Wararka

Caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug oo dib loo dhigay

0 Visits: 284 | Wednesday March 18, 2020 - 21:40:18
Guddiga qaban-qaabada caleema-saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa dib u dhigay munaasabadda Caleema saarka oo dhici lahayd 26-ka Maarso 2020. Guddiga ayaa sheegay in uu go'aankaas gaaray, markii uu arkay saameynta ay xannibaadda dayaaraduhu ku yeelatay qurbajoogta Soomaaliyeed…

Read More »

Wasiir Saalax Jaamac oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Xogahaya Qaramada Midoobay

0 Visits: 270 | Wednesday March 18, 2020 - 21:38:39
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb James Swan, labada masuul ayaa ka wadahadlay horumarka laga gaaray geedi-socodka dib-u-eegista…

Read More »

Senator Nadiir: Deni wuxuu iska noqday nin caqabad ku ah Puntland iyo DF

0 Visits: 270 | Wednesday March 18, 2020 - 21:37:09
Senator Axmed Macalin Cumar Nadiir oo ka tirsan golah aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobadii ka soo baxay shirka wadatashiga Puntland ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe. Senator Nadiir oo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayaa ka horyimid warmurtiyeedkii ka soo baxay…

Read More »

Dowladda Somaliya oo soo saartay awaamiir lagu joojinayo kulamada cayaaraha

0 Visits: 240 | Wednesday March 18, 2020 - 21:35:34
Dowladda Somaliya ayaa waxay qaaday tallaabooyin hor leh, oo ujeedkiisu yahay in lagu yareeyo amaba lagula dagaalamo faafitaanka caabuqa Coronavirus. Wasaaradda Dhalinyarada & Cayaaraha Somaliya ayaa waxay galabta soo saaray amar muddo shan iyo toban maalmood lagu joojinayo cayaaraha noocyadooda kala…

Read More »

Puntland oo Walaac ka muujisay Ciidamada loo tababarayo dowladda Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 257 | Wednesday March 18, 2020 - 21:33:14
Dowladda Puntland ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay, in ay dhisayso ciidamo hal dhinac ka raran oo aan isu' dheelli tirnayn, islamarkaana Khatar ku ah Amniga iyo Xasiloonida dalka. War-muriyeedkii shalay ka soo baxay Shirkii Garoowe, ayaa qodob kamid ah lagu xusay in dowladda Federaalka…

Read More »

Wasiir Maxamed Siciid: Ma yaallo Muqdisho qalab lagu ogaan karo Coronavirus

0 Visits: 227 | Wednesday March 18, 2020 - 21:29:36
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Siciid Cabdullaahi oo maanta u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan cudurka Corona. Wasiir ku xigeenka ayaa marka hore shaaciyey in dalka, gaar ahaan magaalada Muwqdisho uusan oolin…

Read More »

Taliska Booliska Soomaaliya oo xiraya Waaxda Faraha ee CID-DA

0 Visits: 230 | Wednesday March 18, 2020 - 21:23:01
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqey in la xirayo Waaxda Faraha ee Xarunta Hay'adda dambi baarista ee CID-DA sababo la xiriira Cudurka Coronavirus. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in iyada oo la raacayo awaamiirta…

Read More »

Munaasabadda Caleemo-saarka Madaxda Galmudug oo dib loo dhigey

0 Visits: 233 | Wednesday March 18, 2020 - 14:16:10
Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus. Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen…

Read More »

Kiiskii ugu horreeyey ee Coronavirus oo laga helay Jabuuti

0 Visits: 255 | Wednesday March 18, 2020 - 14:14:23
Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horreeyay ee fayraska Corona lagu arkay Gudaha dalkaasi,xilli horay dalal badan oo afrkina ah oo looga helay Cudurka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka Jabuuti, Maxamed Warsame Diiriye ayaa BBC-da u xaqiijiyay in qof u dhashay dalka Spain laga helay, kaasoo…

Read More »

Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadashay warar Maanta la faafiyey

0 Visits: 246 | Wednesday March 18, 2020 - 14:12:36
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in qof qaba Cudurka Coronavirus uu tegay Isbitaalka Erdugan Ex Digfeer ayaa waxaa Warkaasi beenisey Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Saciid…

Read More »

Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Go'aano soo saarey

0 Visits: 251 | Wednesday March 18, 2020 - 14:11:06
Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa lagu fsaxay Xubnaha Golaha Wakiilada sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo dhibaatooyin badan ku haaya qaar kamid ah dalalka Caalamka. Qoraalka Guddoonka ayaa lagu sheegay in kadib markii ay arkeen dhibaatooyinka Cudurka Coronavirus iyo G'aankii…

Read More »

Soomaaliya & QM oo ka wada hadley Arrimo muhiim ah

0 Visits: 234 | Wednesday March 18, 2020 - 14:07:51
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb James Swan, labada masuul ayaa ka wadahadlay horumarka laga gaaray geedi-socodka dib-u-eegista dastuurka…

Read More »

FESOJ CALLS ON NEWS ORGANIZATIONS & JOURNALISTS IN SOMALIA TO EXERCISE CARE IN COVERAGE OF THE CORONAVIRUS OUTBREAK

0 Visits: 669 | Wednesday March 18, 2020 - 13:59:11
The Federation of Somali Journalists (FESOJ) is urging journalists and news organizations to exercise care in their coverage of the coronavirus outbreak in Somalia to ensure accurate and fair portrayals of Somalis to avoid to disseminate false claims ,unfounded rumors and myths about Coronavirus which…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Itoobiya

0 Visits: 288 | Wednesday March 18, 2020 - 10:00:33
Ra'iisul Wasaare Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho kasii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda iyo mas'uuliyiin kale.…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-MAARSO-2020

0 Visits: 214 | Wednesday March 18, 2020 - 09:57:21
Tirada dadka ay DF Soomaaliya u karan tiishay Coronavirus oo korortay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho waxaa Shalay kasoo degay 4 muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo la she egay inay ka yimaadeen dalka Talyaaniga oo ka mid ah dalalka uu sida weyn ugu faa fay cudurka Coronavirus. Muwaadiniintaan…

Read More »

Dowladda oo Amartay in la xiro dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka

0 Visits: 243 | Wednesday March 18, 2020 - 07:17:39
Ra'iisul Wasaaaraha Jamahuuriyadda Federaalka ah Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah u qoondeysay la tacaalidda caabuqa COVID- 19, dhammaan dalka oo dhan.

Read More »

War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii wadatashiga Puntland iyo madaxweyne Deni oo dhigay gogol looga arinsado marxalada Soomaaliya

0 Visits: 261 | Tuesday March 17, 2020 - 22:34:04
Abdi Farah Juxa, wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, ayaa madasha shirka wadatashiga ka hor akhriyay War-murtiyeedka Kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland. Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxaa gogol qaran loogu fidiyay madaxda dawlada faderaalka Soomaaliya iyo kuwa dawlad…

Read More »

Somaliland : Guddida heer qaran ee ka hor tagga Xanuunka Corona Virus oo go'aammo soo saaray

0 Visits: 207 | Tuesday March 17, 2020 - 22:32:15
Guddida heer qaran ee u diyaar garow iyo ka hor taga xanuunka Corona Virus ayaa soo saaray amaro la farayo dadka, waxaana la joojiyey duulimaadyadii ka iman jirey dalalka uu ku badan yahay cudurkan iyo isku imaantanidii bulshada. Sidoo kale, waxa la fasaxay dhamaan goobihii waxbarashada muddo afar toddobaad,…

Read More »

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Guddi u magacaabay ka hortaga cudurka Coronavirus

0 Visits: 241 | Tuesday March 17, 2020 - 22:29:36
Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Somali Medical Association ayaa iskugu yimid gelinkii dambe ee shalay kulan deg deg ah oo looga arinsanayey sidii dhaqaatiirtu ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka sida ba'an dunida ugu faafaya ee Coronavirus oo kiiskii ugu horeeyey…

Read More »

Madaxweyne Deni"Anoo taladiina ka duulaya waxaan ku dhawaaqaya gogol Shir isdhegaysi"

0 Visits: 227 | Tuesday March 17, 2020 - 22:27:54
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland oo saddex maalmood ka socday xarunta Jaamacadda PSU ee magaaladda Garoowe. Madaxweynaha ayaa khudbadd uu jeediyey uga mahadceliyey dhammaan kasoo qeybgalayaasha Shirka sida ay usoo ajiibeen, waxaana uu sharaxay…

Read More »