Taliyaha Booliska & Xaliimo Yareey oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

0
Monday January 06, 2020 - 22:16:26 in Wararka by
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska & Xaliimo Yareey oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

    Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xajaar" ayaa maanta kulan ka yeeshay arrimaha doorashada Soomaaliya ee soo socota iyo doork

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xajaar" ayaa maanta kulan ka yeeshay arrimaha doorashada Soomaaliya ee soo socota iyo doorka ay ka qaadan karaan Cidaamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada Booliska. Sidoo kale Taliyaha iyo Guddoomiyaha ayaa isla soo qaaday dowrka uu ka qaadan karo taliyaha, Guddiga isku dhafka ah ee Amniga Doorashada ( Electoral Task Force), islamarkaana loo dardargalin karo gudashada waajibaadkooda. Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Ciidamo kale oo ka socda AMISOM ayaa loo qorsheeyey inay ka qeyb qaataan sugida Amniga xiliga ay dhacayaan doorashooyinka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip