War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii wadatashiga Puntland iyo madaxweyne Deni oo dhigay gogol looga arinsado marxalada Soomaaliya

0
Tuesday March 17, 2020 - 22:34:04 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii wadatashiga Puntland iyo madaxweyne Deni oo dhigay gogol looga arinsado marxalada Soomaaliya

    Abdi Farah Juxa, wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, ayaa madasha shirka wadatashiga ka hor akhriyay War-murtiyeedka Kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland. Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxaa gogol qaran loogu fid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abdi Farah Juxa, wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, ayaa madasha shirka wadatashiga ka hor akhriyay War-murtiyeedka Kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland. Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxaa gogol qaran loogu fidiyay madaxda dawlada faderaalka Soomaaliya iyo kuwa dawlad goboleedyada si looga wada hadlo khilaafka dhinacayada u dhaxeeya isla markaana looga hishiiyo hanaanka doorashada. Halkaan hoose ka akhriso war murtiyeedka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip