Kulan looga hadlayey Amniga oo lagu qabtey Jowhar

0
Monday January 06, 2020 - 17:51:35 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayey Amniga oo lagu qabtey Jowhar

    Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Dhexe,Duqa magalada Jowhar Taliyaha Hay'ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Hirshabelle Taliyaha Saldhiga Degmada Jowhar iyo Xeer Ilaaliyaha. Kulanka waxaa shir-gudoominayay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xildhibaan Mohamuud Siyaad Barqadle Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay sidii Hay'adah Amniga loogula xisaabtami lahaa dhinaca Amniga si ay u dardar geliyaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip