Share with your friends via email

Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadashay warar Maanta la faafiyey

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in qof qaba Cudurka Coronavirus uu tegay Isbitaalka Erdugan Ex Digfeer ayaa waxaa Warkaasi beenisey Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip