Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Go'aano soo saarey

0
Wednesday March 18, 2020 - 14:11:06 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Go'aano soo saarey

    Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa lagu fsaxay Xubnaha Golaha Wakiilada sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo dhibaatooyin badan ku haaya qaar kamid ah dalalka Caalamka. Qoraalka Guddoonka ayaa lagu sheegay in kadib markii ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa lagu fsaxay Xubnaha Golaha Wakiilada sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo dhibaatooyin badan ku haaya qaar kamid ah dalalka Caalamka. Qoraalka Guddoonka ayaa lagu sheegay in kadib markii ay arkeen dhibaatooyinka Cudurka Coronavirus iyo G'aankii kasoo baxay Guddiga heer qaran ee ka hortaga Cudurka ay muddo Afar Todobaad ah ay fasaxaeen Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland. Ugu dabeyn Xubnaha Golaha Wakiilada ayaa waxaa loogu baaqay inay ka qeyb qaataan ka wacyigelinta dadka ee Cudurka Coronavirus oo laga helay dalalka Kenya & Itoobiya oo deris la ah Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip