Ra'iisul Wasaare Kheyre oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Itoobiya

0
Wednesday March 18, 2020 - 10:00:33 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Itoobiya

    Ra'iisul Wasaare Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho kasii sagootiyey Xubno ka t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho kasii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda iyo mas'uuliyiin kale. Ra'iisul Wasaaraha iyo Xubnaha la socda ayaa waxaa ay kulamo kala duwan la yeelan doonaan madaxda dalka Itoobiya,iyaga oo kala hadli doona Arrimo dhowr ah. Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa xalay Magaalada muqdisho waxaa uu kaga dhawaaqay in Dowladda Soomaaliya ay diyaarisey lacag dhan 5 Milyan oo Dollar oo wax looga qabanayo Cudurka Coronavirus,sidoo kalena uu amray in la xiro dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip