Magaalada Isparta oo tababar loogu soo xiray Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Tuesday July 30, 2019 - 21:19:26 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Isparta oo tababar loogu soo xiray Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Dhoolatuska Xafladda Qalin jebinta ee Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Magaalada Isparta ee dalkan Turkiga oo tababarkoodii adkaa si guul leh loogu soo gabagabeeyey. Daawo HD Video-ga:- Dufcaddii 2aad ee Ciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhoolatuska Xafladda Qalin jebinta ee Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Magaalada Isparta ee dalkan Turkiga oo tababarkoodii adkaa si guul leh loogu soo gabagabeeyey. Daawo HD Video-ga:- Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababarayo Magaalada Isparta ee dalkan Turkiga ayaa tababarkooda adag si guul leh lagu soo gabagabeeyey.



Magaalada Isparta oo tababar loogu soo xiray Dufcaddii 2aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip