Wararka

Al-Shaaab oo weerar ku qaaday iskuul ku yaal Magaalada Gaarisa.

0 Visits: 336 | Tuesday January 07, 2020 - 14:22:31
Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo sareedo oo hoostaga mgaalada Gaarisa ee ka tirsan gobolka waqooyi bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubaysan ay weerar culus ku qaadeen iskuul halkaasi ku yaala.

Read More »

Jeneraal Qasem Suleimani oo maanta la aasayo

0 Visits: 261 | Tuesday January 07, 2020 - 09:36:23
Waxaa maanta lagu wadaa in Koonfurta bari ee dalka Iran lagu aaso Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran, kaas oo uu Mareykanka ku dilay duqeyn dhanka cirka ah. Wakaaladda wararka ee ISNA ee Iran ayaa kusoo warrantay in meydka Jeneraal Qasem Suleimani la geeyay magaalada uu…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay aas'aaska isbahaysi ay u dhanyihiin 8 dowladood

0 Visits: 314 | Tuesday January 07, 2020 - 09:33:38
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Golaha Wadamada Carabta iyo Afrika ee ku yaalla Badda Cas iyo Gacanka Cadan oo ay martigelisay Caasimadda Sucuudiga ee Riyadh. Wasiirrada ayaa waxa ay saxiixeen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 7-JANNAAYO-2020

0 Visits: 406 | Tuesday January 07, 2020 - 09:22:47
Senator Muuse Suudi: "kalluunkii aya an ilaashan weynay, Burcad-badeed ay aan iska dhici weyney, burcad Batrool iskama dhici karno.." Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo ma anta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqa lka Sare ee lagu ansixiyey sharciga Bat roolka dalka, ayaa soo jeediyey in ansixi…

Read More »

Senator Muuse Suudi: burcad Batrool iskama dhici karno.."

0 Visits: 404 | Monday January 06, 2020 - 23:05:46
Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo maanta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqalka Sare ee lagu ansixiyey sharciga Batroolka dalka, ayaa soo jeediyey in ansixinta sharcigan lala sugo dowlad xoog leh oo damaanad qaadi karta Senetorka ayaa sheegay in mar walba ay muhiim tahay in la soo saaro Batroolka dalka,…

Read More »

Taliyaha Booliska & Xaliimo Yareey oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

0 Visits: 290 | Monday January 06, 2020 - 22:16:26
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xajaar" ayaa maanta kulan ka yeeshay arrimaha doorashada Soomaaliya ee soo socota iyo doorka ay ka qaadan karaan Cidaamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada…

Read More »

SAWIRO:-Qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa oo ka bilaawday Galgaduud

0 Visits: 222 | Monday January 06, 2020 - 22:14:52
Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay deegaano hoostaga Magaalada dhuusamareeb ka bilaabeen qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa. Ayaxa ayaa waxaa uu ku degay beero badan oo ku yaalla Gobolka Galgaduud,isaga oo xaalufiyey dalagyo…

Read More »

Puntland oo sheegtay inay howlgal ku dishey Xubno ka tirsan Daacish

0 Visits: 230 | Monday January 06, 2020 - 22:09:52
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa waxaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen toga Miraale we GobolkaBari,halkaas oo la sheegay inay ku dileen Xubno ka tirsan Kooxda Daacish. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegeen inay wehlinayeen ciidamada…

Read More »

Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Al-Shabaab Ee Saldhiga Lamu

0 Visits: 247 | Monday January 06, 2020 - 19:13:33
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerarkii Al-shabaab shalay ay ku qaadeen Saldhig ay wada degan yihiin Ciidamada Mareykanka gaar ahaan kuwa Badda iyo Kenya ee ku yaalla Gobolka Xeebta ee Lamu ee dalka Kenya. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu…

Read More »

Dhaqaatiir Loo Diray Deegaan Uu Ka Dilaacay Cudur Ay Dad U Geeriyoodeen

0 Visits: 238 | Monday January 06, 2020 - 19:07:53
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool. Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudur ay u geeriyoodeen ilaa Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin.

Read More »

Faah Faahin ku aadan Dagaal Beeleed ka dhacay Kalinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.

0 Visits: 264 | Monday January 06, 2020 - 18:06:19
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro kala duwan oo laba maleeshiyo beeleed ku dhex-marey tuulada Hareeri ee hoostagta degmada Jarati ee gobalka Afdheer ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Read More »

Wasiir Maanta hortegay Xildhibaannada Aqalka Sare

0 Visits: 328 | Monday January 06, 2020 - 17:59:50
Kulankii 24aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta ka qabsoomay Magaalada muqdisho,iyada oo uu shir guddominaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay ku-wehliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmad iyo…

Read More »

Xildhibaan Shaaciyey Inuu La Tartami Doono Yuweri Musaveni Oo Xabsiga La Dhigay

0 Visits: 198 | Monday January 06, 2020 - 17:54:19
Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ahaan Booliska waddanka Uganda ayaa Maanta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine. Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xildhibaan Bobi Wine markii la xirayay uu Ku sii socday deegaanka laga soo doorto ee Kyadondo East.Sababta…

Read More »

Kulan looga hadlayey Amniga oo lagu qabtey Jowhar

0 Visits: 203 | Monday January 06, 2020 - 17:51:35
Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Dhexe,Duqa magalada Jowhar Taliyaha Hay'ada…

Read More »

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno riddey

0 Visits: 224 | Monday January 06, 2020 - 17:35:38
Maxkamadda Sare ee ciidamada Puntland ayaa maanta waxay xukuno dil ah ku ridday saddex askeri oo horey uga tirsanaan jiran ciidamada Puntland, kuwaasoo horay u geystay dilal. Waxaa kaloo ay maxkamadu dhegeysatay qaar ka mid ah rag horay Maxkamada Darajada Koowaad ee Maxkamadda ciidamadu ay xukun dil…

Read More »

Boqolaal kun oo u baroordiiqay Solemani

0 Visits: 239 | Monday January 06, 2020 - 17:31:43
Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta hoggaamiyey duco loo qabtay Qassem Soleimani, ayada oo boqolaal kun oo qof ay isugu soo baxeen magaalada Tehran, si ay ugu baroordiiqaan Jeneraalkii sare ee Iran. Ayatollah Ali Khamenei ayaa waxaa wehliyey madaxweynaha Iran Hassan Rouhani…

Read More »

Hawo Abdallahi Ali: Illiteracy must be defeated by whatever means.

0 Visits: 774 | Monday January 06, 2020 - 17:23:29
It is recess time, and lively chatter can be heard from the grounds of Abdalla Deerow School in Baidoa. Located in the centre of the city, it provides free education five days a week to more than one thousand girls from vulnerable communities in the area. Its principal, Hawo Abdallahi Ali, cruises the…

Read More »

Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq

0 Visits: 250 | Monday January 06, 2020 - 09:08:47
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi doona Dowladda Ciraaq, haddii ay dhaqangeliso qaraar uu meel-mariyay barlamaanka dalkaas. Donald Trump ayaa sheegay in saldhigga cirka ee uu Mareykanka ku leeyahay Ciraaq ay ku baxday balaayiin doolar,…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyey Sh/Hoose

0 Visits: 291 | Monday January 06, 2020 - 09:06:55
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen tuulooyin hoostaga degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen deegaanka Ceel Saliini iyo deegaano kale oo hoostaga Magaalada…

Read More »

Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo howlgal ka socda

0 Visits: 265 | Monday January 06, 2020 - 09:05:19
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax xalay Waqooyiga Magaalada gaalkacyoee Xarunta Gobolka Mudug lagula eegtay Sarkaal ka tirsan Ciidamada isku-dhafka ee xasilinta Magaalada Gaalkacyo. Sarkaalka ayaa la sheegay in miino loogu xirey Gaarigiisa,isla markaana ay la qaraxday xilli…

Read More »