HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 31-KA LUULYO 2019-KA

0
Wednesday July 31, 2019 - 09:27:54 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 31-KA LUULYO 2019-KA

    Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Ciidamo Dhawaan La Qarameeyay R/Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guuta da 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Ciidamo Dhawaan La Qarameeyay R/Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guuta da 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameey ay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee M/Dhuusamareeb, ku waas oo hadda diyaar u ah howl-gallo lagu baacsa nayo argagaxisada. Md.Khayre oo ciidamada ugu tegay kor meer dhiirri gelin iyo dardaaran ah ayaa ku boorriyay inay si wadajir ah uga sha qe eyaan midnimada, qarannimada, sugidda amniga iyo howl-gallada argagaxisada loo ga xoreynayo deegaannada ay uga sugan yihiin dowlad gobaleedka Galmudug. Ayuu yiri R/Wasaaraha isagoo si gaar ah ula da rdaarmay Taliyaha guutada 15-aad, Gen. Mascuud Maxamed Warsame iyo taliyaha taliska 21-aad ee ciidanka xoogga dalka, Gen. Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir (Ka anti), isaga oo ku adkeeyay inay gutaan mas'uuliyadda ka saaran difaaca dhiigga iyo hantida ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan deegaannada ay u xil saaran yihiin. Md Khayre oo sheegay in muhiimad wayn ay dowladda u leedahay tayeynta ciid am ada iyo qalabeyntooda ayaa ballan qaad ay in si dhaqsa ah loo dhisayo xarunta 21-aad, ciidamadana loo dhammaytirayo dha mmaan qalabka iyo tababarrada ay u ba ahanyihiin si ay awood buuxda ugu yeesh aan fulinta mas'uuliyadda weyn. Isku dhafka ciidamada xoogga ayaa xo ojinaya guulihii laga gaaray isku dhafidda ciidamada Booliiska iyo nabad-sugidda, arrintaas oo muujineysa in R/Wasaare Kh ayre uu ku guuleystay qorshihiisii ahaa qarameynta ciidamada Ahlu Sunna iyo cii damada deegaanka, si ay wadajir ugu xur eeyaan deegaannada Galmudug ay arga gaxisadu uga sugantahay. Waa sida loo yiriye.

 Saxafi Caan Ku Ah Hawlaha Baaritaana dda Qarsoon Oo Lagu Xiray Dalka Tanzania

  Boliska dalkaasi ayaa la sheegay inay xir een Saxafi lagu magacaabo Erick Kab endera, kaasi oo caan ku ahaa inuu dabagal baaritaan ku sameeyo Dhac doo yinka Xasaasi ga ee ay Madaxda dalkaasi ku kacaan.

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Simon Sirro ayaa xaqiijiyey inay Saxafigaasi shal ay ka soo qabteen Hoygiisa oo ku yaalla duleedka caasimadda dalkaasi ee Dares Salaam

    Saxafiga Erick Kabendera ayaa ah Sax afi madax bannaan oo wax ku qora dhowr Warbaahino Caalami ah, mana kala cadda sababaha loo xiray. Goobjoogayaal ayaa sheegay in koox Ciiddanka Dharka Cad u dhaceen guriga Saxfaiga, isla markaana lagu xiray Saldhigga Boliska si wax loo weydiiyo.

Museveni Oo Shaaciyey Inuu Madaxw eyne Farmaajo Kula Taliyey Dhismaha Ciiddan Ammaan Oo Xoog Leh

Madaxweynaha dalka Ug anda, Yoweri Museve ni waxa uu Habeen hore ka shanq ariyey xogta Wada-shee keysi Khaas oo uu la ye eshay Madaxweyne Farm aajo, isagoo xusay inuu dhigiisa Somalia u muujiyey in dhibaatada dalkiisa tahay Nidaamyadii  dalka oo bur buray.  "Waxaan u sheegay Madaxweyna ha Somaliya inuu heli Karin Dowlad shaqe ysa, haddii aan Nidaamka la abaabulin ama la qorsheynin” ayuu yiri Museveni oo Habeen hore 19 Saraakiil Hawlgab ah ku qaabilay Aqalka Dowladda ee Entebbe.

      Madaxweynaha Uganda waxa uu shee gay in dhigiisa Somaliya talooyinkaasi sii yey mar ay Kulan La-tashi ku yeesheen M/Kampala. "Marka hore xasili dalka, siay Dowladda u noqoto mid Deggan, si ay dad ka u bilaabaan bixinta Canshuuraha, ka dibna waxaad bilaabi kartaa inaad Musha ar siiso Saraakiishaada” ayuu yiri Muse veni.

    Madaxweynaha Uganda waxa uu tilmaa may in loo baahan yahay inay Somaliya qaado dhabbihii uu soo qaaday muddadii shanta sanno ee uu Jabhadaynta u soo ga lay inuu la wareego Talada dalkiisa.

   Wuxuuna hoosta ka xariiqay  in Ciiddan kiisa wax iska caabinta ee NRA  gabaabsi ku ahayd waxyaabaha daruuriga u ah Nol osha, balse ay ka go’nayd inay xoreeyaan Uganda.    Museveni waxa uu xusay inay Somaliya raacaan dhabbahaasi Naf-hurn imadda ah iyo inaysan Hoggaamiyayaash ooda ka walaacinn sidii loo dhimi lahaa Mushaarka Ciiddanka, balse ay diiradda saaraan dhismaha Ciiddanka Ammaanka oo Awood xooggan leh.

   Si kastaba ha ahaatee, Uganda ayaa ah dalkii ugu horreeyey ee Ciiddamo u soo di ray Somaliya bishii Maarso ee sannadkii 2007-dii, kuwaasi oo qeyb ka noqday Cii ddanka Hawlgalka AMISOM, waxayna Cii ddanka Ugandha yihiin kuwa ugu tirada ba dan Ciiddanka dalalka qeybta ka ah AMISOM.

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shir Lagu Qabtay Malaysiya

    Dowladda Soomaaliya iyo xubno mata layay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya.

      Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qe yb galay xubno ka kala socday Dowladaha Carabta, Waddamada Aasiya, ganacsato iyo maalgashadayaal ka kala socday Wad damada Caalamka, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay fursado muhiim u ah maal gashadayaasha Dunida.

      Wafdiga Dowladda Soomaaliya ugu qeyb galaya shirka ayaa waxaa hoggaami naayey uqeybsanaha ganacsiga iyo We rshadaha Soomaaliya u fadhiya Dalka Mal aysia mudane; Maxamed Amiin Abuukar.

     Mohamed Amiin Abuukar, oo shirka ha dal ka jeediyey ayaa sheegay in Soomaali ya ay ku faraxsan tahay in Sanadkii 2aad ay kasoo qayb gasho shirkaan muhimka u ah is-dhexgalka ganacsiga Waddamada Carabta iyo Aasiya.

     Wuxuu ugu baaqay ganacsatada iyo Maalgashadayaasha kasoo qeyb gashay shirka in ay maalgashaan Waddanka Soo maaliya, isagoo tilmaamay inuu Dalku yah ay mid soo koraya islamarkaana ay fursa do badani jiraan, Soomaaliyana ay diyaar u tahay inay soo dhoweyso cid walba oo dooneysa inay ka qeyb qaadato fursadaha ka jira Dalkeenna.


Imaaraadka Oo Sheegtay Inay Dowlad da Qatar Taageerto Kooxaha Loogu Yeero Argagixisadda

    Qoraal uu Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka Carabta, Anwar Maxamed Garqaash Shalay soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku tixraacay Warb ixintii Codka lahaa ee uu Wargeyska The New York Times ku soo bandhigay Wada-hadalkii Khadka Telefoonka ee Danjiraha Qatar u jooga Somaliya iyo Ganacsade aad ugu dhow Amiirka dalkaasi kaga hadl een Qarixii bishii May 11-dii ee sannadkan ka dhacay M/Bosaaso.

    Garqaash waxa uu Twitter-kiisa ku sii qoray in Qalaalasaha ay Dowladda Qatar ku hayso deriskeeda muujinayo xiriirka ay la leeyihiin Xag-jirka iyo Argagixisadda, waa sida uu hadalka u dhigay.

    Waxa uu sii raaciyey inaysan Qatar be enin Karin qoraalkaasi oo aan u baahnayn Baaritaano, isla markaana aan la soo dha weyn Karin Eedeynta ku aadan Argagixi sadda ka dhanka ah dalkiisa Imaaraadka iyo inay arrintaasi xaqiijinayso ficilka runta ee Afarta Waddan.

     Dhinaca kale, Wasiiru-dowlaha Arrima ha Dibedda ee Imaaraadka Carabta, An war Maxamed Qarqaash inkastoo uusan qeexin dalalka afarta ee uu sheegay, had dana waxa uu ugala jeeday dalalka Imaar aadka, Sacuudiga, Baxrayn iyo Masar oo iyagu horey ugu eedeeyey dalka Qatar inay taageerto kooxaha Argagixisadda, in kastoo ay Dowladda Qatar beenisay Eede ymahaasi.

    Afartaasi Waddan waxay dalka Qatar ku soo rogeen cunaqabatayn siyaasadeed bil owgii bishii June ee sannadkii 2017-kii, iya doo aan ilaa iyo haatan wli loo helin Xal Diplomaasiyadeed.xigasho:-Caasimada Online

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo La Wareegay Amniga M/Kismaayo

     Wararka aan ka heleyno M/ Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Shalay amniga magaaladaas ay la wareegeen Ci idamo ka amar qaata Madaxweynaha do wlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxa med Islaam Axmed Madoobe.

    Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in Shalay lagu arkayay iyago wata gaadiidka nooca dagaalka inta badan Xaafadaha Kis maayo iyo Waddooyina waaweyn ee halkaas ku yaalla.

Dad ku sugan Kismaayo ayaa tilmaamay in Ciidanka ay sigaar ah ula wareegeen amniga Garoonka diyaaradaha Magaala da,waxaana markii horey amniga Garoo nka gacanta ku haayay Ciidamo Kenyan ah.

    M/Kismaayo waxaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto Doorashada Guddo omiyaha Baarlamaanka iyo mida Madax weynaha maamulkaas,isla markaana wax aa ka socda diyaar garowga Doorashada.

Hay’adda amniga maamulka Jubbaland ayaa u horey u shaaciyay in amniga Mag aalada Kismaayo siweyn loo adkeenayo, iyadoona shacabka loogu baaqay inay la shaqeyan Ciidamada.

Tobaneeyo Qof Oo Ku Geeriyootay Diy aarad Milliteri Oo Ku Burburtay Dalka Pakistan

    Waaberigii hore ee Shalay ayaa waxaa la sheegay inay Diyaarad Milliteri oo ay lee yihiin Ciiddanka Cirka ee dalka Pakistan ku habsatay dhismooyin ku yaalla Tuulla dda Mora Kalu oo u dhow Magaalada Rawalpindi.

     Diyaaradaasi oo ku jirtay Duullimaad Tababar ayaa waxay ku dhacday dhismoo yin la deggan yahay, iyadoo ay ugu yara an 17 qof ku geeriyootay shilkaasi.

     Faaruuq But oo ah Sarkaal ka tirsan Hay’adda Gurmadda Degdegga ee dalkaa si oo la hadlay Wakaalladda Wararka AP ayaa sheegay inay 15 qof ku dhaawacme en shilkaasi oo qaarkood aad u liita, waxa ana laga cabsi qabaa inay dhimashadu sii korodho.

     Waxa uu intaasi ku daray in dadka gee riyooday ay ku jireen carruur. Dadka degg an Tuulada Mora Kalu waxay sheegeen in ay soo tooseen, kadib, markii ay maqleen qarax weyn iyo markii ay arkeen qeybo ka mid ahaa Diyaaradda ku gubatay meel ku dhow guryahooda.

     Diyaraad Helikopter ayaa la arkayey oo dul heehaabayso halka uu shilku ka dha cay.   Dhakhtar lagu magacaabo C/raxma an ayaa sheegay in maydadka Duuliyaya asha laga soo saaro guryaha ku gubtay shilkaasi, wuxuuna xusay in ugu yaraan 3 guri uu soo gaaray burbur xooggan.

     Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay inay  2 Duuliye, 3 Ask ari iyo ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ku geeriyoodeen Shilka Diyaaradeed.

     Diyaaradda ayaa la sheegay inay ku jir tay Duullimaad caadi oo Tababar, markii ay soo dhacday, mana kala cadda waxa sababay inay Diyaaradu ku dul dhacdo Dhismooyin Rayidku lahaa.

Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay M/Muqdisho

    Shil sababay Khasaaro nafeed ayaa wa xa uu ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir, Shi lkan ayaa waxaa uu yi mid kadib markii is ku dhaceen Gaari Hoo mey iyo Mooto Bajaaj, waxaana xiliga falka uu dhacayay waddada ay aheyd mid aad u Mashquul adan.ku dhintay Darawal kii waday Mooto Bajaajta,waxaana Meyd ka Marxuumka go obta ka qaaday dad sha cab ah oo xiliga as goobta Agdhawaa, wa xaana loo qaaday dhanka Xarunta CID-da. Sidoo kale wararka ayaa tilmaamaya in Darawa lkii ga ariga ee Mootada ku dhacay uu goobta ka bax saday, waxaana durbo halkaas soo gaar ay Ciidamo Boolis ah oo xiligaas ku sug naa meel ku dhow halka uu Shilka ka dhacay.

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca shilal kala duwan oo geysta Khasaarooyin kala duw an.


Awaamiir Lagu Soo Rogay Shacabka M/Dhuusamareeb

     Magaalada Dhuusamareeb ee Caasi mada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa kulan looga hadlayay amniga ku yeeshay Talisyada Booliska iyo Naba dsugida Heer Fadaral qaybaha ka Howlg ala  Galmudug.

     Kulanka amniga ayaa markii soo dham maaday,kadib waxaa laga soo saaray Awaamiir iyo Digniin ku socota ku socota Bulshada degan Magaalada Dhuusamare eb,kuwaasi oo ay isku raaceen Hay’add aha amniga ee Heer Fadaral qaybaha ka  Howlgala Galmudugb,isla markaana Fadhigooduna yaha halkaas

        Awaamiirta iyo Digniinka loo diray Shacabka Dhuusamareeb ayaa ka kooban 10 qodob,kuwaasi oo kala ah.

1.Muwadinkii iska iibinaya Garigiisa kuna sugan gudaha Dhuusamareeb waa inuu soo wargaliyaa Xafiisyada qabilsan Diiwa ngalinta Gadiidka ee labada Xafiis.

2.Muwaadiniinta leh gaadiidka waa inay qaataan Targada maamulka Lamana ogol an doono Gaari aan laheyn Taargo Oo ah Aqoonsiga Uu gaari Kushaqeeyo.

3.Shirkad Ama Shaqsi Iska leh Milkiyada Guri Kuyala Casimada Rabana Inuu ijaa rto (Kireeysto) Waa Inuu Lasoo Xariiro Ama Yimaado Talisyada Hayadaha amn iga si loola Socdo Dhaq Dhaqaaqa Cida Dagaysa Guriga  Sida’ Shirkad,Hayad, INGO,Masuliyiin Ama Muwaadiniin Iska Caadiya.

   4.Cidii Kireeysa Guri Aysan Lasocodsiin Hayadaha Amniga Iyagaa  Masuul Kano qon Doona Wixii Gurigas Lagu Qabto Ama Kayimaada.

   5.muwaadinkii La Qabto Isagoo Hub Ku dhex Wata Caasimada sida’ qori_Bisto lad_Ama Bumbo aan Laheyn Sumad Loo Raaco Isaga Iyo Hubkiisaba Waxaa Law aregi doona Haayadaha Amniga Ee Caasimada.

    6.Gaadiidka Ay Ku Dahaaranyihin mura ayadaha Madow (Bensulka) Waxa Lagu Wargalinayaa Inay Iska Diwan galiyan Talisyada Amniga Si loo siiyo Aqoonsiga Beensulka.

   7.Gaarigii Ku dhex Socda Xawaare Ama Karaar Kabadan 20 saacada socodka Ga ariga Gudaha Magaalada waxaa loo arki Doona Gaari Kaqayb Qaadanaya Qalqal galinta Amniga.

     8.Muwaadininta Waxaa Laga Codsana yaa Inay Si Buuxda ula Shaqeyaan Hayad aha Amniga Si Loo Ilaaliyo Badqabka Mu wadinka Naftiisa Iyo Maalkisaba.

      9.Muwadinkii Arka Gaari,Goob Ama Shaqsi Uu Kashakiyo Waa Inuu Si Deg Deg Ah ula Xariiro Hayadaha Amniga Si Loo baajiyo Qatar Laga Yaabo Inay Ma hadho Reebto.

     10.Askari Kasta Ee Katirsan Xero ka mida Qaybaha Ciidanka ee Sobaxaya Waa Inuu Soo Qataa Aqonsigiisa Ciidan imo Si Aysan Udhicin Is Maandhaaf iyo Is ku Ekeeyn Xiliyada Howlgaladu Socdaan.

Qaxooti Soomaali Ku Biiri Lahaa Koox da Daacish Oo La Qabtay

     Labo Muwaadin Soomaali ah oo ku no olaa Gobalka Arizona ee dalka Maraykan ka ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaarada ha ee Tucson International Airport xilli ay doonayeen inay u dhoofaan dalka Masar.

2da Muwaadin oo midkooda haysta Dega naansha Maraykanka iyo halka midka kal ena uu Qaxooti yahay waxaa      magacyadooda lagu kala sheegay Ax med Mahad Maxamed oo 21-jir ah iyo Cabdi Yemani Xuseen oo 20-jir ah waxaa lagu soo oogay inay qorsheynayeen inay qalab ku taageeraan, kuna biiraan Kooxda Daacish-ta ka dagaalanta dalka Masar.

     Waaxda Caddaaladda Maraykanka wa xay Habeen hore ka hadashay dacwadda loo hay sto 2da qof ee Soomaalida ee la qabtay iy agoo doonayey inay ku biiraan Maleshiy ada Kooxda Daacish, waxana la sheegay inay Eedeysanayaa sha xiriir la yeesheen Shaqaale dhar Cad oo ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Federalka Maraykanka ee FBI-da, kaasi oo ay rumeysnaayeen inuu ahaa Taageere rumeysan Aydhoolajiyad da ama Aragtida Kooxda Daacish.

     Wada-hadalkooda ayey 2da nin ee Soo maalida ku sheegeen inay doonayaan inay u dagaalamaan Kooxda Daacish iyo inay weeraro ka geystaan gudaha Marayk anka, haddii ay u suurto-geli  weydo inay dhoofaan.

      Axmed Mahad Maxamed iyo Cabdi Ye mani Xuseen ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota ee dalkaasi.

  Si kastaba ha ahaatee,  Hay’adda FBI-da waxay horey u qabatay 45 qof oo Sooma ali ah, kuwaasi oo qorsheynayey inay ku biiraan Kooxda Daacish-ta ka dagaalanta dalalka Somalia iyo Iraq

Dad Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuq Ku Yaalla Yemen

    Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ay aa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq  ma shquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qata bir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen.

    Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda ay duqeynta ka dha cday ayaa sheegay in duqeyntii Dorraad dhacday lagu dilay  13 qof oo 2 ka mid car ruur ahaayeen, laguna dhaawacay 23-kale.

     Maareeyaha oo lagu magacaabo Saa lax Qorban oo la hadlay Wakaalladda War arka REUTERS  waxa uu sheegay inay 13 carruur ah ka mid yihiin dadka lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay Duqeyntaasi.



Afar Wariye oo Shalay lagu xidhay magaaladda Hargeysa

     Illaa afar wariye oo ka hawlgala tel efishanka Eryal TV ayaa Shalay xabsiga loo taxaabay, wakhti ay ku gudda jireen shaqo maalmoodkooda caadiga ah.

     Suxufiyiintan ayaa kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Max amed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi, hase yeeshee xukuumada iyo ciidanka amniga ee xabsiga u taxaabay wali kama hadal.

Afartan wariye ayaa hadda ku jira saldhiga    degmadda Koodbuur ee M/Har geysa, .

    Muddooyinkii u dambeeyey waxa soo badanaya xadhiga wariyeyaasha iyo dad ka wax qorqora, waxaana wali isna damb igiisa la cadeyn walina cidi ka hadal war iye Maxamed Yuusuf Bakayle oo xarunta dambi baadhista M/Hargeysa ku xidhan.


Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaa tay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiy ada dib-u-eegista dastuurka

      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog war eysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuul iyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarl amaanka iyo Guddiga Dib U Eegista Dast uurka ee Madaxa Bannaan kuwaas oo uga warbixiyey halka ay marayaan haw laha dhammeystirka Dastuurka iyo arrim aha hortabinta u leh.

      Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dast uurka iyo xubnaha labada Guddi ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixinno ku aaddan hawlaha qabsoomay muddadii labada sanno ahayd ee ay shaqaynayeen, kuwa qabyada ah iyo qorshayaasha uga dejisan dardargelinta geeddiga qabyatirka Dastuurka.

     Masuuliyiinta uu Madaxweynuhu kul anka la qaatay ayaa hoosta ka xarriiqay inuu meel fiican marayo geeddi-socodka dhammaystirka Dastuurka JFSoomaaliya iyada oo hadda la gagabeeyay qaybta la xiriirta arrimaha farsamada iyo dib u eegista qodabbada iyo qoraalka dastuur ka, balse loo baahan yahay in wada xaajo od loo dhan yahay laga yeesho qodabba da masiiriga ah ee siyaasadda la xiriira.

      Madaxweyne Farmaajo oo shir gudd oominayey kulanka ayaa markii uu dhega ystay warbixinnada waxa uu sheegay in Dowladdu ay mudnaanta kowaad siinayso sidii loo dhammaystiri lahaa dastuurka iya da oo xoogga la saarayo xasiloonida iyo wadashaqaynta siyaasadeed ee ka dhexa ysa laammaha dowladda maadaa ma oo ay khilaafyada siyaasadeed ee soo noqno qday caqabad ku ahaayeen geeddi-socod ka qabyatirka dastuurka.

     "Waxaan aaminsanahay inaad geeddi ga soo gaarsiiseen meel fiican oo la dham maystiri karo. Waxa arrintan qayb ka qaa tay xasiloonida siyaasadeed ee aan hays anno oo aan aaminsanahay haddii aysan jiri lahayn inay hawsha aad haysaan intan ka sii adkaan lahayn. Waxa loo baahan ya hay in xasiloonidaas la gaarsiiyo Dowlad Goboleedyada.”

     Madaxweynaha ayaa tilmaamay in haw sha dhammaystirka dastuurku ay tahay mid dan u ah qof kasta oo Soomaaliyeed, sidaasi awgdeedna ay muhiim tahay in laga hawlgalo sidii qayb looga geysan lahaa fududaynta iyo taageerada hawshan Qaran iyada oo laga tanaasulayo danaha shakhsiga ah.

     Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sidoo kale bogaadiyey sha qada ay qabteen Wasaaradda iyo Guddi yada u xilsaaran dhammaystirka dastuur ka kuwaasi oo ku shaqeeyay duruufo ad ag isaga oo ku boorriyey in la dardargeliyo dadaalada haatan socda.

     Shirka waxa ka qaybgalay R/Wasaare Ku Xigeenka Dalka Md.Mahdi Maxamed Guulleed, Wasiirka Wasaaradda Dastuur ka Md.Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiy aha Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Mda. Cabdi Xasan Cawa ale {Qaybdiid}, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib U Eegista Dastu urka Md. Maxamed Daahir Afrax iyo xubno ka tirsan labada guddi

Xisbiga Xoriyadda Soomaaliyeed oo da ahfurkiisa lagu qabtay M/Toronto ee dal ka Canada

    Munaasabad lagu daahfurayay Xisbiga Xoriyadda Soomaaliyeed ayaa lagu qab tay M/Toronto ee dalka Canada. Dad weyne kala duwan oo ay qeyb ka yihiin mas'uuliyiin ka tirsan gobolka Onta rio iyo ururrada ka dhisan magaalada Tor onto ayaa ka qeyb galay munaasabadda.

       Guddoomiyaha  xibiga ,Axmed Cumar Gaagaale ayaa dadkii ka qeyb galay mun aasabadda u sheegay aragtida uu xamba arsan yahay xisbiga oo ay kamid yihiin ka shaqeynta caddaaladda, is-aaminaadda, mid nimada, sinnaanta iyo la dagaallanka musuq-maasuqa.

      Dadkii ka qeyb galay munaasabadda ayaa xusay muhiimadda ay leedahay xaq iijinta nidaamka xisbiyada, si looga gudbo awood qeybsiga ku dhisan 4.5 taasoo ay sheegeen in loogu gefayo dad Soomaal iyeed.

     Xildhibaanka gobolka Ontario ee laga soo doorto xaafadda York South Weston, Faysal Xasan ayaa soo dhaweeyay xisb iga isagoo xusay in nidaamka xisbiyada uu yahay mid looga gudbi karo xaaladda siyaasadeed ee xilligan.

      Gurey Xaaji Xasan, guddoomiyaha xar unta talo soo jeedinta Soomaaliyeed ee fa dhiggeedu yahay magaalada Muqdisho iyo Saciid Jaamac Qoorsheel oo ka tirsan xarunta horeyna wasaarado kala duwan u ga soo qabtay xukuumadihii hore ayaa si doo kale ku dheeraaday muhiimadda xisbiyada iyo in loo baahan yahay sidii la gu hubin lahaa in laga gudbo nidaamka qa baliga ku saleysan ee afar iyo bar.

      Qaar ka tirsan dadkii ka qeyb galay ay aa su’aalo weydiiyay guddoomiyaha xisb iga xoriyadda Soomaaliyeed Axmed Cum ar Gaagaale. Sidoo kale qudbadaha wax aa bar-bar socday heeso waddani ah oo uu ku luuqeynayay Axmed  Waddani.

Diyaarad milateri oo ku dhacday dalka Pakistan

     Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen, markii diyaarad yar oo nooca milateriga  ah ay ku dhacday xilli hore oo Talaadada Shalay ah meel ku dhow magaalada Rawalpindi ee dalka Pakistan.

Afhayeen  u hadlay hay’adda badbaadada maxalliga oo lagu magacaabo , Farooq Butt ayaa sheegay in ay heleen 17 mayd ah, oo 12 ka mid ihina ay yihiin dad rayid ah, halka dhaawacuna uu ku sheegay 12 qof, kuwaas oo la geeyay xarumaha Caafimaadka.

Milateriga Pakiskan ayaa dhankooda war ka soo baxay ku sheegay in diyaaraddu ay ku jirtay howlo tabbabar ah markii u shilku dhacayay, iyagoo intaasi ku daray in ay saraakiisha badbaadada demiyeen debka , dadka dhaawacmayna ay u qaadeen Isbitaallada.

Dekedda M/Kismaayo oo laga soo saar ayo haraadiga Maraakiib hore

Dekadda magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa wax aa Shalay ka bilaawday ka soo saarista haraadiga qa arka mid ah Maraakiib hor ay ugu quustay dekedda.

Dekedda waxaa ku sugan shaqaale isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib oo ku how lan sidii ay dibadda uga soo saari lahaa yeen biraha haraadi ga Maraakiibtii hore , ku waa oo ay dhiba ato xoog leh ku qabaan Maraakiibta doon eysa in ay ku soo xirato dekedda.

     Madaxweynaha Jubbaland Maxamed Axmed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa  dhowaan u jeediyay codsi beesha Caalam ka inay ka taageeraan sidii  dekadda mag aaladda Kismaayo uga soo saari lahaaye en Maraakiibta ku bur  burtay markii ay dhacday Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

    Dekedda Kismaayo ayaa ka mid ah dekedda ugu ballaaran dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Il dhaqaale muhiim u ah guud ahaanba marka dowladda gobol eedka Jubbaland.

     Waxaa jiro dekeddo Soomaaliya ku yaala oo looga kala guuray haaraadiga bariha Maraakiib horay ugu quusay, hasse ahaatee kuwa hadda qaarkood shaqeeya oo ay ugu weyn tahay  Dekadda Muqdisho badi haraadiga laga soo saaray.

Maraakiib Howlgal U Joogay Xeebaha Somalia Oo Loo Jiheyn Doono Gacanka Hormuz

     Dowladda Koonfurta Kuurya waxay qor sheynaysaa inay ku biiraan Ciiddanka Bad da ee Marayk anka ka jooga Man diqadda Bariga Dhe xe, kuwaasi oo taa geero siinaya Mar aakiibta Shidaalka ee marinkoodu yahay Gacan-biyoodka Hormuuz  ee Xeebaha Iiraan.

     Wargeys ka soo baxa dalka Koonfurta Kuurya oo lagu magacaabo The Maekyu ng business newspaper waxa uu Shalay qoray in Sarkaal sare oo ka tirsan Dowlad da dalkaasi oo aan magacisia la shaacinin u sheeg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip