HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-MAARSO-2020

0
Wednesday March 18, 2020 - 09:57:21 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-MAARSO-2020

    Tirada dadka ay DF Soomaaliya u karan tiishay Coronavirus oo korortay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho waxaa Shalay kasoo degay 4 muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo la she egay inay ka yimaadeen dalka Talyaaniga oo ka mid ah dalalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada dadka ay DF Soomaaliya u karan tiishay Coronavirus oo korortay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho waxaa Shalay kasoo degay 4 muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo la she egay inay ka yimaadeen dalka Talyaaniga oo ka mid ah dalalka uu sida weyn ugu faa fay cudurka Coronavirus. Muwaadiniintaan ayaa waxaa ay kamid ahaayeen askar leyli sarkaalnimo loogu dir ay dalka Talyaaniga, waxaana ay saarnaaye en diyaaradda Ethiopian Airlines duulimaad keeda Shalay ee Addis Ababa iyo Muqdisho. Xubno ka mid ah Saraakiisha Wasaaradda Caafimaadka ee XFS oo maalmahaan how lo shaqo ka wadey Garoonka ayaa la waree gay, waxaana lagu warramay in 4ta qof la karantiiley. Muwaadiniintan ayaa lagu hayn doonaa xarun ay diyaarisay Wasaaradda Caafimaad ka muddo 14 maalmood, waxaana ay mari doonaan baaritaan caafimaad, markaasi oo ka dib lasii dayn doono marka laga waayo Coronavirus. Horey waxaa loo hayey afar qof oo kale. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ay aa Dorraad ku dhowaaqday inay xaqiijisay ki iskii ugu horreeyey ee Coronavirus ah oo laga helo Soomaaliya, ayada oo laga helay qof ka yimid dalka dibeddiisa. Qofkaasi ayaa muddo lagu karantiilayey garoonka Muqdisho, ka hor inta aan la xaqi ijin in laga helay cudurka. Si kastaba, dadkii diyaaradda la saarnaa qofkaas ayaan laga war-hayn xaaladooda, waxaana jirta cabsi ah in laga yaabo in qaar kood uu qaadsiiyey ka hor inta aan baarita ankiisa oo dibedda loo qaaday lasoo celin. Si kale, dadka diyaaradda la saarnaa dad kii Shalay la karantiilay ayaa iyagana guda ha u galay M/Muqdisho. Si looga hortago arrimahan oo kale, islam arkaana loo yareeyo halista cudurka ayaa dowladda Soomaaliya waxay mamnuucday dhammaan duulimaadyada ka imanaya dal ka dibeddiisa.

DF oo xarunta Villa Soomaaliya ka bilowd ay baarista Coronavirus

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Shalay xarunta madaxtooyada ka bilo wday baaris ku aadan cudurka Coronavirus oo Dorraad kiiskiisii ugu horreeyey laga helay garoonka Aadan Cadde ee M/Muqd isho. Shaqaalo ca afimaad ayaa la dhigay xafiisyada qaar ee Villa Soo maaliya, kuwaas oo baaraya mas’uuliyiinta iyo dadka kale ee gudaha galaya xafiisyadaasi, sida xarunta Villa Hargeysa oo uu hadda ku shaqeeyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Dadka baarista lagu sameeyey waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenka 2ad ee golaha shacabka, Mahad Cabdalla Cawad oo boggaadiyey tallaabada ay dowladda qaa day.

Sidoo kale wuxuu ku taliyey in goob wal ba oo ay dadka isugu yimaadaan laga baaro cudurka Coronavirus oo haatan halis badan ku haya caalamka.

"Waxaan codsanaynaa in goob walba oo la isugu yimaado laga baaro shacabka caab uqa Coronavirus. Waxaan dhiirigalinaynaa qof walba inuu u hogaansamo, waliba shakh sigu raadsado in la baaro.

Villa Hargeysa qof aan la baarin ma soo galayo. Anigu waan is baaray Shalay. Mu waadin is baar.” ayuu yiri guddoomiye Maha d Cabdalla Cawad. XFS ayaa horay dada allo looga hortagayo cudurkaan iyo baaris ka bilowday garoonka diyaaradaha Aadan Ca dde oo qofkii horreeyay oo laga helay xanu unka dhowaan lagu qabtay, kaas oo hadda ku jira xaalad karantiil ah.

Xubno Shabaab ahaa oo lagu dilay Janaale+Magacyada

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ho wlgallo xoogan iyo dhaq dhaqaaqyo ay weli ciidamada DFS ka wada an qeybo badan G/Sh/ Hoose ee K/ Galbeed.

Howlgallada oo ah kuwa qorhsheysan ayaa ka socda deegaanka Jan aale iyo tuulooyinka ku xeeran, kadib markii ay la wareegeen ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

G/le Ismaaciil Cabdilmaalik Maalin oo ah taliyaha guutada 16-aad ee Danab ayaa warbaahinta dowladda u xaqiijiyey in Jan aale ay ku dileen lix ka tirsanaa Al-Shabaab.

Maalin ayaa tilmaamay in lixda xubnood ee la dilay ay ka mid ahaan labo sarkaal oo ka la ahaa Siciid Dheere oo uu seegay inuu hor jooge u ahaa jabhadaha Al-Shabaab deega anka Ceel-saliini illaa Janaale iyo sidoo kale horjooge Bukhaari oo isna Al-Shabaab u qa abilsanaa deegaanka Jannaale ee G/Sh/Ho ose , sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka baxay Al-Shabaab oo ku aad dan dilka saraakiishaasi.

Xaaladda ayaa Shalay yara degan, balse ciidamada dowladda ayaa isku sii fidinayaa agagaarka deegaanka Janaale oo ay in mu ddo ah gacanta ku heysay Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda iyo kuwa M/Afrika ee AMISOM ayaa bilihii u dambeeyey sare u qaaday howlgallada ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Dad loo qabtey Taliye lagu diley M.L/Caanood

Rag hubeysan ayaa Dhanka Konfureed ee Ma/laas-caanood ee Xarunta G/Sool wa xaa ay ku dileen Taliyihii Ciidamada Sirdoo nka Soomaaliland ee gobolka Sool Cabdi qani Guhaad ,kuwaas oo dilka kadib Goobta ka baxsadey.Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in xilliga la dilayey Taliyaha uu kasoo baxay Sa laadii Cisha,isla markaana uu ku sugnaa Gurigiisa hortiisa,waxaana Booliska Magaa ladaas ay sheegeen in dilka taliyaha dad loo qabtey.

Taliyaha Booliska G/Sool ee So omaalil and Axmed C/hi Cabdi ayaa sheegay in ka dib dilka Taliyaha howlgal ay sameeyeen Cii damada Booliska M/Laas-Caanood ay tiro dad ah u soo qabteen dilkaas.

Waxaa uu sheegay Taliyaha in ilaa iyo 3 Ruux oo lagu tuhmayo dilkaas ay Gacanta ku haayaan,isla markaana ay ku wareejin do onaan Hay’adaha Garsoorka Soomaaliland si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.

Si kastaba Dhawaan ayay aheyd markii qar ax Gaarigi isa loogu xirey lagu diley M/laas-Caanood ee Xarunta G/Sool G/yihii Maxkam adda G/Sool Xasan Sh.Maxamuud,waxaana la sheegay in amniga magaaladaas uu fara ha ka baxay bilihii ugu dambeeyey. Shiinaha oo ka carrooday magac uu Trump u bixiyey Coronavirus

Shiinaha iyo Mareykanka ayaa is-weydaa rsaday hadallo kulul kadib markii Beijing ay ka carrootay in madaxweyne Trump uu cud urka Coronavirus ugu yeeray magac cusub oo ah "Fayruska Shiinaha.”

"Dowladda Mareykanka waxay si awood leh u taage eri doontaa ganacsiyada, si da diyaaradaha iyo kuwa kale ee uu saam eeyey Fayruska Shiinaha,” ayuu Trump ku yiri qoraal uu Isniintii soo dhigay Twitter.

Bejing ayaa Talaadada sheegtay inay "si xo oggan uga carrootay” hadalkaas, oo ay ku qeexday "mid la macno ah ceebeyn”.

Dowladda Mareykanka waa "inay si deg deg ah u joojisaa eedeymaheeda aan loo qiil dayin ee ka dhanka ah Shiinaha,” waxaa sid aas weriyayaasha u sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Geng Shu ang.

Faallo lagu qoray wakaaladda wararka ra smiga ah ee Shiinaha ee Xinhua ayaa sidaa kale lagu yiri "isticmaalka magacyo cunsurin imo iyo naceyb ah si dillaaca cudurka loogu eedeeyo dalal kale waxay muujineysaa kali ya mas’uuliyad darrada siyaasiyiinta iyo wax qabad la’aantooda, taasi oo kordhin doonta cabsida Fayruska”.

Dagaaklka afka ah ayaa sare usii qaada ya xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal, taasi oo markii hore kasoo billaabay mur unka dhanka ganacsiga ah, markii uu xukun ka qabtay Trump.

Hadalka Trump ayaa waxaa sidoo kale la ga dhalleeceeyey guudaha Mareykanka, aya da oo lagu qeexay kuwa dhalin kara fal-celin ka dhan ah bulshada Asian-American-ka ah.

"Bulshadeena Asian-American-ka ah – Dadka aad u adeegto – markii horeba way dhibanaayeen. Uma baahnaa inaad sii kor dhiso isir naceybka,” waxaa sidaas Twitter ku qoray duqa magaalada New York Bill de Blasio, oo gobolkiisa uu ka mid yahay kuwa uu sida xun u saameeyey cudurka.

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in kiisaska Coronavirus ee laga diiwaan-gelinayo dunida inteeda kale ay imanka ka badan yihiin kuwa Shiin aha. Coronavirus ayaa waxaa markii ugu hor reysay laga helay dalka Shiinaha, dhamma

adkii 2019.


Dowladda oo Amartay in la xiro dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka

R/Wasaaaraha JFS Md.xasan Cali Kha yre ayaa shaaciyay in DFS ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah u qoondeysay la tacaalidda caabuqa COVID- 19, dhammaan dalka oo dhan. Sidoo kale R/Wasaaraha aya ku dhawaaqay in la xirayo dhammaan gooba ha waxbarashada sida dugsiyada iyo jaam acadaha, laga billaabo Maanta, iyada oo ay xirnaan doonaan muddo 15 maalin ah, si loo ga hortago faafidda caabuqa CONVID-19.

R/Wasaaraha ayaa muwaadiniinta faray in la joojiyo kulamada waaweyn, iyo isku soo bax yada fagaarayaasha.

Dowladda ayaa ku howlan dhamaystirka xarumo lagu karantiilo, laguna hubiyo dadka looga shakiyo cudurka, halka Isbitaalka Mar tiini loo asteeyay in lagu daweeyay bukaan nada uu cudurku haleelo – Alla ma qadda ree-.

R/Wasaaraha ayaa ganacsatada Sooma aliyeed kala hadlay saameynta uu dhaqaala ha dalka ku yeelan karo caabuqaan iyo sida looga hortagi lahaa. R/Wasaaraha ayaa dha mmaan qeybaha kala duwan ee bulshada u gu baaqay in loo midoobo, ka hortagga caa buqan, isla markaana la raaco timaamaha hay’adaha DFS ee ku howlan howsh an.

Maamulka G/Banaadir oo bilaabey qorsho looga hortagayo Coronavirus

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bul shada ee Maamulka G/Banaadir Basma Ca amir Shakeeti oo Warbaahinta kula hadash ay Xafiiskee da ayaa waxa ay sheegtay in la same eyay goobo loogu talagalay in lagu ka rant iilo laguna daaweeyo dadka looga Shak iyay ama uu kudhaco Cudurka Coronavirus ka oo kiiskii ugu horeeyay qof qaba laga hel ay Muqdisho.

Waxa ay sheegtay in maamulka G/banaa dir ay bilaabaayaan ka wacyi galinta shacab ka Muqdisho si ay uga hortagaan faafitaan ka Cudurka Coronaviruska.

Waxa ay intaa ku dartay in ay ka hergal inayaan xarumaha degmooyinka iyo xarunta maamulka G/Banaadir goobo loogu talagal ay in lagu dhaqdo gacmaha maadama ay yi hiin goobo loogu adeego bulshada.

Sidoo kale waxa ay tilmaamtay inaan la gaarin heer la joojiyo waxbarashada , jaama cadaha , iskuulada iyo dugsiyada ku yaalla G/Banaadir maadama hal kiis kaliya oo cud urka Coronavirus ah dalka laga ahelay, qof ka cudurkaas qabayna uu karan tiilanyahay.

Madaxweyne Deni"Anoo taladiina ka duul aya waxaan ku dhawaaqaya gogol Shir isdhegaysi”

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid C//hi ayaa soo xiray Shirka Wa datashiga Puntland oo 3maalmo od ka socday xarunta Jaamacad da PSU ee M/Garoowe.

Md.Dani ayaa khudbadd uu jeed iyey u ga mahadceliyey dhammaan kasoo qe ybga layaasha Shirka sida ay usoo ajiibeen, wax aana uu sharaxay ujedka shirka wadatashi.

"Shirkan Shir wadatashi ayuu ahaa Puntl and cidna ka caban mayso cidna u caban mayso, waxaa ay ka tashanaysa danaheeda Puntland, waxay wax ka talinaysa danaha Soomaaliya, waxay wax ku biirinaysa umm ada Soomaaliyeed wanaagooda iyo horuma rkooda, waxaan dhegaysanaynaa cidkastoo naga feker duwan, waxaana jecelnahay khil aafkasta oo dadkale oo reer Puntland aheyn wadahadal iyo isqancin inaan ku gaarno oo xabad iyo qori aan meel lagu gaari Karin” Ayuu yiri Madaxweyne Deni .

Madaxweynaha ayaa soo dhoweeyay talooyinkii kasoo baxay Shirka Wadatashi, isagoo ka hadlaya wuxuu yiri "Wixii halkan la ga soo jeediyey idinka soo jeediyey, waxaa usoo jeediseen Goleyaasha Dowladda Pun tland, anoo magacooda ku hadlaya wixii aad soo jeediseen waan aqbalnay, wixii ka hag aagsana waan fullin doonaa, wixii u baahan toosina waan hagaajin doonaa, Kalsooni bu uxda nagu qaba inaan taladiin aanan daya ceen oo aysan noqon waxaa soo jeediseen oo keliya”

Ugu danbeyn Madaxweynaha Puntland Md. Siciid C/hi Deni ayaa ku dhawaaqay Go gol Soomaaliyeed oo la isugu yimaado.

"Anoo taladiina ka duulaya waxaan ku dha waaqaya gogol Shir isdhegaysi, Ismaqal, isku dhibrin iyo in talo mideysan la wadaqa ato, waxaan aad idiinku baaqay in dadka re er Puntland hormuud u noqdaan Ummada Soomaaliyeed in ay badbaadiyaan, in ay mu staqablkooda ka shaqeeyaan in ay taladood ana ay meeshaasi geeyaan” Ayuu yiri Mada xweynaha Dowladda Puntland Md. Deni.

Xubno lala xiriirinayo Daacish iyo Al-Sha baab oo Boosaaso lagu qabtay

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo qorsheysan oo habeenadii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowl ad goboleedka Puntland ay ka wadeen M/Bo osaaso ee xarunta gobolka Bari.

Howlgallada oo ay fuliyey ciidamada gaa rka ah ee loo yaqaano PSF ayaa waxaa la gu bartilmaameedsaday xaafado dhowr ah oo ka tirsan magaaladaasi. Taliska PSF ay aa sheegaya in baaritaanadaasi lagu soo qab qabtay xubo lala xiriirinayo kooxaha Da acish iyo Al-Shabaab oo weeraro ka fuliya deegaanada Puntland.

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ay aa sidoo kale lagu sheegay in haatan ay baa ritaano ku socdaan dadka la soo qabtay.

Ugu dambeyn taliska ayaa ugu baaqay shacabka inay kala shaqeeyaan amniga, isl amarkaana ay la soo wadaagaan xogaha ay hayaan, iyagoo soo wacaya 338.

Maalmihihii dambe waxaa Boosaaso ka dhacayey falal liddi ku ah amniga oo uu ugu dambeeyey qarax Dorraad gaarigiisa loogu xiray nganacsade ku sugnaa magaaladaasi.

Jilaa qaba gabar Soomaali ah oo laga helay Coronavirus

Jilaaga caanka ah ee Idris Akuna Elba ayaa xaqiijiyey in laga helay cudurka Corona virus, kadib baaritaan lagu sameeyey.

Elba oo u dhashay dalka Britain ayaa muu qaal uu soo dhigay bartiisa Twit ter-ka kaga hadlay xaaladdiisa caafimaad, wuxuun sheegay in uu wanaagsan yahay, balse la karantiilay.

Muqaalkaan ayuu sidoo kale ku sheegay in la joogo xilligii laga fikiri lahaa in laga fogaado goobaha ay bulshada isugu yimaadaan. "Waan is karantiilay, si deg deg ah ayaan isku baaray waxaan Shalay helay natiijada.. waa xaalad halis ah hadda waxaa la joogaa xilliggii laga fikiri lahaa in laga fog aado goobaha bulshada isugu yimaadaan iyo in gacmaha la dhaqdo.” ayuu yri Idris Akuna Elba.

Jilaagaan oo si weyn looga yaqaano du nida, islamarkaana ay u dhaxdo gabar Soom aaliyeed oo la yiraahdo, Sabriina Dhawre ay aa cudurka wuxuu haleelay, kadib markii Jim cihii la soo dhaafay uu la kulmay qof horay loogu arkay cudurka dilaaga ah ee Corona.

Sidoo kale Idris Elba ayaa ka dhawaajiy ay in xaaskiisa Sabriina aan weli laga baarin cudurka, balse wuxuu carabka ku dhuftay in xaaladdoodu ay wanaagsan tahay.

Ugu dambeyn wuxuu taageerayaashiisa ka dalbaday inay muujiyaan feejignaan dhe eri ah oo ku aadan cudurkaan ku sii faafaya caalamka ee Coronavirus.

"Haddii aad dareento xannuun ama ay kula tahay in aad is baarto, marka waa in aad wax iska qabataa.” ayuu markale yiri Jil aaga.

Coronavirus ayaa markiisii hore ka soo bilowday dalka Shiinaha, balse wuxuuna haatan gaaray dalal badan oo caalamka ku yaalla, iyadoona Dorraad kiiskii ugu horree yey Soomaaliya ay xaqiijisay XFS gaar aha an wasaaradeeda caafimaadka.

Canada oo dalkeeda ka mamnuucday ajaaniib badan

R/wasaaraha Canada, Justin Trudeau ay aa shaaca ka qaaday in dalkiisa laga mam nuucay inay galaan dadka ajaani ibta ah marka laga reebo muwaa diniinta Mareykanka iyo dadka he ysta deganaanshaha joogtada ee wadankaasi.

Tallaabadan ayaa looga gol leeyahay xak ameynta fayraska Corona. Shirkadaha diyaa radaha ayaa lagu amray in aysan geyn wad ankaasi dadka lagu arko calaamadaha cudu rka, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha.

Mr Trudeau wuxuu ka dhawaajiyay in go’ aannada uu dalkiisa qaatay uu ku wargel iyay hogaamiyeyaasha dalalka G7 ee uu isk aashiga kala dhexeeyo. "Xilli fayraska uu sii faafayo, waxaan go’aansannay in aan qaad no tallaabooyin si aan u ilaalinno badqabka qoysaska,” ayuu yiri Trudeau.

R/wasaaraha wuxuu sidoo kale ka dhawaaj iyay in tallaabooyinka ay ka qeybqadaan kar aan badbaadinta dad badan.

Maxaad ka taqaannaa dhakhtarka Soom aaliga ah ee dagaalka Corona ka wada Talyaaniga?

Dhakhtar Soomaali ah ayaa ka mid ah dhakhaatiirta safka hore uga jira dagaalka ka dhanka ah Caabuqa Corona ee faraha ba 'an ku haya waddanka Talyaaniga, wuxuuna BBC-da uga waramay sida ay xaaladdu tah ay iyo wayaabihii uu shakhsi ahaan ula kul may.

Muddo 40 sano ah ayuu Dr. Fu'aad Caa mir Tarmum ku sugnaa Talyaaniga, isagoo shaqadiisuna ay tahay Dhak tarnimada. Laakiin wuxuu noo sheegay in arrimihii caa diga ahaa ay isbaddaleen markii uu Caabuqan weerar ka kusoo qaaday waddanka uu muddada dheer joogay.

"Halgan culus baan ku jirnaa, waayo mar kii hore cudurka wuxuu joogay Gobollada Waqooyiga laakiin hadda wuxuu usoo gudb ay qeybta bartamaha ee ay ku taallo magaa lada aan hadda joogno ee Florence iyo xitaa dhinaca Koonfureed".

Cabsi badan ayuu sheegay inay jirto, xilli isbitaalka uu ku sugan yahay ay ku qulqula yaan bukaannada uu ku dhacay Caabuqa Corona.Mar uu ka hadlayay qaabka loo wajaho bukaannada xanuunkan uu soo ritay ayuu Dr. Fu'aad yiri: "Bukaannada marka ay imaanayaan waxay leeyihiin nidaam gooni ah, dhakhtar walba lama kulmi karo, waxaa arkaya dhakhtar loogu tala galay, lagumana dhaweynayo bukaannada kale ee caadiga ah.

Waxaan isbitaalkeenna ku sameynay qe yb gooni ah oo u xiran dadka qaba Corona, 20 sariir ayaa la dhigay, halkaas ayaan ku daryeelnaa". Dadka qaar iyagoo dhimana ya ayaan iska dhaafnaa, annagoo ka door bi deyna inaan kuwo kale daweyno

Qaar ka mid ah bukaannada ayuu sheeg ay in iyagoo sakaraad ah aysan caawininin, ayna kuwo kale ka door bidaan, kaasoo ah go'aan kuu ku tilmaamay mid adag oo ay dhakhaatiirta ku khasban yihiin.

"Cudurkan waa mid aad u xun oo si dha khso ah u faafaya, dadku meeshan waxay u gu dhimanayaan si xad-dhaaf ah, waxaad ar keysaa qof ay hortaada nafta uga baxeyso. Waxaan gaarnay heer aan dhahno qofka wa ayeelka ah waan iska dhaafeynaa, qofka dhalinyarada ayaan daweyneynaa. Sabab too ah kulligood ma wada daaweyn kartid ha lmar, waa inaad go'aan gaartid, " ayuu yiri Dr. Fu'aad.

Dhakhaatiirka dalka Talyaaniga ayaa ka wada siman arrintaas, waxayna sheegeen in go'aankaas qalbi jabka ah ay dantu ku kalli ftay. "Haddii qof ay da'diisu u dhaxeyso 80 ilaa 95 neefta ku dhaggantahay, uma badna inaad u dhaqaaqdo sidii aad u daweyn lah ayd," ayuu yiri Dr Christian Salaroli, oo mad ax ka ah qeybta bukaannada halista ah loo gudbiyo ee isbitaalka magaalada Bergamo ee ka tirsan gobolka waqooyiga Talyaaniga dhaca ee Lombardia, mar uu la hadlayay wargeyska Corriere della Sera.

"Erayadan waa kuwo aad u xun, laakiin waxaa wax laga qoomameeyo ah inay run yihiin. Ma fileyno inay dhacaan waxa aad u gu yeertaan mucjiso," ayuu yiri.

Talyaaniga ayaa xaalad adag ku waja haya sidii bukaannada loogu heli lahaa sariir aha isbitaallada oo ku filan - Xaaladdan aya ana lagu tilmaamay mid la arko xilliyada ay socdaan dagaallada lagu hoobto oo kaliya.

Waddankan ayaa ah kan labaad ee ay ku nool yihiin waayeellada ugu badan adduun ka, marka laga soo tago kan 1aad oo ah Jap an, sida laga soo xigtay Q/Midoobay.

Taasi micnaheedu waa in dadka da'da ah ay halis ugu jiraan inay aad u xanuunsadaan marka uu ku dhaco cudurkan. Talyaaniga ay aa ah waddanka 2aad ee uu saameynta ugu ba'an ku yeeshay cudurkan loo bixiyay Covid-19, marka laga soo tago Shiinaha.

Ilaa hadda, 27,980 kiis ayaa laga xaqiijiy ay gudaha Talyaaniga, tiradaas oo marba marka ka dambeysa si xowli ah usii ko rdheysa.

In ka badan 1,000 qof ayaa cudurkan ugu dhintay Talyaaniga, oo ah waddankii ugu hor reeyay ee Yurub ka tirsan oo saameynta ugu xun ay kasoo gaartay Fayraska Corona.

Siduu dhakhtarka isaga ilaalinayaa Cudur ka?

Su'aashaas waxaa ka jawaabaya Dr Fu'a ad oo daqiiqad walba la kulma bukaan qaba Corona, si uu xaaladdooda caafimaad ula tacaalo, una daryeelo.

"Annaga gabi ahaanba waan daboolan nahay. Waxaan u egnahay sida dadka cirb ixiyeennada ah ee dayaxa taga ay u daboo lan yihiin. Laakiin sidaasoo ay tahay kalkaal iyeyaal iyo dhakhaatiir badan ayuu ku dhac ay xanuunka, sababtoo ah marka ay dharka ay ku qafilan yihiin iska bixiyaan ayey marar ka qaar meelo kale oo cudurka uu ku nool yahay taabtaan, sidaas ayeyna ku qaade en", ayuu yiri.

Dr Fu'aad ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu dalkiisa Soomaaliya ka caawiyo la dagaallanka cudurkan hase ahaatee aan loo oggoleyn inuu ka baxo Talyaaniga.

Balse wuxuu shacabka Soomaalida kula tali yay inay aad u taxadaraan.

"Waxa kaliya ee aan hadda sameyn kar no waa inaan cudurkaan ka hor tagno. Sab abtoo ah dawooyinka aan heyno waa kmg, ma jirto dawo cudurka looga caafimaadayo 100%. Waxaan dadka Soomaalida ah kula talinayaa inay ka hor tagaan intii karaankoo da ah. Ha iska ilaaliyaan taabashada dadka, salaanta gacanta. Haddii aan Soomaali na hay waan u barannay inaan gacmaha isku salaanno, hab isa siinno is dhunkanno, laa kiin dhammaan waxyaabahaas ha la iska joo jiyo, cudurkan halala dagaallamo", ayuu yiri Dr. Fu'aad.

