DEG DEG:-Dil ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha

0
Wednesday August 07, 2019 - 12:02:31 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dil ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha

    Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa waxaa la sheegay in goordhow Gudaha Suuqa weyn ee bakaaraha ee Magalada Muqdisho ku dileen Wiil dhalinyaro ah, iyaga oo dilka kadib gooobta ka baxsaday. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha qeybta loo yaqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa waxaa la sheegay in goordhow Gudaha Suuqa weyn ee bakaaraha ee Magalada Muqdisho ku dileen Wiil dhalinyaro ah, iyaga oo dilka kadib gooobta ka baxsaday. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha qeybta loo yaqaano Cabadalla shideeyaha nawaaxiga Masjidka Shuhadada,waxaana wararka ay sheegayaan in Wiilka la dilay uu ka mid ahaa Dhalinyarada ku Shaqeysata Sameynta Mobeelada.

Weli macada sababta loo dilay wiilkaasi Dhalinyarada ahaa iyo dadka ka dambeeyay dilkiisa,waxaana goobta uu dilka ka dhaca gaaray oo haatan howlgallo ka wada Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Wararka kusoo kordha kala socda www.mogtimes.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip