HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 7-JANNAAYO-2020

0
Tuesday January 07, 2020 - 09:22:47 in Wararka by
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 7-JANNAAYO-2020

    Senator Muuse Suudi: "kalluunkii aya an ilaashan weynay, Burcad-badeed ay aan iska dhici weyney, burcad Batrool iskama dhici karno.." Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo ma anta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqa lka Sare ee lagu ansi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senator Muuse Suudi: "kalluunkii aya an ilaashan weynay, Burcad-badeed ay aan iska dhici weyney, burcad Batrool iskama dhici karno.." Senetor Muuse Suudi Yalaxow oo ma anta hadal ka jeediyey fadhigii golaha Aqa lka Sare ee lagu ansixiyey sharciga Bat roolka dalka, ayaa soo jeediyey in ansixi nta sharcigan lala sugo dowlad xoog leh oo damaanad qaadi karta. Senetorka Xaaji Muuse Suudi Yalax oow ayaa sheegay in mar walba ay muh iim tahay in la soo saaro Batroolka dalka, balse suurtagal ma ahan in hadda lagu de gdego,iyadoo uusan jirin sharci lagu heshii yey oo lagu hago Batroolka, isla markaana aysan sharcigan raali ka aheyn dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka, sida Somaliland, Puntland, Galmudug iyo Jub baland. Snadar X.Muuse Suudi wuxuu sheeg ay in qeyb ka mid ah badda ay dacwad ku jirto, isla markaana ay qabaan shaki bad an oo ku aadan sida ay xukuumaddu ugu xusul duubeyso suuq geynta shidaalka dalka. "Waxaa la qodi rabo oo warqadaha loo sameysanaayo, oo la beec geynaayo, oo kalluunkeeda iyo canshuurteeda la iska gu ranaayo, oo garoomadooda iyo dekedah ooda la biisho waa reer Hir-Shabeelle iyo Muqdisho, badanaa waa la kala xigaa, ani gu waardiye ayaan ka ahay baddaas, mar ka hadda waxaan arkaa dad waxoodii u ke ydsan yihiin, waxeynana gacanta u taaga ya oo leh waa in la hirgeliyo oo na boobaa ya"ayuu yiri Senetor Muuse. Senetorka oo hadalkiisa sii watey ayaa golaha ka hor yiri, "Sharcigan waxaa laga rabaa in warqadii laga soo saxiixay Gola ha Shacabka, laga saxiixo golahan Aqalka Sare, kadibna loo geeyo Madaxweynaha ee markuu saxiixo Ra'iisul Wasaaruhu u geeyo shirkado lacag kaliya looga rabo". "Doomo aan baddeena ku ilaashano ma qabno maraakiib islaameed ayaa noo soo gudbisa raashinka, kalluunkii ayaan ilaashan weynay, burcad badeed ayaan is ka dhici weyney, marka burcad Batrool iskama ilaali karno" ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey Senetor Muuse Suudi Yalaxow. Ugu dambeyntii Senetor Muuse Suudi ayaa soo jeediyey in heshiiskan ha ddii la galaayo lala galo dowlado dammaa nad qaadi kara oo aan ku xad-gudbeyn.

Mareykanka oo qirtay in Askari iyo xubno kale looga dilay weerarkii Saldhigga Lamu

     Mareykanka ayaa war ka soo saartay weerar Shalay waaberigii ay dagaalamay aal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen sal dhig Milateri ku yaalla deegaanka Manda Bay ee Gobolka Xeebta Lamu ee dalka Ke nya.

      War ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in askari ka tirsan ciidankooda iyo labo qandaraaslayaal Wasaaradda Difaaca Mareykanka lagu dilay weerarka.

       Sidoo kale waxaa weerarka ku dhaaw acmay labo askari kale, inkastoo aan maga cyadooda la sheegin.

     Weerarka lagu qaaday xerada Ciidan ayaa khasaare waxaa soo gaaray illaa lix diyaaradood oo yaallay xerada Milateri

Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in weerar culus ay ku qaad een saldhigga Ciidamada Manda Bay ee Gobolka Lamu, ayna khasaare xoog leh ku gaarsiiyeen Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya.

     Goor sii horeysay Dowladda Kenya ay aa sheegatay in aanay wax khasaare ah ka dhalan weerarkaas, dableydii Al-Shab aab ee soo weeraray la iska caabiyay, la na dilay, iyagoo soo bandhigay meydad ka illaa shan dagaalame iyo hubkooda oo ay ku jiraan qoryaha BKM iyo RPG.

     Waa weerarkii u horeeyay noociisa ee Al-Shabaab ku qaadaan saldhig ay ku sug an yihiin Ciidamo Mareykan ah, meel ka baxsan Soomaaliya, iyadoo xerada Manda Bay ay ku sugan yihiin boqolaal askari ka tirsan Ciidanka Mareykanka ee Afrika, kuw aasoo tababara Ciidamada Kenya.

Ciidamadii u horreeyay ee Turkiga ka socda oo ku sii jeeda Libiya

     Turkiga ayaa bilaabay in Ciidamadii u horeeyay u diro dalka ay dagaalada ka so cdaan ee Libiya, sida uu xaqiijiyay Mada xweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo balan-qaaday in Ciidamadiisa ay taa geeri doonaan dowladda taagta daran ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli.

       Ciidamo fara badan oo Turkiga ayaa la sheegay inay dhanka Badda Meditrean-ka kaga dhaqaaqeen dhinaca iyo Libiya, si ay tartiib tartiib ugu siqaan dalkaas.

Madaxweynaha Turkiga Recep Ta yyib Erdogan oo wareysi siiyay Fiid nimadii Axadii Tel efishinka CNN ay aa sheegay in Ciidamada Turkiga ay ka qeyb qaadan doonaan tababarka iyo taageerida dowladda ay taageerto Qara mada Midoobey ee uu hoggaamiyo Ra’iis ul Wasaare Fayez Al-serraj, taasoo mudd ooyinkii u dambeeyay wajaheysay dagaa lo kaga imaanayay Ciidanka uu hoggaami yo Jen. Khalifa Haftar.

     Erdogan ayaa sheegay in Ciidamada Turkiga ay dhisi doonaan xarun howlgal, ayna xoogga saari doonaan isku duwida iyo tababarka Ciidamada, sidoo kale wu xuu caddeeyay in si tartiib tartiib ah ay ci idamadii u horeeyay ee Turkiga ah ugu ambaxeen Libiya, kaddibna ay raaci doon aan Ciidamo kale oo dheeraad ah.

      Hadalka Mr. Erdogan ayaa yimid kadib markii baarlamaanka Turkiga uu Khamiistii ansixiyay qaraar ciidan loogu dirayo Libya, iyadoo Bishii la soo dhaafay Turkiga uu he shiis dhanka dhaqaalaha ah la saxiixday Tripoli, waxaana dowladda al-Serraj ay codsatey kaalmo militari.

     Reer Galbeedka ayaa walaac ka muuj inaya in dagaalka u dhaxeeya Ciidamada uu hoggaamiyo Jen. Khalifa Haftar iyo dowladda Libiya inay sii kororto.

       Ciidamada uu hoggaamiyo Jen. Khal ifa Haftar ayaa taageero ka helaya Imaara adka, Sacuudiga iyo Masar, halka dowlad da KMG ee Libiya taageero ka heleyso dal alka Qatar iyo Turkey.

Dhaqaatiir Loo Diray Deegaan Uu Ka Dil aacay Cudur Ay Dad U Geeriyoodeen

     Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Go boleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala du wan waxaa ay u dirtey  deegaanka Saax dheer ee Koonfurta gobolka Sool.

Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaan ka Saaxdheer ka dilaacey cudur ay u ge eriyoodeen  ilaa  Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin.

Wasaarada ayaa sheegtay in Kooxo dhaqaatiir ah loo dir ey deegaankaas, ka dib markii baaqyo kala duwan ay ka soo baxeen Odayaa sha iyo waxgaradka .

      Dhaqaatiirtas  ayaa waxaa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dadka bukaanada ah ee isbitaalka Saaxdheer jiifa si loogu qa bto baahiyaha Caafimaad oo ay qabaan.

Dowladda Goboleedka Puntland aya Horay u shegtay in ay Dhaqatiir ay diri don aan deganadasi si loga jawabo Cabasha da ka soo yeertay dadka deegaanka.


Dowladda Somaliaa Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Al-Shabaab Ee Saldhiga Lamu

     Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aa si kulul uga hadashay weerarkii  Al-shabaab Dorraad ay ku qaa deen Saldhig ay wada de gan yihiin Ciidamada Mar eykanka gaar ahaan kuwa Badda iyo Kenya ee ku ya alla Gobolka Xeebta ee Lamu ee dalka Kenya.

      War-saxaafadeed kasoo  baxay Mada xtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ay Camaabeyneyso weerarkii lagu qaaday Saldhiga Camp Si mba oo ay degan yihiin Ciidamada Kenya iyo Mareykanka ee fadhigoodu yahay dee gaanka Manda Bay ee Gobolka Lamu.

      "Jamhuuriyada Federaalka ee Sooma aliya waxay dhalleeceyneysaa weerarka fulaynimada ah ee lala beegsaday ciida ma da isku dhafka ah ee Kenya iyo Mar eykan ka ee fadhigoodu yahay garoonka Manda Bay Airfield oo ku yaalla gobolka lamu ee dalka Kenya” ayaa lagu yiri qo raal ka soo baxay Villa Somalia.

      Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in Ciidanka Kenya iyo kuwa Mareykanka ay aa iska difaaceen weerarkii kaga yimid Al-shabaab, waxaana dowladda tilmaamtay inay sii wadi doonaan taageero buuxda oo ku aaddan dadaallada socda Gobolka.

"Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay xaqiijineysaa taageero buuxda oo ku aad dan dadaallada socda ee lagu ciribtirayo argaggixisada, waxaana sii wadi doona wada shaqeynta aan la leenahay saaxiiba dayada gobolka iyo kuwa caalamiga ah” ayaa lagu soo gebagebeeyey War-saxaaf adeedka kasoo baxay Madaxtooyada.

War ka soo baxay Taliska Ciianka Marey kanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in as kari ka tirsan ciidankooda iyo labo qand araaslayaal oo kamid ahaa Wasaaradda Difaaca Mareykanka lagu dilay weerarka Dorraad.

     Dhinaca kale Al Shabaab ayaa sheeg tay in weerarka ay ku dishay 17 askari Mar eykanka iyo 9 katirsan melleteriga Kenya, tirada diyaaradaha lagu burburiyay weera rka ayay Al Shabaab ku sheegtay 7 diyaa radood iyo in kabadan 5 gaari oo kuwa melleteriga ah.

Iran oo shaacisay nooca tallaabo ee ay Mareykanka uga aargudan doonto

      La-taliyaha dhanka militariga ee hog gaamiyaha ruuxiga ah ee Iran ayaa shee gay in tallaabada Iran ay uga aargudan do onto dilka Jeneraalkeedii sare ee Qassem Soleimani ay noqon doonto "mid militari”.

Wareysi ii siiyey CNN, ayaa la-tliyaha – Major General Hossein Dehghan – waxa uu ku sheegay in Iran ay si toos ah u be egsan doonto goobo militari oo   Mareykan ka uu leeyahay.

      Dehghan, oo horey usoo noqday wasi irka gaashaandhigga Iran, ayaa sidoo kale sheegay in jawaabtan ay toos uga iman doonto Iran, oo aanay soo marsiin doonon mid ka mid ah maleeshiyooyinka ay taage erto ee Bariga Dhexe.

      "Waxaa lagu doodi karaa inaan adee gsan doonno kooxo. Waxaan u sheega yaa America, Trump waxa uu naga qaa day tallaabo toos ah – Sidaas darteed, wa xaan ka qaadi doonnaa tallaabo toos ah.” Ayuu yiri Hossein Dehghan.

      Waxa uu sidoo kale sheegay in Iran ay san ku deg degi doonin inay aargudato, balse ay si taxaddar leh u dooran doonto bartilmaameedyada ay beegsan doonto.

"Fal-celinteena waxay noqon doontaa mid xik madeysan, oo waqti la ga fiirsaday, islamarkaa na wadata saameyn xo oggan.” Ayuu yiri Dehg han.

     Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa horey u sheegay in Mareykanka ay wajihi doonaan cawaaqibka dilkii ay u gay steen Qassem Soleimani.

      Trump ayaa isna ku hanjabay in haddii Iran ay aragudato, uu Mareykanka diyaar iyey 52 goobood oo ku yaalla dalkaas, oo uu beegsan doono.

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno riddey

      Maxkamadda Sare ee ciidamada Pun tland ayaa Shalay waxay xukuno dil ah ku ridday saddex askeri oo horey uga tirsan aan jiran ciidamada Puntland, kuwaasoo horay u geystay dilal.

     Waxaa kaloo ay maxkamadu dhegeysa tay qaar ka mid ah rag horay Maxkama da Darajada 1aad ee Maxkamadda cii damadu ay xukun dil ah ku xukuntay, kuwaasoo ay ka mid yihiin rag loo haysto inay ka tirsan yihiin uru rrada Daacish iyo Al-Shabaab.

     Dadka la xukumay ayaa waxaa ay kala yihiin Axmed Aaden Maxamed (Gaagaale) oo lagu helay dilka Taliyihii Saldhiga Booli iska ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, G/sare Xassan Shire Ammaan, Ayaanle Maxamed Cabdi oo horay u dilay askari ka le, Axmed Maxamed Muuse oo ka tirsanaa Ciidanka PMPF, horayna u dilay askari kale.Sidoo kale dadka la xukumay ayaa wa xaa ku jira Cabdulqaadir Axmed Max amed oo ka tirsanaa Ciidamada Puntland, horay na Boosaaso ugu dilay nin ka soo je eda dalka yemen, ayaa isna lagu xukumay in uu bixiyo Mag dhan 100-halaad oo gee la, kadib markii ay Yemeniyiinta sheegeen in ay Mag ka qaadanayaan.

Taliyaha taliska AFRICOM oo si kulul u beeniyey warar laga faafiyey xaaladdii sa kadib weerarkii Al-Shabaab

     Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulsh ada, oo lagu sheegay inuu ku dhin tay wee rarkii Al-Shabaab ay Dorraad ku qa adeen sal dhigga Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalk kenya.

     Weerarkaas ayaa waxaa lagu dilay as kari iyo laba qandaraaslayaal Mareykan ah, hal ka laba kalena lagu dhaawacay, si da uu xaqi ijiyey taliska AFRICOM. Hase yeeshee wax aa kadib baraha bulshada lagu faafiyey war ar sheegaya in Stephen Townsend uu ku dhi ntay weerarkaas. Sida ay sheegtay AFRIC OM,qaar ka mid cinwaanada warkaas faafiy ey ayaa xiriir la leh Iran.

     Townsend ayaa qoraal uu Shalay soo sa aray ku yiri "Wararka ku saabsan dhi masha deyda waa kuwo si weyn loo buun-buuniyey. Tani mar kale waa tusaale muuj inaya been ta, dacaayadda iyo wararka be en abuurka ah ee ka imanaya Al-Shabaab iyo jilayaasha xun, sida Iran iyo kuwa u shaqeeya,”

 Qoraalka ayaa intaas ku daray "AFRI COM waa ay sii wadi doontaa inay saax iibadeen na kala shaqeyso danaha Marey kanka iyo ci rib-tirka argagixisada doonaya inay dhaawac aan dhulka Mareykanka, iyo saxiibadeena Africa iyo caalamka ee aan waxba galabs an.”

    Statement by U.S. Army Gen. Stephen Townsend, commander, U.S. Africa Com mand, in response to false claims posted on several unverified social media accou nts – some with links to Iran – regarding his all eged death during yesterday’s attack by al-Shabaab in Manda Bay, Ken ya: pic.twi tter.com/SweZOY1YKz

— US AFRICOM (@USAfricaCommand) January 6, 2020

     Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday sa ldhigga Manda Bay ayaa ahaa mid ka mid ah kuwii ugu dhimashada badnaa ee koo xd an ay la beegsato ciidamo Mareykan ah.Al-Shabaab waxay sheegatay in weera rka ay ku dishay 17 askari oo Mareykan ah iyo sagaal Kenyan ah, islamarkaana ay ku gubt ay qalab ay ka mid yihiin diyaa radoiyo baab uur dagaal.

Xigasho:caa simada.net


Wasiir Beyle Oo Adis Ababa Uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Dayn Cafinta Md.Somalia

      Wasiirka maaliyadda XFS Cabdiraxm aan Ducaale Beyle ayaa Shalay magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya  waxa uga qeybgalay shirka dib u eegista 2-aad ee SMP4 oo ah hanaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya.

     Inta uu socdo Shirkaan u dhexeeya Dow ladda Soomaaliya iyo Hey’adaha kala ah IMF & Bangiga Aduunka ayaan ku eegi doo nnaa Wixii innoo qabsoomay 2019-kii, wixii caqabado ah ee  lala kulmay iyo hiigsiga sanadka 2020-ka.

     Dhammaadka shirka wasiirka maaliyad da xukuumadda fedraalka Soomaaliya Cabd iraxmaan Ducaale Beyle uu a qaatay hay’a daha Soomaaliya kala shaqaynayo arrimaha dayn cafinta ayaa la filayaa in laga soo sa aro natiijo wax ku ool ah oo la xiriirta qor shaha kama dambaysta ah ee dayn cafinta Soomaaliya.

     Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay sa nadkaan in ay u raja weyntahay I laga cafiyo daymaha dowlaha caalamku ay ku leeyihiin Soomaaliya iyada uu hay’adaha maaliyadda caalamku ay ku ammaaneen dalka tallaabo oyin uu u qaaday dhinaca hour marinta maa liyadda.

Kulan looga hadlayey Amniga oo lagu qabtey Jowhar

      Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdi maha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeesh ay Xarunta Baarlam anka Hirshabelle.

    Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gud oomiyaha G/ Dhex e,Duqa M/Jowhar Ta liyaha Hay’ada Nab adsugida iyo Sird oonka Hirshabelle Taliyaha Saldhiga D/Jow har iyo Xeer Ilaaliyaha.

        Kulanka waxaa shir-gudoominayay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xildhibaan Mohamuud Siyaad Barqadle waxaa looga hadlayay sidii Hay’a dah Amniga loogula xisaabtami lahaa dhin aca Amniga si ay u dardar geliyaan.

Boqolaal kun oo u baroordiiqay Solemani

     Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Shalay hoggaamiyey duco loo qabtay Qassem Soleimani, ayada oo bo qolaal kun oo qof ay isugu soo baxeen maga alada Tehran, si ay ugu baroordiiqaan Jen eraalkii sare ee Iran.

Ayatollah Ali Khamenei ayaa waxaa weh liyey madaxweynaha Iran Hassan Rouhani iyo saraakiil sare oo kale oo Iranian ah.

Isu soo baxa Shalay ayaa xigsaday mid ka le oo la mid ah oo Dorraad ka dhacay maga alada ku taalla koonfurta galbeed ee Ahvaz.

Iran ayaa waxa ay ku guda jirtaa saddex ma almood oo baroordiiq ah, ka hor inta aan Sol eimani maalinta Talaadada lagu aasin maga alada uu kasoo jeedo ee Kerman.

     Isaga oo madax ka ahaa ciidamada xulka ah ee Quds, Soleimani ayaa waxaa gacan ka gaysan jiray agaasinka howl-gallada mili tari ee Iran ay ka fuliso dibedda.

      Quds oo ah garabka dibedda ee ciidama da Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa Mar eykanka waxa uu aqoonsan yahay urur arg agixiso. Soleimani ayaa waxaa 3d-ii Janaa yo lagu dilay duqeyn loo adeegsaday diyaar ad aan duuliye lahayn, oo ku beegsatay ag agaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Baghdad.

Puntland oo sheegtay inay howlgal ku dishey Xubno ka tirsan Daacish

    Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ay aa waxaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen toga Miraale we G/Bari,halkaas oo la shee gay inay ku dileen Xubno ka tirsan Kooxda Daacish.

     Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegeen inay wehlinayeen ciidamada Gaarka ah ee Marineska,isla markaana ay howlga lka ku dileen Afar Xu bnood oo ka tirsan Kooxda Daacish. De egaanka howlgal ka laga fuliyey ee To ga Miraale ayaa qiyaast ii 27 km dhanka Bari waxaa uu ka xigaa M/ Bossaso,waxaana saraakiisha ay sheegeen  in howlgaladooda ay noqon doonaan kuwa sii socda.

      Si kastaba howlgalka Ciidamada Puntl and ay ka sameeyeen deegaano u dhow Bo osaaso ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli howlgal dhawaan laga sameeyey Boosaaso lagu soo qabqabtay dad looga shakisan yah ay Alshabaab iyo Daacish oo tiradoodu gaar aysay 57 Qof.

Dagaal Beeleed ka dhacay Kalinka Shan aad ee Soomaalida Itoobiya.

    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro kala du wan oo laba maleeshiyo beeleed ku dhex-marey tuulada Hareeri ee hoostagta degmada Jarati ee gobalka Afdheer ee Dow lad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

     Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa la she egay inay isku heystaan dhul halkaasi ku ya alla,waxaana la sheegay in dagaalkaas uu sababay dhimashada Afar ruux iyo dhaawa ca 20,kuwaas oo isugu jira Shacab iyo male eshiyaadka dagaalamay.

     Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku dara yaan in Ciidamo katirsan kuwa Dowlad deeg aanka ee Liyuu Boolis ay gaareen deegaan ka lagu dagaalamay, kuwaas oo ku guulay stay in ay kala dhex galaan maleeshiyaadka 2da beelood ee dagaalamay.

       Dhanka kale Xaalada Goobta lagu dag aalamay ayaa haatan ah mid degan walow dadka deegaanka ay sheegeen qaarkood in ay cabsi dareemayaan maadama ay weli is hor-fadhiyaan maleeshiyaadka dagaalamay.

Magaca Askarigii Maraykanka ahaa ee lagu dilay saldhiga Manda Bay Kenya oo la shaaciyey.

     Qoyska askari Maraykan ah oo ku dhint ay weerarkii Dorraad ka dhacay saldhiga Man da Bay ee dalka Kenya ee ay qaadday koox da Al-Shabaab ayaa xaqiijiyey geerida wiil kooda.

  Askariga la dilay oo lagu magacaabi jiray Henry Mayfield ayaa 23 jir ahaa. waxaa la sheegay inuu ciidanka ku biiray bishii June 2018-ka sida ay qoreen Warbaahinta Mara ykanka oo ay ku jiraan kuwa gobolka Illinois.

Laba kale oo tirsan qandaraaslayaasha Was aararda Gaashanahdig ga Maraykanka ayaa iya gana lagu dilay weerarkaasi inkastoo aan weli la maga caabin.

        Carmoneta oo ah askarigan hooyadiis ayaa sheegtay in markii ugu dambeysay ay wiilkeeda FaceTime kala hadashay maalintii sanadka cusub uu bilaabanayey.

      "Wuxuu ii sheegay inuusan aadeyn Soo maaliya, wax walbana ay wanaagsanaan do onaan saldhiggana uu yahay mid amni ah,” ayey tiri hooyo Carmoneta oo intaas ku dar tay in Ereyadaas ay ahaayeen kuwii ugu da mbeeyey ee uu iyada ku yiri

       Al-Shababaab ee fadhigeedu yahay So omaaliya ayaa sheegatay mas’uuliyadda we erarkan lagu qaaday saldhiggan, oo ay sida wadajir ah u isticmaalayeen ciidamada Mar eykanka iyo kuwa Kenya.

Taliyaha Booliska & Xaliimo Yareey oo ka wada hadlay Amniga doora shooyinka

    Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaa ciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xajaar” ay aa Shalay kulan ka yeeshay arrimaha doora shada Soomaaliya  ee soo socota iyo door ka ay ka qaadan karaan Cidaamada amm aanka gaar ahaan Ciidamada Booliska.

     Sidoo kale Taliyaha iyo Guddoomiyaha ayaa isla soo qaaday dowrka uu ka qaadan karo taliyaha, Guddiga isku dhafka ah ee Amniga Doorashada ( Electoral Task Force), islamarkaana loo dardargalin karo gudasha da waajibaadkooda.

      Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Ciid amo kale oo ka socda AMISOM ayaa loo qor sheeyey inay ka qeyb qaataan sugida Amni ga xiliga ay dhacayaan doorashooyinka.

Xildhibaan Shaaciyey Inuu La Tartami Doono Yuweri Musaveni Oo Xabsiga La Dhigay

     Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ah aan Booliska waddanka Uganda ayaa Maan ta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine.

     Sababta loo xiray xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib mar kii uu shaaciyay in xil ka madaxtinimada dal kaas uu kula tartami doono Madaxweyna ha haatan xilka haya Yuweri Musaveni.

      Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xil dhibaan Bobi Wine markii la xirayay uu Ku sii socday deegaanka laga soo doorto ee Ky adondo East.

Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq

    Madaxweynaha Mareykanka, Donald Tru mp ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi doona Dowladda Ciraaq, haddii ay dhaqangeliso qaraar uu meel-mariyay barlamaanka dalkaas.

      Donald Trump ayaa sheegay in saldhig ga cirka ee uu Mareykanka ku leeyahay Cir aaq ay ku baxday balaayiin doolar, ciidama da Mareykakana aysan ka bixi doonin dalk aas ilaa iyo inta mas’uuliyiinta dalkaas ay ka bixinayaan kharashka Mareykanka uga bax ay dhismaha saldhigaas.

      Barlamaanka dalka Ciraaq ayaa ansixiy ay qorshe dalkaas looga saarayo ciidamada ajnabiga ah ee jooga danlka Ciraaq.

Qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa oo ka bilaawday Galgaduud

     Wasaaradda Beeraha Dowlad gobol eedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaara dda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay deegaano hoostaga Magaalada dhuusamareeb ka bilaabeen qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa.

  &nb



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip