ethiopia, Oo Ay Ku Jiraan Deegaanadda Ay Soomaalida Ka Deggan Tahay Dalkaasi. Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka…

Read More »

Maalgelintii Ciidanka Kenya Ee Somalia Oo Kala-Bar La Dhimay

0 Visits: 255 | Wednesday July 31, 2019 - 10:26:23
28-ka Dowladood ee xubnaha ka ah Ururka Midowga Europe iyo Saaxiibadooda ayaa la sheegay inay jareen Dhaqaalihii ay ku bixin jireen Mushaaraadka Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka aMISOM. Tiro-koobkii ugu dambeeyey ayaa waxa uu muujinayaa in la dhimay Kala-bar Lacagihii Mushaaraadka ee la siin…

Read More »

Somalia Iyo Netherland Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kala Duwan

0 Visits: 195 | Wednesday July 31, 2019 - 10:24:45
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay ku qaabilay Magaalada Muqdisho Safiirka Netherlands ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Frans Makken, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada ammaanka,…

Read More »

Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiye Yariisow

0 Visits: 188 | Wednesday July 31, 2019 - 10:23:15
Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Warbaahinta Dowladda u sheegtay wasiirka Wasaardda Dhalinyarada iyo cayaaraha dowladda Soomaaliya…

Read More »

Guddiga Qaban-Qaabada Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Baaq U Diray Siyaasiyiin

0 Visits: 206 | Wednesday July 31, 2019 - 10:21:58
Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Cabdi…

Read More »

Waqooyiga Kuurya Oo Mar Kale Tijaabisay Gantaalo Cusub

0 Visits: 216 | Wednesday July 31, 2019 - 10:20:49
Milliteriga dalkaasi waxay Aroornimadii hore ee saakayto oo Arbaco ah tijaabiyeen 2 Gantaal cusub ee nooca ridada gaaban, waana tijaabadii 2-aad ee ay sameeyaan wax ka yar hal isbuuc. Gantaalladda ay saakayto tijaabiyeen ayaa la sheegay inuu gaari karo masaafo dhan 250 KM, waxayna ku dhaceen Badda Bariga…

Read More »

Somalia Oo Heshiis Cusub La Saxiixatay Ururka Iskaashiga Islaamka

0 Visits: 196 | Wednesday July 31, 2019 - 10:18:52
Soomaaliya ayaa shalay oo Talaado ah kula saxiixatay Muqdisho heshiis Ururka Iskaashiga Islaamka si loo unko xarunta Ergo Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka ku yeelanayo Soomaaliya, kaasi oo ka dhigaya xafiiskii hore ee Iskuduwidda howlaha bani'aadannimada ergo goboleed dhammaystiran oo ku suntan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 31-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 229 | Wednesday July 31, 2019 - 09:27:54
Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Ciidamo Dhawaan La Qarameeyay R/Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guuta da 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameey ay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta…

Read More »

Magaalada Isparta oo tababar loogu soo xiray Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 253 | Tuesday July 30, 2019 - 21:19:26
Dhoolatuska Xafladda Qalin jebinta ee Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Magaalada Isparta ee dalkan Turkiga oo tababarkoodii adkaa si guul leh loogu soo gabagabeeyey. Daawo HD Video-ga:- Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Magaalada…

Read More »

Sawirro:-Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shir Lagu Qabtay Malaysia

0 Visits: 181 | Tuesday July 30, 2019 - 21:10:30
Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno ka kala socday Dowladaha Carabta, Waddamada Aasiya,…

Read More »