Waa kuma Dr Fu'aad

Dr Fu'aad Caamir dhaktar leh khibrad ku dhawaad 40 sano ah. Wuxuu ka tirsanaa cii damadii booliska Soomaaliya ee dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siy aad Barre.

1973-dii ayuu waxbarashada Caafimaad ka ka billaabay waddanka Talyaaniga.

Markii uu soo qalin jabiyay wuxuu dib ugu laabtay Soomaaliya, wuxuuna ka shaqeeyay muddo 3 sano iyo bar ah.

1986-kii wuxuu mar kale dib ugu laabtay Talyaaniga, si uu takhasus uga sameeyo cil miga dhakhtarnimada.

Ciidamada Puntland oo fuliyey howlgal dad lagu qabtey

Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Am maanka Mamaulka Puntland waxaa ay how lgallo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan M/Boosaaso,howlgalladaas oo amniga lagu xaqiijinayey. Saraakiisha Ciidamada PSF oo howlgalka hoggaamineysay ayaa waxaa ay sheegen in howlgalkaas ay ku baa di goobayeen Xubno ka tirsan ururka Al-Sha baab & Kooxda Daacish oo lagu tuhmayo inay ku sugan yihin Gudaha Magaalada Bo osaaso.

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay 2dii habeen ee la soo dhaafay ka wadeen gu daha M/Bosaso hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga,hawlgalladaas oo weli socda lagag ana hortagayo falal argagixiso oo ay kooxa ha cadowga ahi ku doonayaan in ay ku bee gsadaan xarumaha dowladda, saldhigyada ciidamada iyo goobaha ay bulshadu ku ku lanto ayaa lagu yiri”War kasoo baxay Ciida mada PSF.

Sidoo kale Warka Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Ciida mada Ammaanka ay gacanta ku dhigeen Tiro dad ah oo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihin Al-Shabaab iyo Daacish oo mararka qaar weeraro iyo dilal ka fuliya Boosaaso.

Ugu dambeyn waxaa ay ugu baaqeen Shac abka ku nool Magaalada Boosaaso ee Xar unta G/Bari inay la Shaqeeyaan Ciidamada ,iyaga oo soo bandhigey lambarkan 388 oo ay sheegeen inay Shacbaka Ciidamada kala soo xiriiri karaan hadii ay arkaan dad lidi ku ah Amniga.

M/Boosaaso iyo deegaannada ku dhow dhow ayaa waxaa mararka qaar ka dhacay weeraro iyo dilal ay inta badan mas’uuliyad ooda sheegtaan Al-Shabaab iyo Daacish-ta Somaliya,waxaana Saraakiisha Ciidam ada Puntland ay sheegaan inay ka hortegidonan


AKHRISO: Shirkii ka socday Puntland oo laga soo saaray warmutiyeedkan

Puntland ayaa War Murtiyadeed kasoo sa artay Shirkii Wadatashiga Puntland ee 3maa lin ee lasoo dhaafay ka socday M/Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Shirkaan Qodobadda kasoo baxay waxaa ka mid ah in aysan Puntland aqbaleyn doo rasho qof kasta codkiisa dhiibta oo dhacda sannadkan dhamaadkiisa, waxaana Qoraal ka lagu sheegay in sharcigaas uusan dama anad qaadeyn arrimaha doorasho furan.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in aysan aq bali doonin Mudo kororsi ay sameystaan Ma daxda dowladda Soomaaliya.

Warsaxaafadeedka, waxaa lagu sheeg ay inay Puntland casumaad u fidinayso saa mi-leyda siyaasada Soomaaliya, ee dalka si loo badbaadiyo dalka.

Qodobadda waxa qeyb ka ahaa Dastuur ka dib loo dhigo , islamarkaana loo daayo dowladda iman doonta 2020/2021.

go'aanka shirweynaha wada tashiga puntilnad

1-Midnnimada,siyaasadda iyo maamul wan aagga

2-Amniga

3-Horumarka iyo adeegga bulshada

4-Xiriirka dowladda federaalka

5-Dastuurka kmg ah

6-Arrimaha Doorashooyinka iyo Federaal eynta Dalka

Qoraalkaa ayaa waxaa uu ahaa mid dheer iyadoo qodobada warmurtiyeedka ay ahaay een lixdaas qodob oo faah-faahsanaayeen kuwooda ugu muhiiimsanaa anagoo qeybt aan ka soo qaadanay qoraalka warmurtiy eedka

Dacwo ka dhan ah guddoomiyaha Hiira an oo HirShabelle loo gudbiyey

G/maxkamadda G/Hiiraan, Cabdiraxiin Muxumed Taakoy ayaa dacwo ka dhan ah guddoomiyaha maamulka gobolkaasi iyo tali yaha qeybta Asluubta u gudbiyey madaxda sare ee dowlad goboleedka HirShabelle.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddo omiyaha maxkamadda ayaa waxaa lagu sheeg ay in G/G/ Hiiraan Cali Muxumed Caraale iyo taliyaha qeybta Asluubta ee gobolkaasi ay ku takri falayaan awooda iyo sharciyadda mas’uuliyadeed ee ay leeyihiin.

Sidoo kale warqadda ayaa lagu sheegay in 2dooda ay awood ku sii daayeen maxaa biis dambiyo kala duwan ugu xirnaa xabsiga Beledweyne.

Taakoy oo warqadaan u diray madaxwe ynaha maamulka HirShabelle ku xigeenkiisa ayaa waxaa kale oo uu ku sheegay in gud doomiyaha gobolka iyo taliyaha ciidanka Asluubta ay faragelin ku hayaan hay’adaha garsoorka gobolka Hiiran ee bartamaha Soo maaliya.

Ugu dambeyn wuxuu ka digay amni darro uu sheegay inay ka dhalan karta, haddii ay sii socoto deysmada maxaabiista u xiran ma amulka.

Halkaan hoose ka khriso:

SOMALILAND oo joojisay duulima adyada Muqdisho

Guddiga udiyaar garowga iyo ka horta ga cudurka Coronavirus ee uu dhawaan Ma gacaabey Madaxweynaha Somaliland ayaa waxay soo saareen qodobo xasaasi ah oo lo oga hortagayo faafintaanka Cudurka Coron avirus oo dhibaato xoog leh ku hayo adduunyada.

Guddiga oo soo saaray illaa 6 go’aan, ay aa waxaa lagu mamnuucay duulimaady adii Caalamiga ahaa ee soo gaari jiray Har geysa, iyadoo liiska wadamada la mamnuu cay lagu soo daray Soomaaliya maadaama Somaliland ay sheegtay inay ka go’day. Go’ aan ka Guddiga ayaa lagu sheegay in la joojiyey duulimaadyada ama socaalka dala lka laga helay Cudur ka Coronavirus, kuwa as oo kala ah, Kenya, Soomaaliya, Shiina ha, Talyaani ga, 2da kuuriya, Faransiiska Spain, iyo Ken ya laga bilaabi Maalinta ber ito ah oo ku bee gan 19/3/2020.

Sidoo kale go’aanada ayaa waxaa qeyb ka ahaa in goobaha waxbarashada la xiro muddo 4-7baad ah, in Masaajida ay waqtiga salaada kusoo koobaan 25 Daqiiqo, in la jo ojiyo kulamada isu imaatinka ah, in qodobo kale.

Halkaan hoose ka akhriso dhammaan go’aanada kasoo baxay guddiga

 



Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Gu ddi u magacaabay ka hortaga cudurka Coronavirus

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Somali Medical Association ayaa iskugu yimid gel inkii dambe ee Dorra ad kulan deg deg ah oo looga arinsanayey sidii dhaqaatiirtu ay ka alintooda uga qaadan lahaayeen ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka sida ba'an dunida ugu faafaya ee Coronavirus oo kiiskii ugu horeeyey laga helay Soomaaliya.

Waxaa kulankan ka soo qeyb galay xubno ka tirsan dowlada Somalia, danjireyaal, dhaq aatiir kala duwan iyo qeybaha bulshada, iya doo dhaqaatiirta kulankan ka hadashay ay walaac ka muujiyeen kiiska cudurkan ee la ga helay dalka, iyagoo shacabka iyo DF ugu baaqay in la muujiyo isku duubni iyo dedaal lagu yareynayo saameynta cudurkan.

Dhaqaatiirta ayaa sidoo kale ka waramay, halka uu ku yimid Viruska keena cudurkan, halista uu leeyahay, waxaa dhici kara haddii gudaha dalka uu ku faafo iyo qaabka ugu ha boon ee looga hortagi karo, waxayna shac abka ugu baaqeen iney qaataan talooyinka dhaqaatiirta ee la xiriira sida la isaga ilaalin karo cudurkan oo caalamka ku laayey kum anaan qof, tobanaan kun oo kalena ay la ild aran yihiin.

Prof/Dr. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ah Senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarl amanka Somalia ayaa sheegay in kulanka ay isugu yimaadeen dhaqaatiirta uu yahay mid muhimad gaar ah leh oo ku soo bee gmay waqti xasaasi ah oo loo baahnaa sidii dhaqaatiirta ay kaalintooda uga qaadan lah aayeen badbaadinta umadda, maadaama cu durkan uu cabsi weyn ku beeray bulshada.

Senator Dufle ayaa tilmaamay in cudurka ku faafo qunfaca, hindhisada iyo gacan qaa didda qofka xanuunka qaba, ayna waajib ku tahay qof walba inuu ilaaliyo talooyinka dha qaatiirta.

Dr.Dufle ayaa ugu baaqay hay’adaha QM.ee dhanka caafimaadka qaabilsan in DFS laga caawiyo sidii looga hortagi lahaa caabuqa Coronavirus.

Guddoomiyaha ururka dhaqaatiirta Soo maaliyeed Dr. Maxamed Yuusuf Max'uud ah na agaasimaha Isbitaalka Madiina ee M/Mu qdisho ayaa isna sheegay inuu magacaabay guddi 13 xubnood ka kooban oo loogu talao galay iney la shaqeeyaan Wasaarada caaf imaadka, bulshadana ku wacyi geliyaan ka hortaga cudurkan.

Waxaa uu sheegay Guddoomiyuhu in dhaqaatiirta hadafkoodu uu yahay sidii loo garab istaagi lahaa howsha adag ee ay hay so Wasaaradda caafimaadka, isla markaana la muujiyo isku duubni iyo ka wada shaqeyn ta sidii arrintan wax looga qaban lahaa.

"Shacabkeena marka ay isku duubnaada an wax weyn ayay soo saarikaraan, runtii wacyi gelin joogta ah ayaan sameyneynaa Insha Allah, guddi ayaan sameynay guddi gaas si toos ah ayay ula shaqeyn doonaan Wasaaradda caafimaadka, Alle ha nagu garab galo howsha aan qabaneyno” ayuu yiri guddoomiyaha ururka Dhaqaatiirta Soo maaliyeed.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Dr. Cali Saciid Fiqi oo kulanka as ka hadlay ayaa ku dheeraaday halista cudurkan iyo xaalada adag ee dalku ku jiro wuxuuna xusay in DF ay wado dedaalo ay uga hortagayso cudurkan inkastoo awood badan aysan laheyn, wuxuuna shacabka So omaaliyeed ugu baaqay iney ALLE talo saar taa, lana yimaadaan dedaal iyo feejignaan dheeri ah.

Sababta Diyaaradda Turkish Airlines u jo ojisay duullimaadyadii Muqdisho?

Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ee laga leyahay Dalka Turkiga ayaa shaacisey inay joojisey duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Istanbuul sababo la xiriira Cudurka Coronavirus.

Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisey in mud do 7aad ah ay hakin doonaan duulimaadyadii Muqdisho ilaa Istanbuul,go’aankaasna uu noqonayo mid dhaqan galaya.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Turk iga ee Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in lagu aqbalay go’aankii Dorraad ee W/a Gaadiidka & duulista Hawada ee XS ay ku sheegtay inay hakineyso duulimaadyada Ca alamiga ah ee yimaada Soomaaliya iyo ku ka baxa.

Sidoo kale qoraalka Safaaradda ayaa wa xaa lagu sheegay in iyada oo laga Shaqeyn ayo sidii looga horetgi lahaa loona xakam eyn lahaa Caabuqa Coronavirus,isla markaa na Shalay oo ku beegan 17 Bisha Maarso duulimaadkii ugu dambeeyey ay uga baxey so Diyaaradda Turkish Airlines M/Muqdisho.

Dowlado badan oo Caalamka ah ayaa joojiyey duulimaadyo ay diyaaradahooda ku tegi jireen wadamo badan sidoo kale in la soo galo dalkooda,kadib markii uu kordhey Cudurka Coronavirus oo wadmo badan ka dilaacey


BOGGA CAYAARAHA


Haddii Horyaalku Dhamaan Waayo, Koobka Ma Siinayno Barcelona – Xidhiidhka Spain Oo Warka Caddeeyey

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Spain, Luis Rubiales ayaa caddeeyey waxa ay yeelayaan haddii horyaalka xili ciyaareedkan uu dhamaystirmi waayo, sabab la xidhiidha xanuunka coronavirus.

Madaxweynaha xidhiidhka Spain waxa uu sheegay inay qasab tahay in horyaalka Spain lasoo gabogabeeyo inta ka horreysa bisha June, laakiin kulamada hadhsan oo ay tiradoodu tahay 11 ayaa waxa carqaladaynaya xanuunka halista ah ee ku faafaya dunida, isla markaana dhimashada badan ka geystay China, Talyaaniga iyo Spain.

Horyaalka LaLiga oo hakad ku jira, waxa la filayaa in bisha April dib loo bilaabi doono, hase yeeshee su’aasha ah maxaa la yeelayaa haddii xaaladdu suurtogal ka dhigi weydo in ciyaaruhu dib u bilaabmaan, ayaa waxa la weydiiyey madaxweynaha xidhiidhka Spain, Rubiales, waxaana uu si cad u sheegay go’aankooda.

"Waxa aanu maalmo badan la shaqaynayaynay UEFA, waxaanu isticmaalaynay telefoono iyo shir fiidyow daawasho ah. Waxa aanu isla soo qaadnay qorsheyaal si lagu qanacsan yahay loo ansixiyey. Waxaanu xilli horeba ognahay waxa ay tahay xaaladda tartamada Yurub, kuwa maxalliga ah iyo kuwa European-ka.” Ayuu yidhi Rubiales.

Madaxweynaha xidhiidhka Spain waxa uu sheegay in dhamaan horyaallada ay tahay inay dhamaadaan inta ka horreysa June 30, waxaanu yidhi: "Tartamadu waa inay dhamaadaan ka hor June 30, Dhamaan kooxuhu waa inay dheelaan ciyaarahooda oo dhan. Taas ayaa ah waxa aanu 55-kayaga xubnood ee xidhiidhada iyo guddida fulintu gorfaynay. Dhamaantayana waanu u codaynay.”

Rubiales waxa uu intaa kaddib sheegay in haddii horyaalka la dhamaystiri waayo waqtigaas inta ka horreysa amaba uu ku jiro hahadka, in aanay Barcelona heli doonin koobka, sidoo kalena aanay jirin koox kale oo ay siin doonaan, waxaanu yidhi: "19 illaa 20-ka xili ciyaareed waa inay isku sharci ku dhamaadaan oo aan isbeddel ku dhicin, inkasta oo xaal-addani tahay mid gaar ah. Ma damaanad-qaadi karayo in hor-yaalku dhamaan doono inta ka horreysa June 30, sida khatartu sheegayso. Laakiin, caddaad maaha in tartanka lagu dhameeyo sida hadda ay kooxuhu u kala sarreeyaan.”.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip