Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiye Yariisow

0
Wednesday July 31, 2019 - 10:23:15 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiye Yariisow

    Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Warbaahinta Dowladda u sheegtay wasiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Warbaahinta Dowladda u sheegtay wasiirka Wasaardda Dhalinyarada iyo cayaaraha dowladda Soomaaliya oo haatan ku sugan dalka Qadar Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Xaaladda Caafimaad dad uu ku jiro Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Eng Yariisow ka soo roonaaneyso sidii hore oo ah markii laga soo qaadayay magaalada Muqdisho, waxayna dhaqaatiirta ku ammaantay daryeelka joogtada ah ay siinayaan dadka dhaawaca ah oo uu guddoomiyaha ku jiro. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ku dhaawacmay qarax todobaadkii hore ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawacSidoo kale Danjiraya Dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Qadar ayaa asana dhankiisa sheegay in dhaawacyadaan lagu bixinayo dadaalkii ugu badnaa, haatana la dareemayo isbadal wayn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip