Wararka

SpaceX launches Israeli satellite for communication services in Africa

0 Visits: 857 | Wednesday August 07, 2019 - 12:45:33
U.S. private space company SpaceX on Tuesday launched a Falcon 9 rocket carrying an Israeli-owned satellite to provide communication services for Africa. The rocket, carrying the AMOS-17 Satellite, blasted off at 7:23 p.m. Eastern Time (1123 GMT) from Space Launch Complex 40 at Cape Canaveral Air Force…

Read More »

Madaxweynaha K/Galbeed Oo Madaxda Dalka Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah

0 Visits: 267 | Wednesday August 07, 2019 - 12:37:37
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo,kadib markii uu Muqdisho uga qeyb galay Aaska Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisow. Garoonka Diyaaradaha…

Read More »

Dhageyso:-Jubbaland oo shaacisay tallaabo ay ka qaadeyso Odoyaasha qaata Amarka Al-Shabaab

0 Visits: 273 | Wednesday August 07, 2019 - 12:34:22
Iyada oo dhawaan Al-Shabaab ay soo bandhigeen qeybtii u horeysay Odayaasha iyo Ergadii soo xushay Xildhibaannada Baarlamaanka ee iska diiwaan geliyay xarumaha Al-Shabaab ayaa war ka soo baxay maamulka Jubaland waxaa uu digniin loogu diray Odayaashaas. La-taliyaha dhinaca amniga ee Madaxweynaha Jubbaland…

Read More »

Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho

0 Visits: 313 | Wednesday August 07, 2019 - 12:28:00
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo Maanta gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay Nin la sheegay inuu ahaa Farsama-yaqaan sameeya Mobilada. Dad ku sugan Suuqa Bakaaraha oo la hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa u sheegay in dilka uu ka dhacay suuqa Cabdalla…

Read More »

Trump oo Maxakamad la tiigsaday Maamulka California

0 Visits: 262 | Wednesday August 07, 2019 - 12:25:15
Donald Trump Jey Madaxweynaha Maraykanka iyo xubnaha xisbiga jamhuuriga ee uu ka tirsanyahay Mr Trump ayaa dacwad ku furey maamulka gobolka California ee dalka Mareykanaka,kadib markii uu maamulkaasi meel mariayay shuruud ah in qofka musharaxa madaxweynaah noqonayo uu ku qasbayo in uu soo bandhigo canshuurihii…

Read More »

Guddoomiye Mursal oo ka hadlay khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul Gobaleedyada.

0 Visits: 253 | Wednesday August 07, 2019 - 12:05:13
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamu gobaleedyada ka jira dalka. Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu sheegay in arimaha la xiriira dastuurka la isku khilaafsan…

Read More »

DEG DEG:-Dil ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 226 | Wednesday August 07, 2019 - 12:02:31
Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa waxaa la sheegay in goordhow Gudaha Suuqa weyn ee bakaaraha ee Magalada Muqdisho ku dileen Wiil dhalinyaro ah, iyaga oo dilka kadib gooobta ka baxsaday. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha qeybta loo yaqaano Cabadalla shideeyaha nawaaxiga Masjidka Shuhadada,waxaana…

Read More »

Turkey's first flying car prototype unveiled

0 Visits: 855 | Wednesday August 07, 2019 - 11:58:19
Bayraktar – who is also the founding chairman of the Turkey Technology Team Foundation (T3 Foundation) – shared photos on Twitter of the prototype's eight-month-long design process, from the initial sketches to its construction. Bayraktar said the design team aims to complete the prototype in…

Read More »

Dowladdo uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan dalka Mareykanka

0 Visits: 240 | Wednesday August 07, 2019 - 11:49:07
Dowladdaha Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka dhacday gobollada Texas iyo Ohio. Labadani waddan ee ku yaalla Latin America ayaa digniintooda ku sababeeyay,rabshadaha iyo danbiyada naceybka…

Read More »

SAWIRRO:Shabaab oo soo bandhigay Ergooyin kale oo iska diiwaangeliyay

0 Visits: 212 | Wednesday August 07, 2019 - 11:39:40
Ururka Al Shabaab ayaa deegaanka Buulo Fulaay oo ka tirsan Gobolka Baay waxa ay ku soo bandhigeen Ergooyin kale oo iska diiwaangaliyay deeganada Shabaab ay ka taliyaan.

Read More »

Musharaxiinta is bedel doonka Jubbaland oo soo saaray shuruudo ku aadan doorashada (Akhriso)

0 Visits: 222 | Wednesday August 07, 2019 - 11:29:10
Musharaxiinta is bedel doonka Jubbaland oo maalintii shalay la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Guyo oo maalmahan ku sugan Kismaayo ayaa soo saaray shuruud ku saabsan hannaanka doorashada Jubbaland, si ay ugu dhacdo si xor iyo caddaalad ah. Xubnahan Musharaxiinta…

Read More »

Francisco Madeira "Al-Shabaab Waxay Doonayaan Inay Noqdan Awood Siyaasadeed"

0 Visits: 221 | Wednesday August 07, 2019 - 11:14:30
Ergayga Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska The Star ee ka soo baxa Nairobi oo uu kaga hadlay Alshabaab iyo Kaalinta Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM. Ambassador Francisco Madeira…

Read More »

Xanuun halis ah oo ka dillaacay dalka Filibiin iyo dowladda oo xaalad degdeg ah soo rogtay

0 Visits: 222 | Wednesday August 07, 2019 - 11:03:26
Dowladda Filibiin ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda ay kusoo rogtay xaalad deg deg ah, kaddib markii uu ka dillaacay xanuunka Dengue. Illaa 622 qof ayaa la sheegay in ay u geeriyoodeen xanuunkan oo ah cudur ay gudbiso kaneecada teeda dheddig. Wasiirka caafimaadka Filibiin, Francisco Duque ayaa sheegay,…

Read More »

150 macallin oo loo soo xiray tababar ku saabsan Manhajka cusub ee Waxbarashada dalka

0 Visits: 212 | Wednesday August 07, 2019 - 10:44:54
Tababar ku saabsan manhajka cusub ee waxbarashada dalka oo loo qabanayay macallimiinta wax ka dhiga iskuulada dalka ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay ka qeyb galayeen ku dhowaad 150 macallin oo wax ka dhiga iskuulada magaalada Muqdisho ayaa hadafkiisu ahaa in macalimiinta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH OO AH ARBACO 7-DA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1383 | Wednesday August 07, 2019 - 09:44:45
DFS OO SOMALILAND UGA MAHADCELISAY SOO DHAWEYNTA ODAYAAL DHAQMEED HARGEYSO GAARAY R/Wasaare kuxigeenka XFS, Md.Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka ee dhawaan Hargeysa kula kulmay Madaxw eynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Nabadoon Maxamed Xasan Xaad…

Read More »

QORSHE SIR AH OO SUCUUDIGU LA DAMACSAN YAHAY TURKIGA

0 Visits: 1386 | Wednesday August 07, 2019 - 06:53:14
Dowladda Sucuudiga ayaa bilowday hirgalinta qorshe sir ah oo ay kaga cad-goosanayso dowladda Turkey, kaddib markii Maxamed Bin Salmaan uu dulqaad dheeri ah u muujiyay madaxweyne Recep Dayyip Erdogan taaso salka ku haysa dilkii wariye Jamal Khashoggi. Qorshahan sirta ah ayaa lagu faahfaahiyay warbixin…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hay'adda WFP

0 Visits: 284 | Tuesday August 06, 2019 - 22:42:30
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka socda Hay'adda WFP oo uu hogaaminayey Madaxa Hay'adda ee Soomaaliya Mr. Cesar Arroyo. Kulanka Madaxweynaha iyo saraakiishaasi waxaa ku wehelinaayey masuuliyiin ka…

Read More »

Arday u fariisatay Imtixaanka deeqaha Wax-barasho ee Hormuud

0 Visits: 275 | Tuesday August 06, 2019 - 22:37:34
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si rasmi ah uga bilowday imtixaanka qabuulka ah ee looga gudbayo Deeqaha waxbarasho ee Hormuud Telecom (Hormuud Scholarship) taasoo ay dhawaan ku dhawaaqday Shirkadda. Imtixaanka ayaa waxaa Maanta u fariistay ku dhawaad 300 oo arday kuwaas oo…

Read More »

Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Dalka Oo La Kulmay Safiirka Qatar Ee Somalia

0 Visits: 230 | Tuesday August 06, 2019 - 22:26:52
Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya ayaa kawada hadlay…

Read More »

Taliye Ka Tirsanaa Boliska Federalka Ethiopia Oo Lagu Dilay Addis Abeba

0 Visits: 266 | Tuesday August 06, 2019 - 22:20:17
Labo Sarkaal Bolis oo uu ku jiray Taliye ayaa la soo weriyey in lagu dilay Xarunta Dhexe ee Hay'adda Tiro-koobka ama Istaatistikada Ethiopia ee magaalladda Addis Abeba. Toogashadaasi oo dhacday duhurnimadii shalay weli kama aysan hadlin Dowladda Ethiopia, balse, Ilo-wareedyo dhanka Baraha Bulshadda…

Read More »