Xildhibaan Shaaciyey Inuu La Tartami Doono Yuweri Musaveni Oo Xabsiga La Dhigay

0
Monday January 06, 2020 - 17:54:19 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Shaaciyey Inuu La Tartami Doono Yuweri Musaveni Oo Xabsiga La Dhigay

    Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ahaan Booliska waddanka Uganda ayaa Maanta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine. Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xildhibaan Bobi Wine markii la xirayay uu Ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ahaan Booliska waddanka Uganda ayaa Maanta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine. Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xildhibaan Bobi Wine markii la xirayay uu Ku sii socday deegaanka laga soo doorto ee Kyadondo East.Sababta loo xiray xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii uu shaaciyay in xilka madaxtinimada dalkaas uu kula tartami doono Madaxweynaha haatan xilka haya Yuweri Musaveni.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip