Wararka

Al-Shabaab oo weerar ka fulisay dalka KENYA iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 285 | Sunday March 22, 2020 - 17:06:55
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar uu dagaal xigay oo saacadihhii la soo dhaafay Al-Shabaab ay ku qaaday dalka Kenya. Weerarka oo ay fuliyeen dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa ka dhacay waddada isku xirta Lamu iyo deegaanka Garsen. Wararka ayaa sheegaya in ragga weerarka…

Read More »

Dhaqaatiir & kalkaaliyaal Caafimaad oo la geeyay Garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 265 | Sunday March 22, 2020 - 16:54:21
Kadib markii dowladda Somaliya muddo laba cisho ah ay fasaxday inay dalka soo galaan duulimaadyada Caalamiga ah, ayaa Wasaaradda Caafimaadka waxa ay gaysay Garoonka Aadan Cadde kalkaaliyaal Caafimaad.

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan xildhibaano ka soo horjeeday doorashadii Galmudug

0 Visits: 292 | Sunday March 22, 2020 - 16:44:50
Waxaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday hannaankii Doorashada Galmudug ee Dowladda Federaalka garwadeenka ka aheyd ee lagu doortay Axmed Qoorqoor.

Read More »

Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

0 Visits: 2637 | Sunday March 22, 2020 - 16:36:36
Madaxweynihii hore ee Kooxda kubada cagta Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisa aheyd 76 sano, kaddib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

Read More »

Wasiiro & Xildhibaano ka soo jeeda Beelaha Hawiye oo u ambabaxay Baydhabo

0 Visits: 263 | Sunday March 22, 2020 - 16:31:30
Wafdi isugu jira Wasiiro, Senataro & Xildhibaano ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo ay kula soo kulmi doonaan Madaxweynaha Maamulkaasi.

Read More »

C/rashiid Janan oo Axmed Madobe ugu tegay Dhoobley iyo ujeedka ka dambeeya

0 Visits: 250 | Sunday March 22, 2020 - 16:24:16
Wasiirka amniga Jubbaland, C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa lagu soo warramayaa in maanta uu gaaray degmada Dhoobley ee gobolkaasi Jubada Hoose, halkaasi oo uu ku sugan yahay madaxweyne Axmed Madoobe.

Read More »

New York Times: Shabaab waxay diyaarinayaan weerar la mid ah kii September 11

0 Visits: 256 | Sunday March 22, 2020 - 16:20:35
Wargeyska New York Times ee Mareykanka ayaa qoray in kooxda Al-Shabaab ay halis cusub oo aan horey loo arag ku tahay danaha Mareykanka ee Bariga Africa iyo gudaha Mareykanka.

Read More »

Booliska Soomaaliya oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada

0 Visits: 239 | Sunday March 22, 2020 - 16:08:51
Shir Jaraa,id ee uu maanta qabtay Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ku saabsanaa digniin uu u diray Ganacsatada Soomaliyeed oo ah in aysan sara u qaadin maciishada Quutul-daruuriga ah, iyaga oo ka faa,iideeysanaya…

Read More »

Qaramada Midoobey oo boggaadisay booqashada Madaxweyne Deni ee Muqdisho

0 Visits: 242 | Sunday March 22, 2020 - 15:52:56
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa boggaadiyay booqashada la filayo inuu dhowaan magaalada Muqdisho ku tago Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni.

Read More »

Dhageyso:-Xaliimo Yareey oo soo saartey go'aan ku saabsan doorashada Somalia

0 Visits: 296 | Sunday March 22, 2020 - 15:40:53
Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka xaliima Ismaaciil Ibraahi (Xaliima Yareey) oo shir jaraa'id Warbaahinta u qabatay maanta ayaa waxa ay labada gole ee Baarlaaanka federalka Soomaaliya ka dalbatay in ay dadajiyaan meel marinta dib u eegista sharciga xisbiyada si ay ugu…

Read More »

Jarmalka :Wiil Soomaali ah oo laga helay Coronavirus oo ka walwalsan Soomaalida kale

0 Visits: 249 | Sunday March 22, 2020 - 13:12:04
Dalka Jarmalka waxaa uu ka mid yahay dalalka ku yaal qaaradda Yurub ee la daalaa dhacaya dhibaatada ka dhalatay xanuunka safmarka ah ee corona ee faraha ba'an ku haya dalal ka badan 150. Dalkaas Jarmalkana waxaa ku nool Soomaali badan kuwaas oo qaar ka mid ah la sheegayo in laga helay cudurka Corona.…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 22-MARSO-2020

0 Visits: 406 | Sunday March 22, 2020 - 09:58:47
Kheyre oo Xakameynta COVID-19 kala hadlay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Khe yreyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska, ayuu ka kala hadlay dardar gel inta qorshayaa sha socda ee loo ga gaashamana yo COVID-19. Ra'iisul Wa saa raha oo ugu horre yn…

Read More »

SAWIRO:-Howlgal dad lagu qabqabtey oo laga sameeyey Muqdisho

0 Visits: 310 | Sunday March 22, 2020 - 08:26:08
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa howlgal dad badan lagu qabqabtey ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada wadajir ee Gobolkan Banaadir,kaas oo la sheegay in amniga lagu xaqiijinayey. Howlgalka oo ay horkacayeen mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Wadajir ayaa waxaa sigaar…

Read More »

Maxaa ka soo baxay Kulankii xalay ee Wasiirada iyo Xildhibaannada Beelaha Hawiye (Guddi la magacaabay)

0 Visits: 339 | Saturday March 21, 2020 - 12:48:17
Waxaa xalay ka dhacay Hotelka Maa'ida (Ex Hotel Naasahablood 2) ee magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeyay Wasiirada, Xildhibaannada iyo Senatarada ka soo jeeda Beelaha Hawiye, kuwaasoo isugu jiray Mucaarad iyo Muxaafad, waxaana uu ahaa kulankii u horreeyay oo dhex maray labada dhinac.

Read More »

Kheyre oo Xakameynta COVID-19 kala hadlay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed

0 Visits: 297 | Saturday March 21, 2020 - 12:28:40
Ra'iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyreyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, ayaa ka wada hadlay dardar gelinta qorshayaasha socda ee looga gaashaamanayo COVID-19.

Read More »

SHEEKH SHAKUUL: "Dalka Malesia waxaa lagu qabtay wadaado tabliiq ah oo lagana helay cudurka Crona"

0 Visits: 221 | Saturday March 21, 2020 - 12:26:04
Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya degan ayaa ka wabixiyay khilaaf ka taagan in la xiro masaajida dalkaasi oo ka mid ah meelaha ay bulshada isugu timaado. Dowladda Malesia oo la tacaaleysa faafitaanka cudurka Crona Virus ayaa bilowday dadaallo kala duwan…

Read More »

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wadahadlay arrimaha deyn cafinta

0 Visits: 212 | Saturday March 21, 2020 - 12:23:49
tirsan Wasaaradda maaliyadda Ruushka. Shirkan ayaa looga hadlay arrimaha deyn cafinta iyo sidii Ruushka uu uga cafin lahaa deynta uu ku leeyahay Soomaaliya. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Ruushka Timur Maksimov ayaa kulanka fadhiyay iyo xubno kale oo wasaaradda ka tirsan, waxaana ay warbixin ka dhageysteen…

Read More »

Guddoomiye deegaan oo isku day DIL ka bad-baaday

0 Visits: 229 | Saturday March 21, 2020 - 12:18:12
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar jidgal ahaa oo saacadihii la soo dhaafy lagu qaaday kolonyo uu la socday guddoomiyaha deegaanka Qooqaani, xilli uu marayey duleedka degmada Afmadoo ee gobolka J/Hoose.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

0 Visits: 251 | Saturday March 21, 2020 - 12:07:17
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran . Duulimaadyadda ayaa la joojin doona Muddo labo maalmood kadib markii ay dalka yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran qaar…

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Cummaan oo ka dhega adeegay u yeeriddii Wasaaradda Arrimaha Dibadda (Akhriso Sababta)

0 Visits: 233 | Saturday March 21, 2020 - 12:02:48
21-kii bishii hore ee February ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay warqado u kala dirtay labada Safiir ee Soomaaliya u kala fadhiyay Cummaan iyo Suudaan C/weli Cali Axmed Jeylaani iyo Maxamed Isaaq Ibraahim, iyadoo loo qabtay in muddo afar cisho inay dalka ku soo galaan.

Read More »