Guddoomiye Mursal oo ka hadlay khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul Gobaleedyada.

0
Wednesday August 07, 2019 - 12:05:13 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Mursal oo ka hadlay khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul Gobaleedyada.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamu gobaleedyada ka jira dalka. Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu sheega

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamu gobaleedyada ka jira dalka. Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu sheegay in arimaha la xiriira dastuurka la isku khilaafsan yahay, islamarkaana xal waara laga gaari doono.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobalka Golaha shacabka ayaa waxaa uu meesha ka saaray in khilaaf weyn uu ka dhexeeyo dowladda dhexe iyo kuwa maamul gobaleedyada ka jira dalka, sida uu u sheegay BBC-da

Khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe oo ahaa mid dhowr jeer soo noqnoqday ayaa qaar badan oo kamid ah madaxdii dabada ka riixayay khilaafka waxaa ay noqdeen kuwa looga adkaaday doorashooyinkii ka dhacay deegaanadooda, kuwa la heshiiyay dowladda federaalka iyo kuwa isaga baxay saaxadda siyaasadda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip