Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadashay warar Maanta la faafiyey

0
Wednesday March 18, 2020 - 14:12:36 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadashay warar Maanta la faafiyey

    Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in qof qaba Cudurka Coronavirus uu tegay Isbitaalka Erdugan Ex Digfeer ayaa waxaa Warkaasi beenisey Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in qof qaba Cudurka Coronavirus uu tegay Isbitaalka Erdugan Ex Digfeer ayaa waxaa Warkaasi beenisey Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa sheegay in warkaasi aan waxba ka jirin,isla markaana ay faafiyeen dad leh dano gaar ah oo ka faa'iideysanaya duruufaha jira. Waxaa uu sheegay in ilaa iyo hadda aysan jirin cid saaka baaritaan Caafimaad lagu sameeyey ee laga helay Cudurkaas,balse dadka faafiyey ay yihiin kuwo dadka ku abuuraya walwal kuan wada laab kciin. Sidoo kale Wasiir kuxigeenka ayaa Shacbaka Soomaaliyeed waxaa uu ugu baaqay inay qaataan tallooyinka Caafimaad ay Wasaaradda u soo jeedisay,isla markaana ay isticmaalaan waxyaabaha muhiika ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip