Dhaqaatiir Loo Diray Deegaan Uu Ka Dilaacay Cudur Ay Dad U Geeriyoodeen

0
Monday January 06, 2020 - 19:07:53 in Wararka by
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaqaatiir Loo Diray Deegaan Uu Ka Dilaacay Cudur Ay Dad U Geeriyoodeen

    Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool. Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudur ay u geeriyoodeen ilaa Saddex ruux, d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool. Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudur ay u geeriyoodeen ilaa Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin.

Wasaarada ayaa sheegtay in Kooxo dhaqaatiir ah loo direy deegaankaas,kadib markii baaqyo kala duwan ay kasoo baxeen Odayaasha iyo waxgaradka .

Dhaqaatiirtas ayaa waxaa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dadka bukaanada ah ee isbitaalka Saaxdheer jiifa si loogu qabto baahiyaha Caafimaad oo ay qabaan.

Dowladda Goboleedka Puntland aya Horay u shegtay in ay Dhaqatiir ay diri donaan deganadasi si loga jawabo Cabashada ka soo yeertay dadka deegaanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip